7 sano oo hoygiisu ahaa furinta
Waligiis laguma eedayn inuu ciidanka kadhex macaasho ama siyaasad ku milmo sida rag badan caado u ah
Gen Odawaa yusuf Raage wuxuu ku suntanyahay geesinimo, dal jacayl, daacadnimo iyo hawlkarnimo
Guulayso taliye
Dalkaa kuu abaal gudiye
I wholeheartedly agree with Mr Abdirashid Hashi @AnalystSomalia who is standing up for my friends, Deputy Prime Minister Mr Salah Jama @SalahJama and Ambassador Khadra Duale @KhadraDuale. They truly represent #Somalia at this critical juncture. Let’s be honest, those spreading misinformation on social media are simply fishing in a murky pond.
Russian President Vladimir Putin received the credentials of Somali Ambassador @MohamedAZubeyr at the Kremlin, signaling a commitment to strengthen diplomatic relations
Umaddi waa bahalowday wax kasta laga sariigan jirey ama laxeerin jireyna xargahay goosteen,
Birimagaydo lama layn jirin inti dagaal soo jirey
Waxaase kasii daran qaabka loo dilayo dadka oo ah cadaab!!!
ilaahay SW kaliyaa dab wax ku ciqaaba.
Sidaan waa quus iyo raja beel.
the story of the human race is war. except for brief and precarious interludes, there was never been peace in the world; and before history began, murderous strife was universal and unending
~Winston churchil
“The Story of the human race is War. Except for brief and precarious interludes, there has never been peace in the world; and before history began, murderous
strife was universal and unending.”
—Winston Churchill
Former Prime Minister of the United Kingdom
Aduunka waxaa laga xusaa maanto kale international day of Human space flight ama Cosmonautics Day 🌖🌎☄🌙🪐🚀
Waxaana marki ugu horaysay 12 April 1961 midowgi soviet direen cirbixyihii ugu horeeyey kaa oo lagu magacaabi jirey yuri gagarina.