Somalilandey, shacab iyo dawladba hala tooso. Waa kuwaa reer Garoowe la dagay hubkii sharci-darrada ahaa ee Xasan Guurguurte ku doonayey in lagu weeraro Somaliland iyo maamulka Garoowe iyo Kismaayo, isagoo talada ka wata meelo aannu ognahay.
Haddaba, mushkiladdu waxa weeye dhulkan lagu hirdamayo ee Khaatumo iyo Puntland State ula baxeen ee dhulkeennii ah, kolba kii sii adkaadaa innaguu innagu soo maqan yahay. Innagana dawlad, shacab iyo siyaasiyiinba waa la ina la' yahay. Markaa haddii aynnu innagii gaadh iska haynno, cid iska celin mayno.
Madaxweynaha xilku isaga ayuu saaran yahay, waxaan ugu baaqayaa adigaa if iyo aakhiraba shacabka wixii soo gaadha lagaala xisaabinayaa, waa inaad keentaa talo qaran oo dalka lagu difaacayo, annaguna aannu hareeraha iska kaa taagnaa oo ilaa madaxweynihii hore Muuse Biixi, waxa maanta loo baahan yahay in gacmaha laysku qabsado difaaca qaranka Jamhuuriyadda Somaliland ee lagu soo duulay.
Waxa innagu soo biiray arrimo aan hore u jiri jirin; waxa innagu soo biiray qayb innaga mid ah oo dantoodii ka dhex aragtay Xamartaas baaba'san. Taladeenna waynnu u madax-bannaanaan jirnay, laakiin hadda dawlado kale gacmaha la soo galeen. Waxa innagu soo biiray innagoo hadda la inala kala qayb-qaybiyey oo kelmaddii ay lahaayeen ee ahayd aynnu kala qayb-qaybinno aad mooddo inay u hirgashay.
Waxa nasiib-darro ah ummadeennaas 35ka sanno adkaysanaysay ee rejada iyo nabadda ku noolayd ee cashuurta bixinaysay in lagu soo duulo oo dhulkeennii la qaybsado innagoo sidaas u arkayna.
Sidaa daaradeed, maanta xaalku ma joogo mucaarad iyo muxaafad ee waa in loo midoobo Jamhuuriyadda Somaliland, wax kasta oo dhexdeenna ahna waa inaynu meel iska dhigno oo aynu gacmaha isku qabsano 'Somaliland first.'https://t.co/YxWT4I2HnZ
WASHINGTON DC: The United States has announced that it will not provide any funding for the African Union mission in Somalia. The U.S. Ambassador to Uganda, William W. Popp, emphasized that Washington will not finance AUSSOM, whether
@AliA68068 Riyaad ku jirtaan waxaad idinku qabsan kari waydeen cidna idiin qaban mayso beenta aad naftiina u sheegaysaan failed state of somalia nafis ku raadiya
@DavidGreenhh This isn’t brotherhood — it’s business.
1. Somalia is a client, not a country: No army, no sovereignty — just hired guns in uniform waiting on foreign orders.
2. Turkey plays savior, acts as master: "Support" means control. Military bases, political influence — all dresse
This isn’t brotherhood — it’s business.
1. Somalia is a client, not a country: No army, no sovereignty — just hired guns in uniform waiting on foreign orders.
2. Turkey plays savior, acts as master: "Support" means control. Military bases, political influence — all dressed up
@SomHoncho US Republican Party remains steadfast in its support for Somaliland, with key members advocating for recognition and fostering strategic partnerships. SL's democracy and stability are highly esteemed within the party, and the growing, and unwavering support from Republicans to SL