@OGAA_NSHO malagaa GZ hadi ay kacdoon sameeyeen in xaalku isbadao o ay naga baxaan shisheeyo oo dhan meesha xalane ahna ay xamar kamid noqoto iminka ma xalane ayaa xamar ku taala mase xamarbaa xalane ku yaala lamakala cadeenkaro
@kingofSomaliaa that is you dream dowlad faasid ah heshiis ay gasho dan nooma ahan gaalada naga saara oo dalka somali un kuso reba deedna hesis walbo dan qaranimoleh halagalo
@OGAA_NSHO anu waxaaba shaki ka qabaa kaarkan xiliga adag lagu soo beegay ee aqoonsiga in umad aan somali ahen lasiiyo saaasna dalki nalooga qaato iyo in dad gaar ah xogtooda la raadinayo oo looso marayo l kaarka mawaadinka ama tirakoob nalagu wado si inta noolna loo yareyo anu wa yabay
@OGAA_NSHO cumarow hadaad saadalisd xaalkena maxu ku dambeen doona bay kulatahay ka umad ahaan ka dal ahaan dalkase yaa u dambeen doona ma wadani dhab ah mase caado Qaate dhab ah
@OGAA_NSHO ma cidba ku kaliftay in ay dhexgasho wadankeda ha iska timaado ganacsiyo ha iska samesato gaalada iyo muslimka yay dhexsocon waa gbr muslimad ah booskedana waa hoyonimo sidani waa fitno