@ifwyougenuinely@admiral1727 Dadka dhan oo xasan sheikh neceb aa sheegeshid intey joogan? Xamar hada 100% wa safe, Dalxureeye a waxan no sababy. Farmaajo xili giisa wa so xasuusata sidi umadi somaaliyeed maalin kasta lo baabi in jiray. Alhamdullilah hadan Mudane Hassan Sheikh hesano.