Mekke İttifakı'nın önemi yeterince anlaşılmıyor:
🔸İsrail'in Abraham Anlaşmalarına davet ettiği Suudi Arabistan, Türkiye ile işbirliğini tercih etti.
🔸100 önce çıkarıldığımız Yemen ve Hicaz'a tekrar davet ediliyoruz.
🔸8 yıl önce Suudi Arabistan, Türkiye'nin Katar'daki askeri varlığından şikayet ediyordu, şimdi kendisi Türk askeri istiyor.
🔸Mekke İttifakı, elinde Nükleer'i, ciddi ekonomik ve askeri gücü olan yeni bir alternatif oluşturuyor.
🔸Bu blokun nüfusu 400 milyona yaklaşıyor ve dünyanın en kritik bölgesinde barış ve istikrar için uğraşıyor.
🔸3 ülke ile başlaması çok sağlıklı çünkü sağlam bir zeminde ve sindirerek başlaması önemli.
🔸Daha sonra Mısır ve düğer ülker de katılacak, İran bile katılmak isteyecek, şüpheniz olmasın...
🎉 Hambalyo Madaxweynaha Cusub ee Ardayda – Xarunta BENADIR! 🇸🇴
Dugsiyada Caalamiga ah ee Maarif Soomaaliya – Xarunta Benadir, ayaa si guul leh u qabatay Doorashada Madaxweynaha Ardayda ee sannad-dugsiyeedka 2026–2027.
Doorashada waxaa ka qayb galay afar xisbi oo arday ah, kuwaas oo mid kasta soo magacaabay musharrax u tartamaya xilka Madaxweynaha Ardayda. Dhammaan ardayda heerarka kala duwan ee dugsiga ayaa ka qayb qaatay habka codbixinta.
Kadib doorasho si wanaagsan oo tartan leh u dhacday, waxaa loo doortay Sabrin Ahmed Nur, oo ah ardayad dhigata fasalka 12A, inaynoqoto Madaxweynaha Ardayda ee Xarunta Benadir.🗳️🎓
👏 Hambalyo Madaxweyne Sabrin Ahmed Nur!
Waxaan kuu rajaynaynaa guul, xikmad iyo hoggaan wanaagsan xilka cusub ee laguu igmaday. Allaha kugu garab galo gudashada mas’uuliyaddan.
Hambalyo dhammaan musharraxiintii iyo ardaydii ka qayb qaatay geeddi-socodkan dimuqraadiyadeed! 🇸🇴👏
🎉 Congratulations to the New Student President – BENADIR! 🇸🇴
The International Maarif Schools of Somalia – Benadir Campus successfully held the 2026–2027 Student Presidential Election.
Four student parties participated in the election, with each party nominating a candidate for the presidency. All students from different grade levels took part in the voting process.
After a competitive election, Sabrin Ahmed Nur, a student from Grade 12A, was elected as the Student President of Benadir Campus. 🗳️🎓
👏 Congratulations, President Sabrin Ahmed Nur!
We wish you success, wisdom and strong leadership in your new role. May Allah guide you and support you in carrying out this responsibility.
Congratulations to all the candidates and students who participated in this democratic process!
#MaarifSchools
#BenadirCampus #StudentElection
#StudentLeadership
🎉 Hambalyo Madaxweynaha Cusub ee Ardayda – KM4! 🇸🇴
Dugsiyada Caalamiga ah ee Maarif Soomaaliya – Xarunta KM4, ayaa si guul leh u qabatay Doorashada Madaxweynaha Ardayda ee sannad-dugsiyeedka 2026–2027.
Doorashada waxaa ka qayb galay shan xisbi oo arday ah, kuwaas oo mid kasta soo magacaabay musharrax u tartamaya xilka Madaxweynaha Ardayda. Dhammaan ardayda heerarka kala duwan ee dugsiga ayaa ka qayb qaatay habka codbixinta.
Kadib doorasho si wanaagsan oo tartan leh u dhacday, waxaa loo doortay Abdullahi Mohamed Ali, oo ah arday dhigta fasalka 9A, inuu noqdo Madaxweynaha Ardayda ee Xarunta KM4. 🗳️🎓
👏 Hambalyo Madaxweyne Abdullahi Mohamed Ali!
Waxaan kuu rajaynaynaa guul, xikmad iyo hoggaan wanaagsan xilka cusub ee laguu igmaday. Allaha kugu garab galo gudashada mas’uuliyaddan.
Hambalyo dhammaan musharraxiintii iyo ardaydii ka qayb qaatay geeddi-socodkan dimuqraadiyadeed! 🇸🇴👏
🎉 Congratulations to the New Student President – KM4! 🇸🇴
The International Maarif Schools of Somalia – KM4 Campus successfully held the 2026–2027 Student Presidential Election.
Five student parties participated in the election, with each party nominating a candidate for the presidency. All students from different grade levels took part in the voting process.
After a competitive election, Abdullahi Mohamed Ali, a student from Grade 9A, was elected as the Student President of KM4 Campus. 🗳️🎓
👏 Congratulations, President Abdullahi Mohamed Ali!
We wish you success, wisdom and strong leadership in your new role. May Allah guide you and support you in carrying out this responsibility.
Congratulations to all the candidates and students who participated in this democratic process!
#MaarifSchools
#KM4Campus #StudentElection
#StudentLeadership
🎓 Study at Istanbul Aydın University, one of Türkiye's most international universities.
@IAUKampus@ihaydin
With more than 52,000 students — including over 12,500 international students — 14 faculties, a School of Foreign Languages, 2 vocational schools, 36 research centers, 119 student clubs, and education partnerships with 660+ universities worldwide, IAU offers a truly international academic experience. 🌍📚🔬
From Medicine and Dentistry — backed by a Faculty of Medicine hospital and three dental hospitals — to Pharmacy, Engineering, Law, Health Sciences, Communication, Architecture and Design, and Business, discover a university where innovation, research, and global vision come together in the heart of Istanbul.
#StudyInTürkiye #IstanbulAydinUniversity #InternationalStudents #Istanbul #MaarifAgency
Türkiye Maarif Vakfı Somali Ülke Temsilciliği olarak, T.C. Mogadişu Büyükelçisi Sayın Ferhat Alkan’a nezaket ziyaretinde bulunuldu.
Ziyaret kapsamında Sayın Büyükelçimize, Türkiye Maarif Vakfı’nın Somali’de yürüttüğü eğitim faaliyetleri ve okullarımızın çalışmaları hakkında bilgi verildi.
Xafiiska Wakiilka Türkiye Maarif Foundation ee Soomaaliya ayaa booqasho sharafeed ugu tagay Mudane Ferhat Alkan, Safiirka Jamhuuriyadda Türkiye ee Muqdisho.
Intii ay booqashadu socotay, Safiirka waxaa lala wadaagey warbixinta hawlaha waxbarasho ee Türkiye Maarif Foundation ay ka waddo Soomaaliya iyo shaqada ay dugsiyadeennu ka hayaan dalka.
As the Türkiye Maarif Foundation Somalia Country Representation, a courtesy visit was paid to H.E. Ferhat Alkan, Ambassador of the Republic of Türkiye to Mogadishu.
During the visit, H.E. the Ambassador was briefed on the educational activities of the Türkiye Maarif Foundation in Somalia and the work carried out at our schools.
@TC_MogadisuBE@TMaarifVakfi
Dijital ahlâk, ekran karşısındaki hâlimiz ve tercihlerimiz üzerine bir muhasebeye davet eder. Bizi daha erdemli kılan kullanımlar hikmeti, şecaati, iffeti ve adaleti güçlendirir. İhsan idraki de bütün bu tercihlerimize bir murakabe bilinci kazandırır ve ekran başında da Allah’ın huzurunda olduğumuzu hatırlatır.
https://t.co/zQTdREHnXk
✈️🎓 Ali Kanberis wuxuu dalka Burundi uga soo safray Türkiye si uu Injineernimada Duulista Hawada uga barto Jaamacadda Istanbul Gelişim, isagoo waxbarashadiisa ku qaadanaya luqadda Ingiriisiga.
Markii uu Türkiye yimid, kaligiis ma ahayn. 🇧🇮🇹🇷
@maarifagency ayaa garoonka diyaaradaha ku soo dhaweysay, waxayna garabkiisa joogtay intii uu ku guda jiray diiwaangelinta jaamacadda, diyaarinta waraaqaha deganaanshaha iyo u guurista hoyga ardayda.
Meelayntu waa halka aan ka bilowno. Dareenka lahaanshaha iyo soo-dhaweyntuna waa halka aan ku dhammayno. 🌍✨
#MaarifAgency #StudyInTürkiye #StudentWelcomePackage #InternationalStudents #Burundi
Tarihin akışını değiştiren, Anadolu’nun kapılarını ebediyen Türk-İslam medeniyetine açan kutlu Malazgirt Zaferi’nin 955. seneidevriyesinde;
imanını zırh, adalet ve cesaretini rehber edinen büyük komutan Sultan Muhammed Alparslan’ı ve bu mukaddes toprakları bizlere vatan kılan tüm şühedayı rahmet, hürmet ve minnetle yâd ediyoruz. 🇹🇷
Ruhları şâd, mekanları cennet, makamları âlî olsun.
#odtubirder #METU #ODTÜ
Hambalyo, Mohamed Abdulrahman Mohamed! 📚
Waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa Mohamed Abdulrahman Mohamed, oo ka mid ah ardayda International Maarif Schools of Somalia, dadaalkiisa iyo shaqadiisa wanaagsan ee uu ku biiriyay maqaal uu ku qoray Haydi Children’s Magazine (Haydi Çocuk Dergisi), Issue 1, kaas oo cinwaankiisu yahay “Local Markets in Somalia” (Suuqyada Maxalliga ah ee Soomaaliya).
Maqaalkiisu wuxuu fursad u siinayaa inuu soo bandhigo dhaqanka Soomaaliyeed iyo nolosha bulshada, isagoo sidoo kale muujinaya kartidiisa, dadaalkiisa iyo xiisaha uu u qabo waxbarashada iyo qoraalka.
Hambalyo, Mohamed! 👏👏
Waxaan kuu rajaynaynaa guulo iyo horumar joogto ah, iyo inaad heer sare ka gaarto dhammaan mustaqbalkaaga waxbarasho iyo dadaalladaada.
Congratulations,
Mohamed Abdulrahman Mohamed! 📚
We would like to extend our warmest congratulations to Mohamed Abdulrahman Mohamed, a student at International Maarif Schools of Somalia, for his outstanding effort and extra-ordinary hardworking in contributing an article to Haydi Children’s Magazine (Haydi Çocuk Dergisi), Issue 1, titled “Local Markets in Somalia.”
His article provides an opportunity to showcase Somali culture and community life while demonstrating his talent, dedication and interest in learning and writing.
Congratulations, Mohamed! 👏👏
We wish you continued success and excellence in all your future endeavors.
#TMFSomalia
#HaydiChildrensMagazine
#Article
#Congrats
Warmest congratulations to all our graduates celebrating this remarkable milestone as Mogadishu University proudly graduates 205 postgraduate students across different fields of study, including PhD, Master’s, and High Diploma programmes. 👏🎓
#Postgraduate#ClassOf2026
Yesterday was a proud day for Mogadishu University as its Graduate Faculty awarded Dr. Selçuk Baş, Director of Ma’arif Schools in Somalia, his PhD after he successfully defended his thesis on Türkiye–Somalia Security Cooperation. .Heartfelt congratulations, Dr. Selçuk! May your achievement inspire greater scholarship and stronger Türkiye–Somalia relations.
Çalışma ve Sosyal Güvenlik Bakanı Prof. Dr. @isikhanvedat, Moritanya temasları kapsamında Nuakşot’taki Maarif Okullarımızı ziyaret etti.
TİKA Başkan Yardımcısı Dr. Ali Ercan ve beraberlerindeki heyetin de eşlik ettiği ziyarette Bakan Işıkhan, okul yöneticileri ve eğitim kadrosuyla bir araya gelerek Vakfımızın Moritanya’daki eğitim faaliyetleri ve gelecek dönem çalışmaları hakkında bilgi aldı.
Türkiye ile Moritanya arasındaki eğitim ve kültür alanındaki iş birliğinin de ele alındığı ziyarette Bakan Işıkhan, Vakfın ülkedeki çalışmalarından duyduğu memnuniyeti ifade etti.
#İsrail'de kana susamış bir rejim ve halk var.
🔸#Gazze'de soykırım yaptı, yetmedi.
🔸İran'a saldırdı olmadı.
🔸Lübnan'a saldırdı, kesmedi.
🔸Arada Arap devletlerinden toprak istiyor.
🔸Sık sık Türkiye'yi tehdit ediyor.
🔸Şimdi de Batı Şeri'ya saldırıyor.
Fethin en şanlı nişanesi ve Fatih Sultan Mehmet Han’ın mukaddes emaneti Ayasofya-i Kebir Cami-i Şerifi, Sayın Cumhurbaşkanımız @RTErdogan'ın güçlü iradesiyle 6 yıl önce bugün aslına rücu ederek yeniden secdelerle ve dualarla buluştu.
Sarsılmaz bir inancın, ecdada vefa davasının ve milletimizin bağımsızlık iradesinin en görkemli sembolü olan Ayasofya'nın minarelerinden yükselen o kutlu ezanlar, inşallah kıyamete kadar yankılanmaya ve fethin ruhunu gönüllerimizde yaşatmaya devam edecek. 🇹🇷
#Ayasofya'nın esaretten kurtulup ibadete açılışının 6. yılı vesilesiyle Sayın Cumhurbaşkanımız @RTErdogan'a müteşekkiriz.
Rabbimize Hamdolsun.
#odtubirder #METU #ODTÜ
📚 Diiwaangelinta Sannad-dugsiyeedka 2026–2027 Waa Socotaa!
Qaybta Xannaanada ee Xarunta Benadir, Dugsiyada Caalamiga ah ee Maarif Soomaaliya, waxay si diiran u soo dhoweynaysaa carruurta cusub ee bilaabaya safarkooda waxbarasho. Waxaan la wadaageynaa waalidiinta jecel in carruurtoodu helaan bilow adag oo ku dhisan aqoon, kalsooni iyo horumar joogto ah.
Maxaad nagu dooranaysaa?
✅ Macallimiin khibrad iyo karti leh oo si dhow ula socda horumarka carruurta
✅ Fasallo casri ah oo si gaar ah loogu habeeyey baahiyaha iyo da’da carruurta
✅ Barnaamijyo waxbarasho oo kobciya aqoonta, hal-abuurka iyo xirfadaha nolosha
✅ Deegaan ammaan ah, daryeel leh, kana taageera korriinka iyo horumarka carruurta
✅ Waxbarasho tayo sare leh oo saldhig adag u noqota guusha mustaqbalka ilmahaaga
Sii ilmahaaga fursad uu ku bilaabo waxbarashadiisa jawi dhiirrigelin leh oo tayadiisu sarreyso. Diiwaangelintu way furan tahay, hana seegin fursaddan muhiimka ah.
📍 Xarunta Benadir
📚 Admissions for the 2026–2027 Academic Year Are Ongoing!
The Kindergarten Section at Benadir Campus, International Maarif Schools of Somalia warmly welcomes new learners as they begin their educational journey. We share every parent’s vision of providing children with a strong foundation built on knowledge, confidence and continuous growth.
Why Choose Us?
✅ Experienced and dedicated teachers who closely monitor each child’s progress
✅ Modern classrooms designed to meet the needs of young learners
✅ Engaging educational programs that foster knowledge, creativity and life skills
✅ A safe, caring and supportive environment that promotes healthy development
✅ High-quality education that builds a strong foundation for your child’s future success
Give your child the opportunity to start their education in an inspiring and nurturing learning environment.
🎓 Our students also benefit from educational opportunities at prestigious universities in Türkiye.
Admissions are now open, don’t miss this important opportunity.
📍 Benadir Campus
#Admission20262027
#Kindergarten
#BenadirCampus
#TMFSomalia
Vakıf Başkanımız @Mahmut_M_Ozdil ile Mütevelli Heyeti Üyelerimiz Dr. @yilmaznazif ve @oft24, Tayland’dan Fatoni Üniversitesi Rektörü Prof. Dr. İsmail Lütfi Japakiya ve beraberindeki heyeti Vakfımızda ağırladı.
Gerçekleştirilen görüşmede, eğitim alanındaki iş birliği fırsatları ile iki kurum arasında geliştirilebilecek ortak çalışmalar değerlendirildi. Samimi ve verimli bir ortamda geçen görüşmenin, Türkiye Maarif Vakfı ile Fatoni Üniversitesi arasındaki ilişkilerin daha da güçlenmesine ve gelecekte hayata geçirilecek ortak projelere katkı sunmasını temenni ediyoruz.
📚 Diiwaan-gelinta Sannad-dugsiyeedka 2026–2027 Waa Furan Tahay!
Diiwaan-gelinta sannad-dugsiyeedka 2026–2027 ayaa si rasmi ah uga socota dhammaan xarumaha Dugsiyada Caalamiga ah ee Maarif Soomaaliya.
Waxaan si diirran u soo dhoweyneynaa ardayda dhammaan heerarka waxbarashada:
🔹 Xannaanada
🔹 Dugsiga Hoose
🔹 Dugsiga Dhexe
🔹 Dugsiga Sare
🔹 IGCSE
🔹 A-LEVEL
🔹 Hoyga Ardayda (Dormitory)
Ku biir deegaan waxbarasho oo tayo sare leh, kaas oo ardayda u diyaariya mustaqbal ifaya iyo guulo waaweyn.
📌 Ka faa’iidayso fursaddan qiimaha leh oo isdiiwaangeli maanta!
📚 Admissions for the 2026–2027 Academic Year Are Now Open!
Registration for the 2026–2027 academic year is officially ongoing at all our campuses of International Maarif Schools of Somalia.
We welcome students at all educational levels:
🔹 Kindergarten
🔹 Primary School
🔹 Middle School
🔹 High School
🔹 IGCSE
🔹 A-LEVEL
🔹 Dormitory
Join a high-quality learning environment that prepares students for a bright and successful future.
📌 Take advantage of this opportunity and register today!
#AdmissionsOpen #AcademicYear20262027 #QualityEducation
#MaarifSchoolsSomalia