PSU in collaboration with MoITTCH of Puntland launched sensitization workshops on the protection and management of tangible and intangible Somali cultural heritage, the workshops will be conducted in the cities of Garowe, Qardho, Bosaso and Galkacyo.
PSU conducted its first inter-school cultural art and sports tiered competition series in Garowe. The goal is to promote gender and youth inclusion in peace and state building process through culture, arts, and sports.
Thanks to @EU_in_Somalia, @kaaloorg & @moittpuntland.
About 200 students graduated from the different faculties of Puntland State University @psusomalia on Saturday, with the first cohort graduating from the faculties Agriculture, Nutrition and Engineering.
Today's PSU graduates include students from #Jubaland who have studied Law.
"Waxaan baahi weyn u qabnaa Nabadda. Waxaan soojeedinayaa in waxbarashada Nabadda lagu daro heerarka kala duwan iyo manaahijta waxbarashada. Waa arrin aan baahi weyn u qabno, waana in dowladda & bahda waxbarashadu ka wada shaqeeyaan" Dr Suleymaan, Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka
"Waan ku faraxsanahay inaan maanta goobjoog ahay xafladdaan qurxoon. Shucuutayda ma cabbiri karo, waxaanse Alle idiinka baryayaa kuwa ka dhabeeya hammigii waalidkiin iyo macallimiintiina inaad noqotaan" Maama Xaawa Yuusuf Jaamac oo ku hadlaysa afka waalidiinta.
"Waxaan u mahadcelinayaa dhammaan waalidiintayadii nagu garabtaagnaa Jaamacadda. Waxaan si gaar ah ugu mahadcelinayaa Hooyooyinkeen oo duruufo adag nagala soo gudbay ilaa aan soo gaarnay heerka aan maanta joogno" Muslim Caydarus, Gudd. Dufcadda 15aad ee ardayda Jaamacadda PSU
Waalidiin, masuuliyiin kala duwan iyo saaxiibada ardayda qalinjabinaysa ayaa ku sugan goobta qalinjabinta si ay farxadda ula qeybsadaan ardayda.
#psugraduations2021