@UNHCRSom mourns the passing of Ms. Hawa Aden Mohamed, UNHCR Nansen Refugee Award Laureate (2012) and Founder of GECP. Her dedication to education, protection,and empowerment transformed countless lives. We extend our heartfelt condolences to her family,colleagues,and loved ones.
Runtii waa geeri aan aad uga naxay Allaah ha unaxariisto aqoonyahanad Xaawo Aaden Camey.
Waxa lagu xasuusan doonaa doorkii ay ka ciyaartay horumarinta waxbarashada dalka iyo gacan qabashadii jiilal badan oo waqtigeedii kusoo beegmay.
highly welcome the cooperation between the Puntland government and the United States, and they should work together on:
•Security
•Mining and mineral exploration
•Providing a military base for the USA in the country
The Government of Puntland and its people are widely recognized for their civilized and democratic values.
Tonight in Garowe, the people are celebrating the 18th of May, the national day of the Republic of Somaliland.
Allaha ha unaxariisto Mahdiga wuxuu ahaa Madaxweynihii ugu fiicnaa ee Somalia soo mara maanta waxaa haystana waa cuqubadiisii.
Mahdigu wuxuu hindisaheedii lahaa baa kacaanku qaatay markay bay cay udhaamiyeen !!!!
Allaha ha unaxariisto
@sntvnews1@HassanSMohamud You are far removed from the young people who fought for Somalia’s statehood.
You have displaced the very people our nation struggled and sacrificed for.
Waxaan baaq nabadeed u dirayaa dadka walaalaha ah ee dirirtu ku dhex martay gobolka Sanaag waxaana wax garadka iyo dowlada Puntland ugu baaqayaa in si deg deg ah loo kala dhex galo lagan dhex dhaliyo nabad waarta.