Waa xili ramadaan aan shir watashi group ka Campaign ka 14.May.2026 Ayaan ka wada hadleynay Sidaan ooga qeyb qaadan leheen. Iyo Cida aan wax ku darsan leheen. Waxa uu ku soo dhamaaday guul waxaan sugnaaba. Dawlada federal somali xiligay ay ku dhawaaqi leheed wajiga mustaqbalka.
Waxaan u rajaynayaa Halyeeyadeena ku dhaawacmay difaaca Dalka, Dadka iyo Diinta in Eebbe u booga dhayo iyagoo cafimaad qabana ay dib dalka ugu soo laabtaan, Waan garabtaaganahay markasta ciidankeena geesiyaasha ah ee dhulkeena ka difaacaya cadowga.