Update in this morning: The Somali National Army, alongside local heroes and led by the Land Forces Commander, is carrying out major operations against terrorists in the Middle Shabelle region. The government remains fully committed to eradicating the enemy across the country. #Somalia #Security
MAHADNAQ:
Waxaa laabtayda buux dhaafiyay oo xushmad iyo mahadnaq aan u hayaa dadkii ka soo qeyb galay iyo kuwii qaban qaabiyay Baal furkii Buugga “Sooyaalka Suubbanaha ﷺ: Dhacdooyin & Dhambaallo” ee ka dhacay magaalada Nairobi Sabtigii ina dhaaftay. Sida aad usoo xaadirteen hoolkii baal furka buugga, waxay caddeyn u tahay jeceylka aan u hayno Suubbanaheenna ﷺ iyo sooyaalkiisa.
Buugga oo gaaray magaalooyinka Muqdisho, Nairobi, Kampala iyo Dara Salaam wuxuu muujiyey sida ay dadku u danaynayaan inay afkooda hooyo ku akhristaan Siirada Nabigeenna ﷺ, waxayna ii rumeysay dareenkii aan qabay ee ahaa in dadka Soomaaliyeed loo soo dhaweeyo barashada Siirada Nabiga ﷺ oo Af Soomaali ku qoran.
Waxaan si gaar ah ugu mahadcelinayaa Xarunta Aw Jaamac Cumar Ciise iyo Telefishinka RTN oo si wadajir ah iila fududeeyay abaabulka, soo dhaweynta martida iyo suurtagalinta in baal furkan uu noqdo mid si guul ah ku qabsooma.
Ugu dambeyntii, waxaan mahad ballaaran u jeedinayaa masuuliyiinta Dowladda Kenya oo si maamus sare leh ii soo dhaweeyey intaan joogay Nairobi, sidaas si lamid ahna ii soo sagootiyey.
Sidoo kale, ha iga gaarta mahadnaq ballaaran culumadii, dhallinyaradii, haweenkii, bahdii warbaahinta iyo qoraayaashii nagala soo qeybgalay baal furka buugga. Dhammaantiin Eebe ha idinka ajar siiyo.
العمدة يُقلّد الصبي ووالده الشال والكوفية الصومالي اللذان يعتبران من أسمى الرموز التقليدية في الثقافة الصومالية
، حيث يلبسهما السلاطين وشيوخ القبائل في الصومال.. فعندما يُساء إلى شخص ما، وعند الرغبة في الاعتذار، يُقدّم الشال والكوفية كهدية تعبيرًا عن المحبة والاحترام والإعتذار.
وأخيراً، عودة الزي الملكي الصومالي (القفطان الصومالي) أو كما يُعرف في اللغة الصومالية بـ "جوباد" (Jubbad)، وانتشاره بين الشباب الصوماليين في الغرب بعد اختفائه لأكثر من قرن 🇸🇴
Ahead of International Women’s Day, EUCAP Somalia and EUTM Somalia held a workshop in Mogadishu on gender equality and women’s participation in security sector reform. The event, joined by national & international partners, addressed challenges, successes & practical steps to enhance women’s roles. #IWD2025 #Somalia
Today, Prime Minister @HamzaAbdiBarre received Qimiao Fan, World Bank Director for #Somalia, #Kenya, #Rwanda, & #Uganda at his office, to discuss strengthening development programmes across key sectors. Talks focused on enhancing partnership & boosting @WorldBank support for #Somalia’s sustainable growth.