Kadib dib-u Ictiraafkii Soomaalilaan ka heshay Israaiil waxa soo baxaya hanjabaado kala duwan oo ka imanaya wadamo kamida kuwa Jaarka ah iyo kuwo Bariga dhexe ahba. Maxaa ka dhab ah khatarahaa se maxaa Istaraatiijiyado ah ee lagaga hortagi karaa?
Thank you @SenTedCruz for standing with #Somaliland and urging U.S. recognition of our nation. Your support honors our democracy, strengthens our partnership, and inspires our people.
#Recognition#Somaliland