Haddii aad doonaysid inaad wax ka ogaatid FilanTech Fellowship Web Development Program, ka bogo video-gaan hoose oo uu ka waramaayo Abdulkadir Sharif oo kamid ah dufcadda 1aad ee filantech
Nagu soo biir oo soo buuxi foomka codsiga dufcada 2aad
https://t.co/Ad2VoYmv1z
#FilanTech
Inaad ledahay xirfad waxeey la micno tahay inaad leedahay; hanti ma guuraan ah.
Haddaba machadka FilanTech wuxu ku siinayaa fursad aad ku baran karto xirfadda programming-ka, is qoristuna weey socotaa e is diiwan geli xilli hore si eeysan kaaga buxsamin.
Mahadsanid
#filantech
Waa Maxay UX Design-ka wanaagsan?
Nagu soo biir oo soo buuxi foomka codsiga dufcada 2aad oo xirmaayo 24 ka October 2022.
https://t.co/Ad2VoYE5T7
#FilanTech#cohort2
โAllow yourself to be a beginner. No one starts off being excellent.โ
- unknown -
Learn in-demand software development skills in 24-weeks.
Nagu soo biir oo soo buuxi foomka codsiga dufcada 2aad oo xirmaayo 24 ka October 2022.
https://t.co/Ad2VoYmv1z
#FilanTech#Cohort2
๐๐๐๐๐๐๐๐: Si aad qayb ugu noqoto dufcadda 2aad ee FilanTech Fellwoship Full Stack Web Development Program , iska diiwaangali link-gan hoose, diiwaangalinta waxa ay ku egtahay 24-ta October 2022.
https://t.co/Ad2VoYmv1z
#FilanTech#Cohort2
if you are still debating on whether it's worth pursuing a career in software engineer? Here are a few reasons why you should...
๐ญ.๐ฎ: ๐ญ๐๐๐๐๐ ๐๐๐ ๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐ ๐ ๐๐๐๐๐ ๐๐ ๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐, ๐๐๐ ๐๐๐๐ ๐๐๐ $๐๐!
#FilanTech
The tech stacks you will learn In our comprehensive/intensive 6-month Full Stack Development Program are the following:
- ๐๐๐๐ & ๐๐๐
- ๐๐๐ฏ๐๐๐๐ซ๐ข๐ฉ๐ญ & ๐๐ฒ๐ญ๐ก๐จ๐ง
- ๐๐๐๐๐ญ & ๐๐๐๐ฎ๐ฑ
- ๐๐๐ & ๐๐จ๐๐๐ฃ๐ฌ
#FIlanTech#LifeAtFilanTech#FilanTechTalent
Bisha Online coding bootcamp ka waxaa la idin ka rabi doonaa in aad koox ahaan u dhistaan real-wolrd projects adinka oo macalimiin idin hagi doonaan.
Luqadaha aa ku dhisidoontaan bishaas waxaaa kamid ah (HTML, CSS, Javascript, & React).
Ma taqanaa luqadahaas? 2/3.