Dowlada Soomalia oo ku dhawaqday in ay AS ku biireen ragii tageersanaa Laftagareen, Afhayeenkii Lafta-Gareena uu noqday Ku xigeenka Cali Dheere.
Wasiir Elay oo baydhaba si kulul uga hadlay.
Humanitarian visit with partners to #LaasCaanood today to hear from the community, local partners & authorities about the impact of protracted #drought from four below-average rainy seasons — focus on child malnutrition, access to water, & displacement.
Whenever they fail, they play the tribal card. They did it in Mogadishu “ Badbaado Qaran Mafia” and they’re doing it again in 2026. Somalis need to wake up and smell the coffee none of these politicians truly stand with you you’re merely a ladder they use to climb to power.
LAASCAANOOD:Hey'adaha Caalamiga ah, kuwa maxalliga iyo Waqooyi Bari ayuu u furmay shir lagu xoojinayo wadashaqaynta hey'adaha & maamulka WBSisku-duwidda barnaamijyada bin'adannimada & horumarinta ee deegaannada
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa hay’adaha mashaariicda fuliya u sheegay in mashaariicda laga fuliyo Waqooyi Bari. Dhammaan haddii laga reebo, waxa la aqbali karo ma aha; waa la diidayaa haddii aysan ka fulin Waqooyi Bari.
Dawlad-goboleedka Waqooyi Bari State Laascaanood, waxaa Soo gaadhay wafti Hordhac u ahQaramada Midoobay oo uu hoggaaminayay Ku-xigeenka Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, ahna Isku-duwaha Arrimaha Bani’aadannimada, @George Conway