Dowladda Somaliya aya 35-sano ka dib ku guulaysatay inay ka baxdo liiska dowladaha lagu leeyahay qaaranka Golaha Ammanka ee Qaramada Midobay.Dowladda aanan bixin qaranka ayanan wax cod ah ku yeelan doonin fadhiyada goalaha loo dhanyahay ee Qaramada Midobay, sida ku cad liiskan
Dowladda Somaliya ayaa si rasmi ah u diray warqad looga reebayo cidamada Burundi kaqeybgalka howlgalka #AUSSOM“Somaliya waxay Burundi uga mahadcelineysaa dadaalkii ay 17-kii sano ee la soo dhaafay sameeyeen”. Waxaa cad in Masar ay bedeli doonto Burundi howlgalka cusub ee #AUSSOM.
Dawlada kenya ayaa mamnuucday calamada qabiilada Soomaalida Ee xafladaha ku dhigta dalkaasi kenya .waxa kaliyah Ee la ogolyahay ayaa ah maalinta Calanka Soomaaliyeed .