Adeegyadeenna waxaan kuugu diyaarinnay ilaa 5 xarumood oo aad ka heli karto moobeello casri ah oo ay la socdaan internet iyo ku hadal bilaash ah, adigoo ku qaadanaya habab lacag-bixin oo dabacsan.
Booqo xarunta kuugu dhow maanta!
#GetPhoneSomalia#SamartPhones#EasyPayment
Get-Phone partners with @Hormuud to launch a Sharia-compliant, interest-free smartphone financing programme built for real everyday budgets.
Read the full story here: https://t.co/MnLlr85jSw
“Smartphone-ku wuxuu hooyada miyiga ka caawinayaa caafimaadka iyo nafaqada carruurta, Beeraleyduna wuxuu si hore u heli karaa xogaha roobka, cimilada iyo digniinaha saameeya wax-soo-saarka.”
Salah Ahmed Jama, Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Soomaaliya
#GetaPhone#Hormuud#Daahfur
“Waxaan soo dhoweyneynaa dadaalka @Hormuud iyo Get Phone ee bulshada Soomaaliyeed u fududeynaya helitaanka mobeyllo casri ah oo la awoodi karo.”
Axmed Cismaan Diiriye, Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Isgaarsiinta & Teknoolojiyadda Soomaaliya
#Daahfur#GetaPhone#Hormuud
Xafladda daahfurka mashruuca fududeynta helitaanka moobayllada casriga ah waxay kulmin doontaa madaxda dowladda, ganacsato, hay’ado caalami ah iyo marti sharaf kale si loo ballaariyo tirada bulshada Soomaaliyeed ee heli karta moobayllo casri ah oo la awoodi karo.
#GetPhone
Waxaan ku faraxsanahay shaacinta Xafladda daahfurka mashruuca fududeynta helitaanka moobayllada casriga ah ee la awoodi karo.
Xafladdan ayaa ka dhici doonta Decale Hotel, Muqdisho, 05 May 2026.
#MoobaylloCasriAh#LaAwoodiKaro#Hormuud#GetPhone#Somalia