Top Tweets for #GetPhone
Get Phone waa hindise taageeraya tiknoolojiyadda, dhaqaalaha dijitaalka ah iyo helitaanka adeegyada casriga ah ee bulshada Soomaaliyeed.
#XafladdaDaahfurka #GetPhone #Hormuud #GuulSoomaaliyeed
“Helitaanka mobayllada casriga ah waa furaha ballaarinta isticmaalka tiknoolojiyadda dalka iyo horumarka bulshada Soomaaliyeed.”
Mustafa Yaasin Sheekh, Maareeyaha Guud ee Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka
#XafladdaDaahfurka #GetPhone #Hormuud #GuulSoomaaliyeed
“Get Phone waxaa loo aas aasay sidii bulshada Soomaaliyeed, gaar ahaan dadka danyarta ah loogu fududeyn lahaa helitaanka mobayllada casriga ah iyo adeegyada digital-ka.”
Omar Mohamed Abdi, CEO, Get Phone
#XafladdaDaahfurka #GetPhone #Hormuud #GuulSoomaaliyeed
“Iskaashiga @Hormuud iyo @Getphonelimited wuxuu bulshada Soomaaliyeed u furayaa fursado cusub oo dhanka tiknooloojiyadda, waxbarashada iyo ganacsiga ah.”
Cabdirashiid Cali Ceynaanshe, CCO, Hormuud Telecom
#HormuudTelecom #GetPhone #Guulsoomaaliyeed
Xafladda daahfurka mashruuca fududeynta helitaanka moobayllada casriga ah waxay kulmin doontaa madaxda dowladda, ganacsato, hay’ado caalami ah iyo marti sharaf kale si loo ballaariyo tirada bulshada Soomaaliyeed ee heli karta moobayllo casri ah oo la awoodi karo.
#GetPhone

Waxaan ku faraxsanahay shaacinta Xafladda daahfurka mashruuca fududeynta helitaanka moobayllada casriga ah ee la awoodi karo.
Xafladdan ayaa ka dhici doonta Decale Hotel, Muqdisho, 05 May 2026.
#MoobaylloCasriAh #LaAwoodiKaro #Hormuud #GetPhone #Somalia

Qaar kamid ah bulshada ayaa muujiyay sida ay ugu faraxsan yihiin fududeynta helitaanka moobayllada casriga ah oo si tartiib ah loo bixin karo, iyadoon culays dhaqaale la dareemin. Mashruucan ayaa dhawaan laga daahfuri doonaa Muqdisho.
#MoobaylloCasriAh #AffordableTech #GetPhone
Get Phone waa shirkad u taagan fududeynta helitaanka moobayllada casriga ah (smartphones) si qof walba oo Soomaaliyeed uu ula jaanqaado isbeddelka dunida dijitaalka ah isagoo si tartiib tartiib ah isaga bixinaya lacagta.
#MoobaylloCasriAh #AffordableTech #GetPhone

Last Seen Hashtags on Sotwe
孕妇分娩
Seen from Netherlands
ezdiler5000kısmiyi
Seen from Korea
ageplau
Seen from United States
misschievous
Seen from United States
MGAI
Seen from United States
ai成人短剧
Seen from Indonesia
AFROPOLiTAiNMagazine
Seen from United States
minichatttt
Seen from Canada
オンラインXENO大会
Seen from Indonesia
madreybully
Seen from Brazil
Most Popular Users

Elon Musk 
@elonmusk
239.7M followers

Barack Obama 
@barackobama
118.6M followers

Cristiano Ronaldo 
@cristiano
114.3M followers

Donald J. Trump 
@realdonaldtrump
111.7M followers

Narendra Modi 
@narendramodi
106.9M followers

Rihanna 
@rihanna
98.6M followers

NASA 
@nasa
92.1M followers

Justin Bieber 
@justinbieber
91.7M followers

KATY PERRY 
@katyperry
89.9M followers

Taylor Swift 
@taylorswift13
83.9M followers

Lady Gaga 
@ladygaga
75.4M followers

Virat Kohli 
@imvkohli
73.3M followers

Kim Kardashian 
@kimkardashian
70.8M followers

YouTube 
@youtube
68.6M followers

Neymar Jr 
@neymarjr
66.3M followers

Bill Gates 
@billgates
65.1M followers

Selena Gomez 
@selenagomez
63M followers

The Ellen Show
@theellenshow
62.1M followers

CNN 
@cnn
61.7M followers

X 
@x
60.6M followers
