Intii ay booqasho shaqo ku joogtay Tokyo, Danjire @DrHodanOsman ayaa kulamo la yeelatay masuuliyiin ka tirsan Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Japan. JICA, Toyota Tsusho Corporation iyo jaaliyadda Soomaaliyeed. Kulamada ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka, labada dal🇸🇴🇯🇵
Allah u Naxaariisto halgamaa Ali Abdille (Ali Shucac). Samir iyo Imaana Allah ka siiyo qoyskiisii, ehelladiisii iyo dhamaan umadda Somaliyeed. May Allah grant him the highest level of Jannah