Prime Minister of the Federal Republic of Somalia Hamza Abdi Barre affirms that “Hamas is not a terrorist group, but rather a liberation movement aims to free its land and its people.” #Palestine
𝐗𝐚𝐚𝐬𝐤𝐞𝐲𝐠𝐢𝐲𝐞𝐞𝐲❤️✅
🌺1. Qiimee waxa aan idiin sameynayo adiga iyo caruurteena, oo ogsoonoow inaan juhdigeygoo dhan iyo waxwalboon awoodo u bixinayo dartiin.
🌺2. Xaaskeygaay ha igu qasbin hadalka marmarka qaar, waayo waxaa laga yaabaa in aan careysanahay ama aan daalanahay, isii waqti aan ku nasto kadibna wax waliba ood dooneyso waan ka wada hadleynaa.
🌺3. Xaaakeygaay hadiyadda ugu fiican ee aad isiin karto waa inaa i dareensiiso inaa ku faraxsantahay la joogisteyda oo aan ahay mid ku raaligeliyay oo ku siiyay nolol aad raali ka tahay.
🌺4. Xaaskeygaay si fiican oo ixtiraam leh iila hadal markaan joogno caruurta hortooda si aan u ahaado aabo ay ku faanaan oo ay jecelyihiin.
🌺5. Xaaskeygaay wax walba waad iiga dalban kartaa si degenaan iyo naxariis leh adiga oonan qeylinin.
🌺6. Xaaskeygaay ha ii bilaabin sheekooyin waqti aan baahanahay ama aan ahay mid daalan oo hurdo hayso, noqo mid xaaladaheyga fahmi karta oo garaneysa xiliyada munaasabka ku ah sheekooyinka iyo wada hadalka.
🌺7. Xaaskeygaay waxaa dooneyso si cad iigu sheeg intaa iga xanaaqi laheyd oo is caburin laheyd waayo ma garan karo waxa aa u baahantahay adigoonan ii sheegin.
🌺8. Xaaskeygaay dhaqankaaga ayaa iiga muhiimsan isqurxintaada, haddaa qeylo, war kulul iyo xanaaq badantahay waa dhibaato, hadalkaaga iyo dabeecaddaada qurxoon i dareensii inta aanan la gaarin muuqaalka.
🌺9. Xaaskeygaay garo inaan mustaqbalka caruurteena iyo nafteena ka fikirayo oo aan waxyaabo badan u qorsheynayo, sidaa darteed wax walboo u baahato ma bixin karo qarashkooda marmarka qaar, waxaan rajeynaa inaa i fahanto oo ku xisaabtanto mishaarka intuu la egyahay.
🌺10. Xaaskeygaay ha ila barbar dhigin nimanka kale oo ha i dhihin nimanka qaar wey ku dhaamaan, waayo waxaa i dareensiineysaa inaadan sidi hore ii jecleyn taasna walwal iyo qalbi jab bey i gelineysaa.
La wadaag xaaskaaga 🥰✅❤
#Xigasho
Marka Aad dhimato Waxaa La Wariyay in Ruuxdaada ay Ku sii baaqi ahaan doonto Meydkaaga dhinaciisa , Sida Barkintada hoosteeda iyo Sariirta hareeraheeda Waa goormee .? Waa Marka Lagu dhaqayo iyo Marka La Karfanayo Labadaba.
Marka Lagu duugo Ruuxdaada Waxeey Dib Ugu Soo Laabaneysaa Jirkaaga Ka dib Marka Qabriga Lagu soo dhex jiifiyo😭😭😭😭.
Marka Lagaa Soo Laabto Ka dib Waad Soo Tooseeysaa Sida Qof Hurdo Ka Soo Kacay Camal Waxaa La Sheegaa in Aad Sadax Mar Oo isku Xig Xigto Aad isku dayidoontid inaad soo fadhiisato Qabriga dhexdiisa.
Ka dib Waxaad Arkeysa Mugdiga Ka jiro godka qabriga dhexdiisa , Lkn Mar Walba Oo Aad damacdo inaad madaxa Kor U soo qaado Darbiga Qabriga ayaad Madax Ku dir dirsaneysa
Marka Aad Aragto Xaaladaada in aysan Caadi aheeyn ayaad Rumeysan doontaa inaad ka mid tahay Ehlu-meytka Asxaabul Qabuurka Meesha Ku Cusub Caawa.
Wax yar Ka dib Waxaa Kuu imaan doona Labadii Malag Ee kala ah Munkar iyo Nakiir Kuwaa Oo Loo Wakiishay Kaliya In ay Qabriga dadka Ku su"aalaan Sadax Su"aalood.
Waxa ay Ku Weeydiin doonaan Ma aha Baasaboorkaa dhalashadada Ama Lacag iyo Maal , Ee Kaliya Waxa ay Ku Weeydiin doonaan Xagga Rabbigaa Diintaada Rasuulkaaga csw.
Labo Mid ayaad Noqon Mid ka Jawaaba Oo liibaana Ama Mid Ku dhaca Oo khasaara 😢
Ka dib Waxaa Laguu Wadayaa Goob lagu magacaabo Xayaatu-barzaq Waxeey leedahay goobtaa labo albaab Mid Waxa Uu Ku sii jeedaa janada
Mid ka Kale isagane Waxaa Uu Ku Sii jeedaa Xaga jahanamo Halkaas ayaad Ku sugi doontaa Xisaabta iyo isa Soo bixinta Qiyaamaha.
Markaa ka dib Labo Meel mid ayaad Aadi Ama janno Ama Naar Allah Naga badbaadiyee
Sido kale Maalmaha Qaar Waxaa ku soo booqan doona qaar Ka Mid ah qaraabadada iyo Asxaabtaada
Waxaa la Wariyaa in Uu Malag Kuu imaan doona Kuguna Wargelin doona in Qof Ehelkaaga ah Ku soo Salaamay Waxaa Uu kugu Oranayaa, Waxaa Kuu imaaday Wiikaaga ama Hooyada Ama Gabadhaada Ama Xaaskaaga.
Ruuxdaada Weey Ka Soo baxeysaa godka Qabriga Waxeey soo Koreysaa buurka Sare Ee Carada Qabriga , Waxeey rabtaa in ay dhageeysato Waxa Uu dhihi doona qofka imaaday Ee Soo Booqdaha ah.
F: G: Waxaan jecleystay inaan Nafteeyda iyo Naftaada geerida Xasuusiyo si Aan Uga towbad keeno Dambiyada aan galeyno Wll mcn
-Dhamaanteen Allah Noo dambi dhaafo
- Khaatumada Allah Noo hagaajiyo Aamiin dheh
Hadaba Waan Ku soo gaarsiiyay Dacwadan Adigane Allah dartiis U faafi Nabiga Waxa Uu yiri " بلغوا عني ولو ءاية "
~xigasho
Quruxda noloshu waa mid dhamaystiran markii aad haysato qof akhrin kara baahidaada ku fahmi kara adigoon la hadlin ku ilaalinaya adigoon u dirsan hareertaata taagan mar walba oo ay xaalad adag kula soo daristo axadka ku jecel een dhinacaaga ka fogaan marka aad ku jirto xaalada ugu xun ee nolosha kaas ayaa ah kan ugu mudan inuu waligiisa baaqi ku ahaado Qalbigaaga ❤ #Unknown
Waliga qof noloshiisa ha ku nicin hana ku jees jeesin waayo isagu ma dooran inuu sidaa u noolaado Ilaahayna swt waxa uu ina leeyahay Maalmuhu waa ku isku wareegaya, ( وتلك الايام نداولها بين الناس )
Cidina ma dooran karto sida ay u noolaan lahayd laakiin dadaal iyo intee eebe qadaray oo is waafaqa. ujeedka maqaalku waa ha hubtid qofka aad maanta ku jeesjeesayso sida ay bari noloshiisu isu badali doonto adiguna aad noqon mid asiga u baahda waayo aduunyada ayaa sidaas u samaysan maalina adiga maalinka qayrkaa
#KuTiirsanowNaftaada✊🏽
#KafiloNaftaadaWaxaUguBadanEedFilato
#ShaqoTag
"Inaad haysato qof diiran oo kalgacal leh oo mar walba ku xasuusiya jacaylka uu kuu qabo isagoon ka caajisin waa waxa ugu jilicsan ee ku dhaca qofka♥️."
- وجود شخص دافيء وحنون يذكرك دائماً بمحبته لك
بدون ملل ، أحن شيء ممكن أن يحصل للمرء♥️."