Interweaving striking imagery and metaphor with philosophy and social commentary, #Hadraawi’s poems explore universal subjects and specificities of #Somali culture and context. #Somalia#Somaliland#poetry
https://t.co/NVo8FAhps5
"Haddaan dhay la heli karin,
Ama sixin la dhami karin,
Maan dhunkaal ba heensado.
Dheeraad nin haystoo
Aqalkiisu dhalo yahay,
Nabaddiyo ku-dhaqankeed
Hadduu tuuryo dhaafsaday,
Miyaan kiisa dhagax karin;
Maan... https://t.co/Kccn8EqqFG