Xal aan doorasho ahayn oo ay #Somaliland ku badbaadaysaa ma jiro. Dalka waxa duminaya ninka doorashada diiddan ee raba inuu kursiga iskaga sii fadhiyo.
Iskuday kasta oo ay Xukuumaddu doorashada ku carqaladaynaysaa waa iskuday qarandumisnimo oo ay masuuliyaddiisa qaadayaan.
SL @musebiihi cid dhaanta ma helayso. Waa Madaxweyne adag oo bannaanka u soo saaray wax kasta oo ka xun nidaamka SL. Waa Madaxweynaha keliya ee dadka degaankaas tusay in Dastuurka u yaallaa uu caafimaad qabo ilaa uu Madaxweynuhu awoodaha u qoran ka wada isticmaalayo. Tix: Qod. 96
Our @Dahabshil CEO was honoured to speak at the graduation ceremony of @AmoudUniversity, one of the best in the region. He said the future lies with all young people; that without peace, there can be no education, no development & no business.
“Allahayow badbaadada
Ha ku xidhin nin beer adag
Iyo bahalo aan nixin.
Allahayow badhaadhaha
Allahayow barwaaqada
Ha ka dhigin baroor dumar
Iyo barada meyd yaal.”
#Hadraawi (AHN).
Ahmed Daud is among the latest social media users, journalists and politicians arrested for their opinion and work. He is accused of defaming President Bihi. In his term, #Somaliland witnessed a surge in media crackdown. #FeeeAhmedDaud#HumanRightsDay#HumanRightsDay2022
Mar kasta oo ay siyaasaddu kulaalaato in mucaaradka Soomaaliweyn lagu xoqaa waa siyaasad fashilan, dacaayad duugawday iyo dhaqanxumo aad u weyn.
Waxa aynnu leennahay, waa ay dhammaatay xilligii waxaas la isku khuukhin jiray ee keena wax idinka gadma oo la idinka qaadan karo.
“Maskii qarada weynaa
Wuu qadhaabanaayee,
Qorratada markuu helay
Afka quduro loo gali,
Markuu qoomay kala garay
In ay laba qisaasood
Qoortiisa sudhan tahay;
Qaad oo ma dhigi karo,
Qabay oo ma liqi karo,
Ha qaniinsanaaduun."
— Abwaan Cabdi Aadan Xaad "Cabdiqays".
"Ayan Yusuf Dahir died while delivering a baby in Candhadhexe rural area of Burao from blood loss, for lack of injection to stop the heavy bleeding. Maternal mortality is extremely high in Somaliland and @SomalilandMoHD failed to provide maternal care." said @MohamedAbibMP.