Somaliland maanta waxay baahi weyn, u qabtaa dedaalada ictiraaf raadinta in loo midoobo dowlad & shacaba taaso dan inoogu jirta, wakhti xaadirkan aynnu joogno. Waxaana u sababa nabadda iyo wada-noolaanshaha ummadnimo ee qaangaadhay 34kii sannee la soo dhaafay.
Somaliland is calling for recognition from the United States government. It expresses gratitude to all those working on the pursuit of recognition and supporting Somaliland's sovereignty and territorial cause.