Hadalku haduu noqdo sarbeeb Marna ma fahmi karo maan gaab Qofna haka yeeliN iz dhiib ee Naftaada la noqo saaxiib Dadka Qaar waxaa ka buuxa naceyb Runti Qalbigooda ubaahan dabiib Maalmaha xun noloshada ka reeb Fursaddu intey jirtana asiib Haddii aad ba leedahay garasho