Somaalidii Hore Cajiibsanaydaa:
Marka uu Nin Rag ahi Nin kale u baahdo waxay ku Maahmaahi jireen: Bawdo Rag Maalinba mid baa Qaawan!.
Marka ay Qof Dumar ahi Qof Dumar ah oo kale u Baahatana waxay odhan jireen: Bilis ina Xaawa Barna isma Dheera!.
Maxay kula Wiilkaasi inuu Tuugayo?
@musebiihi Muuse adeero wax is Ku fal waa Ramadan Tii shanaad in taan is naqaano waad is dhabari nay SAA uun BAABUUR tiina wad IGA daysay maxan is Ku maaweeliya waayahee lacag tay dii isii wan u baahanahay