I have known and worked with His Excellency for over 15 years in the most difficult years. He has been through much worse than the rough-and-tumble of being a High Profile Cabinet Minister. He is not a quitter. Those who wish that he simply goes away will be sorely disappointed.
@KhadijaMakhzumi Waxaa xaqiiqa ah in MD A.HG xilkaas ka soo bixi karo maadaama uu ahaa Wasiirkii hore ee AG ee furay wadahadal dhab ah inta taariikhda SLN iyo D. dhexe ay yeesheen.
Intaas waxaa sii dheer inuu yahay khabiir wax badan ka og taariikhda Qabiilada Soomaaliyeed sida ay u kala degaan.