@ahmedmoh09 Waxaan ku arkay Twitterka dad fb qoraal ka soo qaadka oo dadka ugu sheekeeya ana warka soo haley oo waxa ee sheegay dadka sar sare 🤣🤣🤣 hada wariyaasha fb aya laga soo xada
@khaddar_awil@AbdisalamYassi1 waxaan oo malaynaya wuxu ka wada (eloquent analogy) yacni wuxu uga jeeda meesha ay kaga taalo arintan uma malaynayo inu wax dili karo in this age! Ee wuxu la hadlaya Coldoon iyo dhamaan kuwa abaarso iyo barwaaqo wax ka sheegay.
@fatheyayallas Berbera residents can not name those shameful miscreant coz this is ain’t berbera! His name is muxiydin cabdi diiriye oo ah reer sheikh, ninka xanuusanaya aya yidhi ma habar jaclo inaan ahay ee dilaysaa ama ila ciyaaraysaa! Dadku beenta inay faafiyaan ayay jacalyihiin.
Agaasimihii xarunta dhexe ee xsbiga talda #somaliland haya ee kulmiye ayaa iska casiley xilkaas.
Xil ka tagista agaasimaha ayaa ku soo beegmaysa xilli ay xisbiga kulmiye, Xisbiyada mucaaridku kaga adkaadeen Shir-guddoonka Golaha Wakiilada.
Xubno mamid ah garabka dhalinyarada xsbiga kulmiye ee G.Togdheer oo is casiley ka dib markay dhamaan balanqaadi xisbiga talada #somaliland haya been noqday!
Yaa ku hadhay kulmiye hadii umadii ka wada carartay?
Xildhibaan guruje oo uu jawaabay masuuliinta xukuumada #somaliland ee xisbiga qudhmay ee kulmiye ee kolba taga ka nacnac leh markii laga badiyay 🤣🤣🤣
Walahi Wu gar naqsaday oo wu ku tuntay dhamaan kooxda heego! Rigaaaal ✊🏻✊🏻
@MaDar_zaki Walahi u right munaafiqu wa qofkan dalk iyo ku dhaarty inu ilaaliyo ninkana marku arkay munaafiqnimada xisbiga kulmiye ay dalk ku wadaan iyo xoolaha umada ee muse biixi ku shaqaysanayo iyo inu kuwa ay isku reer yihiin laalushayo ayu doorty dadka dalk iyo dadka badalaya!