Top Tweets for #1aad
Xalqadeena #1aad maanta waxaan ku bilaawi doona {Othes performance}
Matahay waqtigi Full in loo gali laha Altcoinska.
Altcoins context.
Kani waa Others Chart ~ halka lacagta ugu bdn ay ugu jirto retailska
✓ Others Chart~ waa Chart & index caan ah qofwalbana yaqaano, lkn Sidaasa aytahay qofwalba uusan si iskumida ulama tacaamulin.
Maxaa uso qaadanay hader, sawabta waa mid fudud, waa chartiga ugu xiisaha bdn xiligaan dhamaan suuqa crypto 👉 xitaa ka xiiso bdn BTC Chart.
Sidaa ka arkaysid sawirka waa chartiga kaliya illa & hada si buuxda u qaaday May high ~ meeshi bisha May uu taagnaa meel ka saraysa gaaray. 38% so far.
Si lamid waa chartiga daadashadi ugu dambeysay bisha June 🩸aanan gaarin lowgiisa February= Untested Wick candle🔖 kana duwan badi chartiyada kale.
Sawabahaan o isbiirsaday waxaan arkayna in sentimentka si xoogan iskubadalay gaar ahaan Altcoinska yaryarka ~wixi kadambeyay 17 August,, halkaaso Coins bdn mdig & bidix dhaqaaqyo waawayn u samaynayen~ badi kuwa kuwa cusub.
Hadaba su'asha waxay tahay matahay xiligi Altcoinska si xoog lo gadan laha, o ay dhaqaaqyo waa wayn udhimanyihin~ inkasto aan Positioning post 🏣 kaga hadli doono qodobka~
Hadana si guud waaa in aad ogaata caaqidada ugu wayn ay Altcoinska maraan:-
• Altcoinska marnba dhaqaaqyada ay sameyan manoqdo mid sii waar illa Ethereum hogaamiyo maahane= Leading indicator for Altcoin performance.
• si lamid ah mida ugu dambeysa~ BTC Dominance daadasho wayn samaysa 📉
Balse lawadaasba waxa kasi wayn oo Real leading indicator u ah dadka intiisa badana ilaawaan waa BTC performance 📈 If Bitcoin doesn't pump 🚀~ Nothing pumps.
Markaan fiirino hada xlda Bitcoin waa in ayku jirto weli marxalad loo yaqaano:-
Megaphone structure = o ah marxalad weli high volatility 2da dhanba ↗️ &↘️ laga filan karo & unclear direction. The bigger picture 🖼️
Markaan leenahay 2da dhanba micnaheda maahan in Beritana 100k ay gaari karto isbuuca ku xigana 10k ay macquultahay~ micnaheda waa in Wide Swings Ku dhex jirto Bitcoin~ isla range dhexdiisa marna kor gaari karto, markalana lowest range kuso laawan karto.
Marxaladaasa ah mida awuuraysa in aad aragtid volatility xoogan & emotions xoogan marba 2da dhan suuqa udhaqaaqo ah.
Hadii aan xusuusteena waxyar dib ucelino
Bisha June 🩸 marka Bitcoin 58k maraysay waxay ahayd wax fudud in badi la fisho in meel halkaa kasii hooseysana lagaari karo, kaaso ku ahayd market participantska filayay marka BtC maraysay 83k bishi May late trap 🪤
Historically marka badi majority ay filayaan in Bitcoin meel kasii hooseysa sii gaari karo, qofwalbana uu leeyahay same expectations~ same direction 👉waa marka Altcoinska ay sameeyaan dhaqaaq aan lagu baraarugsanayn, sida 2di dhaqaaq udambeyay 5Aug 2024 & kadib 7 April 2025. F.S
Hadda sidii okale miyaan dhaqaaqyada hore okale u arki doona!?
Wrong question ⁉️
prepared, not rushed 🧘♂️hana sugin Confirmations.
🤞 iyado 2da qodob kur kuso xusnay waa BTC o jiho cad haysata & ETH o hogaaminaayo~ dhaqaaq walba Altcoinska ay sameeyaan waa mid loo qaadan karo relief rally ~ dhaqaaq kumeel gaar ah~ & mida ugu muhiimsan
Marka lagu gudi jiro marxaladan dhaqaaqyada ay sameyan Altcoinska waa in yihiin kuwa ku bilawda Selective Move~ tusaale Coins wawaynka xiisaha gaarka ah uleh, multiple cycles so badbaaday~ cleanest structure leh sida Dash aad ogeedeen meesha kaso raacnay~ Still positioned.
Ma arki doontid coins walba in ay isku si udhaqaaqan~ whole season ⛵
- Altcoinska qaar markale waxay ku laawan doonan low-gi aykaso dhaqaaqeen♈
- Halka kuwa kale ay samaystaan 🆕 low📉
- halka badi ay samayn doonaan HL 〽️
🧭 To be continued

Somalia iyo South Sudan oo isla galay kaalinta #1aad dalalka ugu liita dunida dhinaca FASAADKA.
https://t.co/UNqtRmn38d
DIGNIIN 🚨
Dhulka #Somaliland Waxa iska leh Muwaadinna ka ah, Intaa qodobka #1aad ee Dastuurka #Somaliland Xusay!
Wixii inta ka baxsan waa dhaxal wareejin!
Warku sow ma cada! 👇

Qaybta #1aad—eeg sida Xafiiskii Manaahijtu u horumariyey Af-Soomaaliga: Qaamuuska Bayoolajiga, Kimisteriga, Juqraafiga, Xisaabta, iyo Fisigiska.
1- https://t.co/nOxeaFIAh1
2- https://t.co/qpB59wxuqC
3- https://t.co/q41oOGuq2I
4- https://t.co/MywFf2EkDQ
5- https://t.co/QPymZYaY6X
¹Qofku marku trading samaynayo kala badh hormonenadaasi way kordhaan haba ku kala badnaadan jidhke. Hadaynu so qaadano Hormoneka #1aad oo qaabilsan #pleasureka(farxada), #motivationka(dhiiri-gelinta), #decision_making(go'aan qaadashada) & #reward_based-behaviours sida #tradingka.
Soomaali aad bay u kala fogaatey, siyaasi iimaanka la’ ayaana sabateeda #1aad iska leh.
Si dadka la isugu aruuriyo waa in HOGGAAMIYE la helo - aan madaxweyne xil iyo xoolo raadis ah ahayn.
Waddo khaldan ayaa lagu wada socdaa.
Salaamaad.
Sidan haddii ay ku sii socoto, Somalia waxa ay u qaybsami doontaa (ama hadda ayba noqotay) gobollo iyo maamullo hab beeleed u abaabulan, isdiiddan, oo ay mid walba geestiisa u maamusho dawlad ama dawlado shisheeye. Siyaasad xumo Soomaali dhexdeeda ah ayaana sababta #1aad ah.
Cadawga #1aad ee Somalia waa siyaasiga Soomaaliyeed.
#Tartanka_Orodka 21 km oo shalay #Hargeysa lagu qabtay waxa kaalmaha #1aad & #2aad galay orodyahano dalka #Djibouti ka socday
Doraad, waxa #Borama & #Gabilay lagu qabtay #xaflado loogu dabbaaldeggayo sanadguurada #xoriyadda #Djibouti
Shacabka #Somaliland & #Djibouti waa walaalo
Qaybta #1aad (1/3) ee fadhigii aan Xamse Warfa iyo aniga kaga doodnay mawduuca hogaaminta ee uu soo qaban qaabiyey Machadka @JV_Institute. Qaybtan waxay ka hadleysaa muhimadda ilaalinta dhaqanka iyo hiddaha iyo sida loogu adeegsan karo kaabad ka mid kaabyaasha wanaajinta xidh(r)iirka wax-wada qabsi ee Soomaliya iyo Maraykanka.
Waxaa xigi doona Qaybaha #2 iyo #3.
This is Part #1 (1/3) of the session in which Hamse Warfa and I discussed the topic of leadership organized by @JV_Institute. This section emphasizes the importance of preserving culture and heritage and how these can be used as tools to enhance cooperation between @Somalia and the United States.
This will be followed by Part 2 and 3.
Thanks
Qiimaynta Nidaamka Dimuquraadiyada Somaliland ayaa kor u kac sameeyay tan iyo 2021. Warbixin Caalamiya oo maanta soo baxday:👇👇
Hadeer waxay ku hogaaminaysaa Somaliland ku dhaqanka Nidaamka Electoral Democracy iyo Liberal & Participatory Democracy):
Kaalinta #1aad: dalalka islaamka;
Kaalinta #1aad: Horn of Africa;
Kaalinta #2aad: East Africa (Kenya Kaal. #1aad ku jirta)
Waxa kale Somaliland ku hogaaminaysaa badi wadamada Africa Qalalaasaha Doorashada kadib dhaca oo aan Somaliland ka dhicin iyadoo Kaalinta 1aad ku jirta dalalka dunida ee ay ka dhacaan Doorashooyinka Xorta ah ee Xalaasha ah.
Xoriyadaha Somaliland ku badhaadhay waxay dunidu ku sheegtay xaqa ra'yi dhiibashada iyo cabiraada.
Lkn Suxufiyiinta waa lagu cadaadiyaa ayaa qiimayntu warinaysaa. Sinaanta dadka.
Egalitarian democracy ayaa warbixinta lagu sheegay in Somaliland ay kaga wacan tahay Ethiopia Egalitarian democracy waxa la yidhaa sinaan la'aan ka jirta qaybaha qabaaiilka dalku ka kooban yhy ee si buuxda u helida xuquuqaha iyo xoriyadaha dastuuriga ah.
Somaliland dilal khaarajin Siyaasi ahi kama dhacaan ayaa warbixinta lagu yidhi, sidoo kale Somaliland laguma jidhdilo dadka ayaa warbixinta lagu yidhi.
Si aad u fahanto Warbixintan booqo oo follow garee @haadka

Gabadha aan adeerka u ahey, Safiyo Jaamac X. Warsame oo kaalinta #1aad ka gashey tartarkii #30juz ee #Qur'aanka bisha #Ramadaan.
Adeer safiyo Alle ha ku xifdiyo, ishana ha kaa ilaaliyo. Shirkadda #Golis_Telecom ku mahadsan abaalmarinta.
@jamawarsame1 @IamIdil @Abdirahman0299

Waxaa goor dhow si toos ah inoogu bilaaban doona Xafladda Qalinjabinta Jaamacadda Zamzam University of Science and Technology - Baidoa Branch
#Dufcadii #1aad
#Classof2022
📷 @Hubaalbs

Waxaa si qaas ah ugu hambalyeneynaa Dr Ahmed Omar Mohamed oo kaalinta #1aad u galay imtixaanka #MREE2021 oo ay galeen 460 dhaqaatiir ah.
Dhamaan guuleesta yaasha waxaan u rajeyneynaaa mustaqbal wanaagsan Inshaa'Allah. 1/2
#MREE2021 #JUST #LifeAtJUST
@Abukar_Arman Waxay noqoneysaa markii #1aad ee aan kukala aragti duwanaano fikirka uu ka qabo #DFS. wax badan ayaa la qbtay Wax badnina way harsanyihiin.
Last Seen Hashtags on Sotwe
Trends for you
Most Popular Users

Elon Musk 
@elonmusk
241.7M followers

Barack Obama 
@barackobama
119M followers

Cristiano Ronaldo 
@cristiano
114.4M followers

Donald J. Trump 
@realdonaldtrump
111.8M followers

Narendra Modi 
@narendramodi
107.2M followers

Rihanna 
@rihanna
98.7M followers

NASA 
@nasa
92.4M followers

Justin Bieber 
@justinbieber
91.8M followers

KATY PERRY 
@katyperry
90M followers

Taylor Swift 
@taylorswift13
83.9M followers

Lady Gaga 
@ladygaga
75.4M followers

Virat Kohli 
@imvkohli
73.3M followers

Kim Kardashian 
@kimkardashian
70.9M followers

YouTube 
@youtube
68.8M followers

Neymar Jr 
@neymarjr
66.3M followers

Bill Gates 
@billgates
65.1M followers

Selena Gomez 
@selenagomez
63M followers

The Ellen Show
@theellenshow
62.3M followers

CNN 
@cnn
61.8M followers

X 
@x
60.7M followers


























