Top Tweets for #3aad
Kabtanka koxda #ManUtd aya noqday qofka #3aad ee ugu cawinta badan koxda kadib yol uu ka cawiyay #Sesko.
Kabtanka aya koxda kuso biray bilawgi #2020kii, waxa uuna koxda ka cawiyay yolal badan, walow usan horyal & kobab wayn kula gulaysanin.
Nasiib wacan kabtan #BrunoFernendez.

π₯ WAR DEGDEG AH:
$XRP ayaa hadda ka sara maray $USDT (Tether) marka la eego market cap, una booday kaalinta #3aad ee suuqa crypto!
Maxay tani ka dhigan tahay?
β
Kalsoonida suuqa ee XRP ayaa si weyn u korodhay
β
Waxaa la dareemayaa raaxo sharciyeed kaddib kiiskii SEC
β
Institutional & retail demand ayaa si muuqata u kacaya
β
Waa calaamad ah in altseason uu si dhab ah u bilaaban karo
Marka hadda, liiska 3-da ugu waa weyn waa:
1. Bitcoin (BTC)
2. Ethereum (ETH)
3. XRP
Bullish mise Bearish? Ma is leedahay XRP wuu sii socon doonaa mise waa hype? ππ

DEG-DEG: Askari kale oo ku soo biiray waraysigii #Hanoolaato qaybtiisa #3aad ee #Ayaanle oo isna sharaxaya wixii meesha ka socdey. Tolow kanna maxay #NN odhan doonaan?

Filimka #Khatumo la magacbaxay ee taxanaha ahi wuxuu marayaa qaytii #3aad. Waxaad ka daawan kartaan Las-anod iyo Garowe golayasha jilida.
kuwii horena baraha bulshada ee #Khaatomseeg.
1. Ali Khalif Galaydh
2. Xaglatoosiye
3. Gala-dagaalka, Huwan, Firdhiye & Abdi Madobe.
The short lived of kaltun state.
Somaliland has been saying from the start that we were fighting Puntland. Making dhulbahante blind foot soldiers & fodder for a Puntland cause snm.
Madaxweyne @musebiihi ayaa Madaxweynaha #Masar ugu #hambaleyeey in uu markii #3aad π uu ku guuleystay, doorashadii Egypt.
@AlsisiOfficial ayaa 86% helay codadkii doorashada ee la tiriyey π³π
. Dadweynaha u soo baxay doorashada ayaa ahaa 66% ka mid ah dadkii is-diiwaangaliyey.
The President of the Republic of Somaliland, @musebiihi, has congratulated his #Egyptian counterpart.
#Talo-ahaan @TheVillaSomalia waxaa ku habooneyd in aaney iclaamin shir aan madaxdu hore uga wada-hadal oo #waqtigiisa & #meesha lagu qabanayo aan hore looga heshiin. Shir la iclaameyey inuu baaqdo markii #3aad waxay hoos u dhigeysa #miisaanka #shirka & #geedi-socodka #doorashada.
Madaxweynaha JFS Mudane @M_Farmaajo ayaa 4ta Maarso 2021 martigelinaya munaasabad lagu dhammeystirayo dadaalkii iyo wada hadalladii laxiriiray hirgelinta doorashooyinka dalka ee udhexeeyey Dowladda Federaalka Soomaaliya, Dowlad Goboleedyada iyo Maamulka Gobolka Banaadir.
Waxaa goor dhaw furmaya kal fadhiga #3aad ee Golaha Shacabka Soomaaliyeed, waxaana isha lagu hayaa khudbada Dastuuriga ah ee Madaxwaynaha Jamuuriyada.
#ΩΨ±Ω
Ψ§Ψ¬Ω_ΩΩΩΨΨ―_Ψ§ΩΨ΅ΩΩ
Ψ§Ω#

Last Seen Hashtags on Sotwe
εη¬
θ£γ’γ«ε·¨δΉ³
Seen from Japan
Gumi2016
Seen from United States
momson()*************************
Seen from France
ΓΔ±plaklarplajΔ±
Seen from Turkey
manoisiamodentro
Seen from United Kingdom
Ω
ΩΨ¬Ψ¨_ΨͺΨΉΨ²
Seen from Netherlands
erzurumtravesti
Seen from Turkey
ΰΉΰΈΰΈ§ΰΉΰΉΰΈ‘ΰΈ΅ΰΈ’
Seen from Thailand
cuepodeliam
Seen from United States
Most Popular Users

Elon Musk 
@elonmusk
241.1M followers

Barack Obama 
@barackobama
119.1M followers

Cristiano Ronaldo 
@cristiano
112.4M followers

Donald J. Trump 
@realdonaldtrump
111.8M followers

Narendra Modi 
@narendramodi
107.1M followers

Rihanna 
@rihanna
98.1M followers

NASA 
@nasa
92.2M followers

Justin Bieber 
@justinbieber
91.3M followers

KATY PERRY 
@katyperry
88.7M followers

Taylor Swift 
@taylorswift13
82.6M followers

Lady Gaga 
@ladygaga
74.1M followers

Virat Kohli 
@imvkohli
71.5M followers

Kim Kardashian 
@kimkardashian
70.3M followers

YouTube 
@youtube
68.7M followers

Bill Gates 
@billgates
64.5M followers

Neymar Jr 
@neymarjr
64.4M followers

The Ellen Show
@theellenshow
62.4M followers

CNN 
@cnn
61.8M followers

Selena Gomez 
@selenagomez
61.8M followers

X 
@x
60.8M followers











