Top Tweets for #AAMINO
weligeyga isma laheyn Shidaal ayaa Soomaaliya laga baarayaa, horey ayaa loo soconayaa Xildhibaan #Aamino Eeley.
Halkey ku danbeyeen Ikraan Tahliil iyo Xillibanad Aamino Mohamed Cabdi?
@HassanSMohamud iyo @mahadsalad away balanqaadkiynii mise Dhiiga #Marxumad_Ikraan Jaranjar buu idiin ahaaa?
Laba Sano ayaad xilka heysan ee maxaad #Ikraan iyo #Aamino ugu amuusteen haddadan Adiinka ka danbeyn ?
Away Hooyaadii Ikraan ee meelkasto tagneed?
Ma dhihi karna sida hadda muqata Hooyadii Ikraan ayaadaba waxey kamid aheed Teamka Ololaha dorashada ee @HassanSMohamud & @mahadsalad
โ
Xillibanad Aamino Mohamed Cabdi ma waxey u dhimatay iney ariinkan #Ikraan_Tahliil ka hari weyday daradeed?
Maxaa amuusiyeey Masuuliyiintii Shalay u doodayeey iney Maanta markey xukunka yimadeen ka amusan ariinkan?
Ma runba in Ikraan Hooyadeed Lacag siyeen, Teamka hadda joogo ?
Haddey run tahay iney Lacag qateen,
ma dhihi karna danbigi u ku edeysna @mahadsalad ayuu qirtay oo #Diiyaadi_Ikraan_buu_Reerka_siyey oo Reerka Diyo bey qateen โ
Haddey sidas tahay sow raaligalin kuma wajiib ahaa iney bixiso Hooyadas gafka ey uu geysatay Mamulkii hore ?
https://t.co/bLiubYjOty via @YouTube
Su'aasha kale een qabo waxa weeye mala abaalmarindoonaa Mr.Baahane Iyo Saaxiibkiisii wasiir kuxigeenka Warfaafinta Ee #IkraamTahliil Iyo Xildhibaanad #Aamino diley Kiisaskoodiina Jaran-jaro Iyo Dhibco Siyaasadeed Ku helay ??
Walaalnimada #IsmaaciilOmargelle U noshego hdn hayna๐๐ผ

@MohamedHRoble dad badan baa u qaatay hoggaamiye marki uu shalay lahaa caddaalad baan u raadinayaa #Ikraan. Maantana ma filaayo in uu wax u qaban karo #Aamino ee xammaasadda joojiya. Dalkan xalkiisu waa doorasho kaliya, ee taas aan xoogga saarno.

Rabbi ha u naxariisto xildhibaan #Aamino Maxamed Cabdi oo caawa lagu dilay #Beledweyne.
Haldoorkii waa dhammaaday, Argagixisaduna uma dub iyo diir naxaysto ummadeenna.
#Letswakeup

Waa maalin farxad wayn igu reebtay oo aan gaaray higsigii qeyb kamid ah nolosheyda .
Intaas kadib waxa ay mahad usugnaatay allah wabacdeen,hooyo mcn #Aamino isaakh warsame oo usoo dhabar adaygtay korinta iyo waxbarashada heerka aan gaaray maant.
Mhdsnd

Last Seen Hashtags on Sotwe
MGAI #candid #snapchat
Seen from Turkey
ุณุงูุจ
Seen from Saudi Arabia
เธเนเธณเธซเธตเนเธเธ
Seen from Thailand
bbc
Seen from France
minichatttt
Seen from Germany
ใใคใใ
Seen from United States
ุงุจู_ููุณู
Seen from Germany
xmm #sg
Seen from United States
้ดๅๆณจๆฐด
Seen from United States
bootspotting
Seen from United States
Most Popular Users

Elon Musk 
@elonmusk
241M followers

Barack Obama 
@barackobama
118.8M followers

Cristiano Ronaldo 
@cristiano
114.5M followers

Donald J. Trump 
@realdonaldtrump
111.9M followers

Narendra Modi 
@narendramodi
107M followers

Rihanna 
@rihanna
98.7M followers

NASA 
@nasa
92.2M followers

Justin Bieber 
@justinbieber
91.8M followers

KATY PERRY 
@katyperry
90M followers

Taylor Swift 
@taylorswift13
84M followers

Lady Gaga 
@ladygaga
75.5M followers

Virat Kohli 
@imvkohli
73.4M followers

Kim Kardashian 
@kimkardashian
70.8M followers

YouTube 
@youtube
68.7M followers

Neymar Jr 
@neymarjr
66.4M followers

Bill Gates 
@billgates
65.2M followers

Selena Gomez 
@selenagomez
63.1M followers

The Ellen Show
@theellenshow
62.2M followers

CNN 
@cnn
61.7M followers

X 
@x
60.6M followers







