Top Tweets for #AXMED
#Fikirka: Ka-tanaasulka #Muqdisho, Ku-xidhka #Federaalka Soomaaliya: Axmed Madoobe iyo #Jubaland qaab dhismeedka adkeysiga Cimri dheeradka siyaasadeed ee #Axmed Madoobe_ayaa ka tarjumaysa halgankii daba dheeraaday ee Jubaland ay kaga soo horjeedsatay in ay dhexdhexaad ka noqoto cadaadiska Muqdisho, ayuu ku dooday Cabdinaasir Cali Cismaan. Wuxuu ku nuuxnuuxsaday in, tan iyo markii uu gacan ka geystey in #Kismaayo laga xoreeyo #Al_shabaab 2012, Madoobe uu dhisay maamul goboleed ka hortagaya cadaadisyo siyaasadeed, dhaqaale iyo ciidan oo soo noqnoqday oo kaga imaanayay dowladihii federaalka ee isaga dambeeyey. Qoraagu waxa uu xusay in adkaysiga Jubbaland iyo Madoobe ay muujinayso run adag: “Midnimada laguma dhisi karo go’doomin, waa in lagu dhisaa iskaashi dhab ah”. https://t.co/KnOudb65lS
#Opinion: Outmaneuvering #Mogadishu, Anchoring #Somali Federalism: Ahmed Madobe and #Jubaland’s architecture of resilience
The political longevity of #Ahmed Madobe_reflects Jubaland’s prolonged struggle against centralising pressures from Mogadishu, argues Abdinasir Ali Osman.
He emphasises that, since helping liberate #Kismayo from #Al_Shabaab in 2012, Madobe has built a regional administration that has withstood repeated political, economic, and military pressure from successive federal governments.
The author notes that Jubaland and Madobe’s resilience demonstrates a hard truth: "Unity cannot be forged through siege; it must be built through genuine partnership.”
https://t.co/zfIQXodPEL

#Swiss #HealthTech company #Axmed has been awarded €5 million in non-dilutive grant funding from the @gatesfoundation to expand access to #medicines across low- and middle-income countries 🇨🇭💊
https://t.co/S26LYD6PWG
"Difaaca Qaranku waa cibaado waana waajib inaan dalka ka difaacno beenta iyo borobogaandada lagu hayo Qaranka #Somaliland" Wasiirka Warfaafinta, #Axmed Yaasiin Sh Cali Ayaanle
#Ismaaciil #Axmed Mulkiilah Shirkada #Word #remit fariin kale u diray #permeir Banka...mujaahidi Ismaaciil taariikhda Qaranka #Somaliland ayaa xusi doonta inshallaah Qayabta 1aad
who up torturing they ocs!!!!! #axmed
Warkii Beenta ahaa ee,Duuliye Isaaq ah ayaa ku jiray danbiila yaashii Xasuuqa fuliyay oo la beeniyay ..mujaahidi Duuliye Sare #Axmed Dheere iyo duuliye yaal,kale oo Gacmohoodu Nadiif yihiin ayaa beeniyay ..in aanu jirin xataa askari caadi ah oo Madaarka joogay ...intii joogtayna
2021 VS 2026.
Xasan Shiikh, Hadii 2021kii #Siciid iyo #Axmed Dhiseen.
2026kana Cabdikhadar #firdhiye baa dhisdoona.
Xasan(#Dalxoreeye) Xamse (#Seyid).

#2026ka Wax aannu ka rabnaa, in Shacabka Soomaaliyeed ay Madaxweynaha Soomaaliya nagula dhisaan.
#Hogaamiye #Cabdikhadar #Axmed Aw-#Cali (#Firdhiye),Runtii Waa Hogaamiye bisil oo dulqaad iyo dad wada leh.
#Taleex #SSCKHaatumo.

#Axmed Maxamed Islaam waxa uu sheegay in aanu nahay dawlad federaal ah oo aan ahayn dowlad dhexe. Wuxuu ku nuux-nuux saday in dowladdu aysan u adeegin shacabka #Soomaaliyeed, loona baahan yahay in loo qoondeeyo dowlad goboleedyada dhaqaalaha ay ka helaan deeq bixiyayaasha caalamka.
I am proud to announce that tomorrow I will be a Keynote speaker at the at the Axmed Access Summit.
#AxmedAccessSummit #AccessToMedicines #UnlockingAccessTransformingLives
#Axmed #health #Equality #SafeHomesSafeSpaces


1991 Kismaayo waxay USC u heshay nin la oran jiray #Axmed Cumar Jees oo ka ogolaaday in uu duulaankii USC qayb ka noqdo.
2024-Waxaa loo helay nin la yiraahdo Xamse Cabdi Barre oo diyaar u ah inuu fuliyo shaqadii Axmed Cumar Jees mid la mid ah. Maxaa ka dhexeeya labada dhacdo?
Last Seen Hashtags on Sotwe
รับงานบ้านฉาง
Seen from Thailand
Gavat
Seen from Turkey
股間くすぐり
Seen from Japan
panncentral
Seen from United States
Cuckold
Seen from Germany
anxiouspanda()*+filter:native_video
Seen from Canada
HelenaBailly
Seen from France
BiciRutaPatrimonial
Seen from United States
anxiouspanda
Seen from France
TVShowDisappointment
Seen from United States
Most Popular Users

Elon Musk 
@elonmusk
241.7M followers

Barack Obama 
@barackobama
119M followers

Cristiano Ronaldo 
@cristiano
114.5M followers

Donald J. Trump 
@realdonaldtrump
111.9M followers

Narendra Modi 
@narendramodi
107.2M followers

Rihanna 
@rihanna
98.7M followers

NASA 
@nasa
92.4M followers

Justin Bieber 
@justinbieber
91.8M followers

KATY PERRY 
@katyperry
90M followers

Taylor Swift 
@taylorswift13
84M followers

Lady Gaga 
@ladygaga
75.5M followers

Virat Kohli 
@imvkohli
73.5M followers

Kim Kardashian 
@kimkardashian
70.9M followers

YouTube 
@youtube
68.8M followers

Neymar Jr 
@neymarjr
66.5M followers

Bill Gates 
@billgates
65.2M followers

Selena Gomez 
@selenagomez
63.1M followers

The Ellen Show
@theellenshow
62.3M followers

CNN 
@cnn
61.8M followers

X 
@x
60.7M followers














