Top Tweets for #macalin
ma ilaabo nooluhu wuxu yeelo admiguye โ๐ฝ
#Sacdiyo #Macalin #Biimaalow๐ธ๐ผโ๐ฝ๐ซก
Way kashalaayi Doonan kuwa sharciyada Beentaa ee Soomaliyeysan kugu afduubtay waa Balan indrโ๐ฝโ๐ฝ
Waraysiga xildhibaan #sanbaloolshe oo ahaa ninkii ugu dhawaa #HSM
Labo su aalod oo ka waydiiye ?
#HSM maxaad ku kala tagteen?
HSM Waxaanu kula tagnay in uu dowlanmadii ka dhigay #macalin school private haysta oo subax walba ardayda cashar ku tijaabinayaa
#HSM waa damiin darood nacayb ku jiro
#HSM maxaad ku qiimayn lahayda?
HSM waxaan ku qiimayn lahaa dameer #malab sida
Waayo dowladnimadii waxa uu ugu faa iidaystay 2% isagoo sida (who dead) qof iibinayaa oo kale
Waxaad is waydiinaysa #HSM dowladnimada iyo dalka wa ayo qofka uu ka xumaynayo?
Heshiiska #turky
Heeshiiska easte #afrirca
Bal adigu soo dhegayso
USA: Do you know who stole our #Aid?
HSM: It wasn't me!
USA: Who is behind the land grabs in the districts of #Dayniile (Warlalis) and #Hodan?
HSM: It wasn't me, but Cheff Police of Mogadisho #Macalin Mahdi and the governor of Banadir #Mungaab
USA: Who is behind the land grabs in the districts of #Wardhigley (Xarayaale Stadium and Siinay) ?
HSM: It wasn't me, it was just one of my #cousins.

#Surre #Qubees #Macalin waqooyiga #Muqdisho xitaa unukaa lleh Anas iyo wabiir #Dalxaraashe ๐๐ผ๐
Madaxweye Dr Abdirahman Irro Ayaa ku guuleestay inuu Xabsiga Djibouti ka soo daayo #Macalin Dugsi Quran laga Afduubtay Gabiley 2014 oo ay Afduubteeen Ali #Warancadde iyo Ahmed #Silaanyo Ayaa ka ibsaday #daaquudka DJbouti xukuma Ismail Omar #Geelle. Macalinka ayaanu dhashay Beelaha aan Hubeesneen ee laga tirabadan yahay ee Daga Somaliland Gaar Ahaan Beesha #Madigaan. Dulmi ayuu ku xidhna,lakiin Madaxweye Cirro Ayaa Ilaah u soo diray @SSTHawdReserve @Abdirahman155A @redsoilman @IdirisMXasan2 @Abdallayasin151 @Ogoreey
Xiriirka ka Dhexeeya Wahaabiyada iyo Khawaarijta: Aragti Cilmiyeed
Hordhac
Wahaabiyada iyo Khawaarijta waa laba fikradood oo taariikhiyan ka soo kala jeeda waqtiyo kala duwan, balse waxaa jira dood ku saabsan xiriirka ka dhexeeya. Qaar ka mid ah culimada Islaamka iyo falanqeeyeyaasha siyaasadeed ayaa aaminsan in ay jiraan waxyaabo isku mid ah oo u dhaxeeya, halka kuwa kalena ay qabaan in Wahaabiyada iyo Khawaarijta yihiin laba aragti oo aad u kala fog.
Maqaalkan, waxaan si cilmiyeysan u falanqayn doonnaa xidhiidhka u dhexeeya labada fikradood, annaga oo eegi doona:
1. Asalka iyo Taariikhda Labada Kooxood
2. Mabaadiโda iyo Fahamka Diineed
3. Xiriirka Falsafadeed ee U Dhexeeya
4. Kala-duwanaanshahooda
5. Gunaanad iyo Aragtiyo Kooban
---
1. Asalka iyo Taariikhda Labada Kooxood
Khawaarijta:
Khawaarijtu waa koox diimeed ka goโday Muslimiinta xilligii khilaafada Alฤซ bin Abฤซ Tฤlib (RC) kadib dagaalkii Siffiin (657 CE). Waxay rumaysnaayeen in qofkii Muslim ah ee denbi weyn galo uu yahay gaal oo la dili karo. Waxay si adag u diidanaayeen cid kasta oo aan raacin aragtidooda, iyaga oo ka hortagay khilaafada Islaamka ee markaas jirtay.
Wahaabiyada:
Wahaabiyadu waxay ka timid fikradii uu aasaasay Sheekh Maxamed bin Cabdulwahaab (1703โ1792) oo ka soo jeeday Najd, Sacuudi Carabiya. Wuxuu diidanaa caadooyinka suufiyada, xurmaynta qabuuraha, iyo wax kasta oo uu u arkayay "bidco" diinta lagu daray. Waxa uu sheegtay inuyahay Muslim saafi ah, iyadoo fikradiisa ay taageertay qoyska Aala-Sacuud oo markii dambe noqday boqortooyada Sacuudi Carabiya.
---
2. Mabaadiโda iyo Fahamka Diineed
Inkasta oo Wahaabiyadu aysan si toos ah u sheegan in ay xiriir la leeyihiin Khawaarijta, haddana waxaa jira waxyaabo la is barbardhigi karo:
Takfiirka (Gaaleeysiiya Muslimiinta kale): Khawaarijtu waxay rumaysnaayeen in qofka Muslimka ah ee danbi weyn galaa uu ka baxayo diinta. Wahaabiyaduna, gaar ahaan fikradii Maxamed bin Cabdulwahaab, waxay ku eedayn jireen Muslimiinta kale in ay ku dhex jiraan "shirk" iyo "bidco," taas oo keentay in dad badan ay gaalaysiiyaan.
Isticmaalka Xoogga iyo Jihaadka: Khawaarijtu waxay si toos ah u qaateen fikradda ah in ay la dagaalamaan cid kasta oo ka hor timaadda aragtidooda, taasoo sababtay in ay si xagjirnimo ah u adeegsadaan khaarajin iyo dagaallo aan xad lahayn. Dhanka kale, Wahaabiyadu waxay taageersanaayeen jihaadka ka dhanka ah Muslimiinta aan raacsanayn aragtidooda, iyagoo dagaallo badan ku qaaday Muslimiin kale, gaar ahaan xilligii ay la wareegayeen Najd iyo Xijaaz.
Fahamka Tawxiidka iyo Shirkiga: Wahaabiyadu waxay aad u adkeeyeen macnaha tawxiidka iyagoo sheegaya in cid kasta oo wax u baryaysa nabi, awliyo, ama qof dhintay ay tahay mushrik. Khawaarijtu sidoo kale waxay aad u adkeeyeen macnaha tawxiidka, iyagoo aaminsanaa in qofkii wax yar uga leexdo tawxiidka uu yahay gaal.
---
3. Xiriirka Falsafadeed ee U Dhexeeya
Waxaa jira fikrado muujinaya in Wahaabiyada iyo Khawaarijta ay leeyihiin xiriir falsafadeed, inkasta oo aysan isku mid ahayn:
1. Xagjirnimo diineed: Labaduba waxay muujiyeen xagjirnimo diineed oo aad u sarreysa, iyagoo dadka kale u arkaya in ay yihiin kuwa khaldan.
2. Adeegsiga xoogga: Labada kooxoodba waxay isticmaaleen xoog iyo maquunin si ay u fuliyaan aragtidooda diimeed.
3. Gaalaysiinta Muslimiinta kale: Inkasta oo qaabkoodu kala duwanaa, haddana waxay labaduba gaalaysiiyeen Muslimiin badan.
4. Diidmada dhexdhexaadnimada: Labaduba ma ogola dhexdhexaadnimo, qofka aan raacsaneyn fikirkooda waa la gaaleysiinaya kadibna wa la dilayaa.
Si kastaba ha ahaatee, waxaa jira kala duwanaansho la taaban karo oo u dhexeydsa.
---
4. Kala-duwanaanshahooda
Inkasta oo ay jiraan waxyaabo isku eg, haddana Wahaabiyada iyo Khawaarijta way ku kala duwan yihiin dhowr qodob:
1. Taariikh ahaan kala duwan: Khawaarijtu waxay jireen waqti hore, halka Wahaabiyadu ay soo if baxeen qarnigii 18-aadโฆ๐

#walaalo #Jirra #Beerka_idinka #ogsooni
#Qubees #Macalin #Diidshayaal ๐๐ช๐ซถ๐ผ
#Lpxyo #aankufaano #Fiqi7 ๐ฉธ๐ซถ๐ผโ๐ฝ๐๐ซก
@AbdiqaniTripleA Wad mahadsan tahay walaal @AbdiqaniTripleA waxaad tahay qof Ku dayasha mudan.
Sadax Sifo ayaad kulmisatay.
1: Han Sare.
2: Hormar iyo
3: Hogaamin wanagsan.
Waxaad dadka kale kaga duwan tahay waxaad tahay #Barbaariye ee ma tihid #Macalin.
Anigu yaabaye halkee ayay sirdoonka NISA iyo banooni iska soo galaan?
Kubaddu soow maahan tii aan naqaannay oo ay #Farah #Wehliye #Addow (Sendiko), #Shongole, #Macalin Scot, #Bashir #Jeenyo, Macalin Muslimiin iyo AUN Elman Ali Ahmed ka shaqeeyn jireen mise anigaa wareeray ee Ahmed Saleebaan Dafle ayaa kubad ka shaqeeyn jiray ?

#HSM security Advisor #Xuseen #Macalin bishii laso dhaafay ee September wuxu shacabka #Somaliyeed u sheegay ugu danbeyn 12-31-2024 askariga ugu danbeeyo ka baxaayo dalkena Lkn waxa muuqata dib u dhici ku yimid Atmis bishii September ee laso dhafay 3k ka bixi laha dalka in lo baajiyay hishiis qarsoodi ah oo maanta so shaac baxay. Waxa nasiib daro ah #HSM #dowladiisa iney caadeysatay #Beenta iyo #Musuqa xargaha goostay oo an inaba wax yar oo xishood ah leheyn.
FG: September marki dowlada lagu eedeyay hishiiskan warqada Xuseen Macalin so saaray ka akhriso lifaaqa hoose mahadsanidiin

A passionate teacher who enjoys teaching and engaging with students.
#Macalin waa:
Midka gaarsiiya bulshada himiladeeda.
Ka badbaadiya bulshada mugdiga Jahliga.
Gaarsiiya bulshada baraaraha Cilmiga iyo Aqoonta.
Ilaaliya Hiddaha & dhaqanka bulshada.
Haddaba Macalinka waa Shumac holcaya dadkana u ifinaya noloshooda
#Makechange
#ChiefYahyeWellman


Last Seen Hashtags on Sotwe
Trends for you
Most Popular Users

Elon Musk 
@elonmusk
241M followers

Barack Obama 
@barackobama
119.2M followers

Cristiano Ronaldo 
@cristiano
111.8M followers

Donald J. Trump 
@realdonaldtrump
111.8M followers

Narendra Modi 
@narendramodi
107M followers

Rihanna 
@rihanna
98M followers

NASA 
@nasa
92.2M followers

Justin Bieber 
@justinbieber
91.2M followers

KATY PERRY 
@katyperry
88.3M followers

Taylor Swift 
@taylorswift13
82.2M followers

Lady Gaga 
@ladygaga
73.7M followers

Virat Kohli 
@imvkohli
70.9M followers

Kim Kardashian 
@kimkardashian
70.1M followers

YouTube 
@youtube
68.7M followers

Bill Gates 
@billgates
64.3M followers

Neymar Jr 
@neymarjr
63.8M followers

The Ellen Show
@theellenshow
62.4M followers

CNN 
@cnn
61.8M followers

Selena Gomez 
@selenagomez
61.4M followers

X 
@x
60.8M followers

















