Top Tweets for #CIIDAMADA

Dowladda #Puntland ayaa ciidamo duldhigtay xarunta Ciidanka #PSF ee magaalada #Gaalkacyo, iyadoo ciidamadaasi fariisimo ka sameystay hareeraha xarunta, oo ku taalla dhinaca bari ee #Garoonka Diyaaradaha #Cabdullaahi Yuusuf.

Waqooyi Bari Maka faa'iidaysan-doontaa Fursadaha jaamacada carabta iyo ururka iskaashiga islaamka?
Ee Dhanka.
1) #Maalgashiga iyo #Dhaqaalaha.
2) Kaabayaasha #Dhaqaalaha iyo Horumarinta.
3) #Diblomaasiyadda.
4) #Ciidamada iyo #Sirdoonka.

#Ciidamada Dowladda Federalka #Soomaaliya ee jooga Magaalada #Carmo ayaa madaxwayne #Hassan Sheikh Mohamud ugu baaqay inuu #kastamyada #Puntland #Garoomada iyo #dakadaha ka qaado #cashuurta iyagoo ka dalbaday inuu soo dadajiyo.
Dhagax dhiga Dhismaha Xarunta #Ciidamada Dab-#damiska #Jamhuuriyada #Somaliland. Gobolka Sool Ee Dagmada Caynabo
Bishii la soo dhaafay, tababarayaasha @EUTM_Somalia waxay qabteen Koorsada Aasaasiga ah ee Ciidanka Dhulka - hindisayaal muhiim ah oo uu taageeray Taliyaha cusub ee Ciidanka si kor loogu qaado diyaarsananta #Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya & Hay'adaha Amniga sanadkan 2026.

#Ciidamada Dawladda Federalka Talisyada Puntland ayaa Si Nabad ah ugu soo Noqday Garoowe iyo Bosaso shaqo Qaran ka dib.
Al Xaqiiqa.

#Ciidamada difaaca #Puntland ee ku sugan Jiidaha hore ee Buuraha #Caalmiskaad ayaa dilay 3 ka mid ah firxadka Argagixisadda #Daac1sh, iyagoo gacanta ku dhigay mid kale oo katirsan , firxadka Argagixisadda #Daac1sh ayaa isku dayay in ay xoolo Geel ah ka qaataan dad reer Guuraa ah oo ku sugan deegaanka #Dhidigaale , ka dib ciidamada difaaca #Puntland oo ka war helay ayaa fuliyay hawlgal qorshaysan oo qaarna ku dileen qaarna ay ku soo qabqabteen.

#Wasiirka maaliyadda #Puntland mushaharka Shaqaalaha iyo #Ciidamada waxaa nooga muhiimsan wadooyinka.😂
Tani waa Masuuliyad daro.
#Ciidamada Maakhir Security Forces ee maanta Cagta mariyay Meleeshiyaadkii Siciid Deni maanta.
#Ciidamada Qalabka sida ee Maakhir oo Meel kasta isaga habar wacday.🔥🇸🇴👏💪
Alle haku asturo way dedaaayan intii karaankooda ah alle swt nabad qab haku gaadhsiiyo #Ciidamada-dabdamiska JSL 🙏❤️
Ciid Mubarak #Ciidamada #Puntland nooc walba ee u taagan qoraxda, xafidida:
1) Deegaanka Puntland
2) Gabdhaha Puntland sharaftooda
3) Jiilkaan & Kuwa xiga ee PL
4) Taariikhda halgameyaashii dhisay Puntland
Ciid Hambalyadeed Idiin Gaara Walaalayaal 🩵🤍💚
@PL_CTOperations @Pldefenceforce @Plpoliceforce @PuntlandINSA
update #Ciidamada #ammaanka ayaa howlgal amni xaqiijin ah caawa ka sameeyey #Magaalada Masaaji Cali Gaduud ee gobolka #Shabeellada_dhexe iyo deegaano hoos taga.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda #Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi #Cirro ayaa waxa uu maanta ka qayb galay Munaasibadda Daahfurka Diiwaangelinta Casriga ah ee #Ciidamada kala duwan ee Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland oo lagu qabtay Hoolka Weyn ee Ciidanka #Booliska.
Waxa xusid mudan in Ballan-qaadyadii ay Xukuumadda Cusub ee Wadajir iyo Waxqabad ay la gashay ummadda Somaliland ay ka mid ahaayeen Diwaangelinta, Tayaynta, Casriyeynta iyo Xaq-siinta qaybaha kala duwan ee Ciidamada Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Munaasibadda ka jeediyey hadal aad u qiimo badan waxa uu sheegay in ay isaga farxad gaar ah iyo dareen masuuliyadeed u tahay in uu ku dhawaaqo bilowga Diwaangelinta Casriga ah ee Taariikhiga ah ee Ciidamada kala duwan ee JSL (𝐁𝐢𝐨𝐦𝐞𝐭𝐫𝐢𝐜 𝐑𝐞𝐠𝐢𝐬𝐭𝐫𝐚𝐭𝐢𝐨𝐧) taas oo ah tallaabada koowaad ee hirgelinta dib-u-habaynta iyo Casriyeynta dhammaan Ciidamada kala duwan ee Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland.
Sida oo kale, Madaxweyne Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi waxa uu sheegay in Ciidamada kala duwan Qaranku ay yihiin Haybadda iyo Udub dhexaadka Amniga iyo Xasiloonida Qaranka JSL iyo gaashaanka ilaaliya Qarannimadeenna, Difaaca Xuduudaheenna iyo xaqiijinta bad-baadada muwaadiniinta reer Somaliland.
Madaxweynuhu waxa uu xusay in Ciidamada Qaranku ay yihiin Hayy’ad Dastuuri ah oo u igman difaaca madax bannaanida dalka, xagga Dhulka, Badda iyo Cirka iyo guud ahaanba ilaalinta danaha Qaranka JSL.
Munaasibadda Daahfurka Diiwaangelinta Casriga ah ee Ciidamada kala duwan ee Qaranka waxa Madaxweynaha ku wehelinayey Guddida Wasiirada ah iyo La-taliyeyaasha Madaxweynaha ee uu Madaxweynuhu u xilsaaray Diwaangelinta iyo Casriyeynta qaybaha kala duwan ee Ciidamada Qaranka.
Sida oo kale waxa iyaguna Munaasibadda ka qayb galay Taliyeyaasha Ciidamada kala duwan ee Qaranka iyo Xubnaha Guddida Farsamo ee fulinaya Diiwaangelinta Casriga ah ee Ciidamada Qalabka sida.
𝐀𝐋𝐋𝐀𝐀 𝐌𝐀𝐇𝐀𝐃 𝐋𝐄𝐇,
𝐗𝐮𝐬𝐞𝐞𝐧 𝐀𝐚𝐝𝐚𝐧 𝐂𝐢𝐠𝐞 (𝐃𝐞𝐲𝐫)
𝐀𝐟𝐡𝐚𝐲𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝

#Madaxweyne @HESaidADeni, oo uu weheliyo Guddoomiye Ku-xigeenka Golaha Wakiillada @Mohamed_Baarri , ayaa kulan ku saabsan dardargelinta @PL_CTOperations ee ka socda #Calmiskaad la qaatay Saraakiisha #Ciidamada Difaaca #Puntland iyo Guddiyada ka shaqeynaya #hawlgalka socda.

𝐖𝐀𝐑 𝐒𝐀𝐗𝐀𝐀𝐅𝐀𝐃𝐄𝐄𝐃
Hargeysa, 14.03.2025, Jimce
Madaxweynaha Jamhuuriyadda #Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa waxa uu maanta Cisbitaalka weyn ee Hargeysa ku booqday, mid midna u dul istaagay askar ka tirsan geesiyaada #Ciidamada Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland iyo Ciidamada #Madaniga ah ee dhawaan ku dhaawacmay hawlgalladii ugu dambeeyay ee difaaca Qaranka ee ka dhacay Degmada Buq-dharkayn.
Madaxweynaha ayaa intii uu ku guda jiray booqashadiisa waxa uu mid-mid ula kulmay askarta dhaawacantay isaga oo u kuur galayay xaaladda dhaawacyada ay qabaan ciidamadu, taasi oo ay dhakhaatiirta gacanta ku haya askarta dhaawacantay ay Madaxweynaha xog warran guud ka siiyeen xaaladooda.
Madaxweynuhu waxa uu askarta dhaawacantay ku ammaanay geesinimadooda, naf-huridda iyo dadaalka aan kala go’a lahayn ee ay hadh iyo habeenba ugu jiraan si ay u difaacaan dalka, dadka iyo diintaba.
Madaxweynaha ayaa sida oo kale Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka, Agaasimaha Cisbitaalka iyo Taliye-ku-xigeenka Ciidanka Qaranka ka dhegaystay xog warran la xidhiidha qaabka uu u socdo daryeelka Ciidamada dhaawacmay xag Caafimaad iyo xag nololeedba.
Booqashada Madaxweynaha Jamhuuriyadda waxa ay hoosta ka xariiqaysaa abaalka iyo mahad-celinta qotada dheer leh ee uu Qaranka u hayo geesiyada Ciidamada Qaranka iyo Ciidamada Madaniga ah, taasi oo muujinaysa sida ay Xukuumad ahaan uga go’an tahay in ay hiil iyo hooba la garab istaagto muddada ay ku jiraan ka soo kabashada dhaawacyada, isaga oo Madaxweynuhu Allah SWT uga baryey in uu caafimaad siiyo una booga-dhayo.
𝐀𝐋𝐋𝐀𝐀 𝐌𝐀𝐇𝐀𝐃 𝐋𝐄𝐇,
𝐗𝐮𝐬𝐞𝐞𝐧 𝐀𝐚𝐝𝐚𝐧 𝐂𝐢𝐠𝐞 (𝐃𝐞𝐲𝐫)
𝐀𝐟𝐡𝐚𝐲𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚

Last Seen Hashtags on Sotwe
Most Popular Users

Elon Musk 
@elonmusk
241.1M followers

Barack Obama 
@barackobama
119.1M followers

Cristiano Ronaldo 
@cristiano
112.6M followers

Donald J. Trump 
@realdonaldtrump
111.8M followers

Narendra Modi 
@narendramodi
107.1M followers

Rihanna 
@rihanna
98.2M followers

NASA 
@nasa
92.2M followers

Justin Bieber 
@justinbieber
91.4M followers

KATY PERRY 
@katyperry
88.8M followers

Taylor Swift 
@taylorswift13
82.7M followers

Lady Gaga 
@ladygaga
74.2M followers

Virat Kohli 
@imvkohli
71.6M followers

Kim Kardashian 
@kimkardashian
70.3M followers

YouTube 
@youtube
68.7M followers

Neymar Jr 
@neymarjr
64.5M followers

Bill Gates 
@billgates
64.5M followers

The Ellen Show
@theellenshow
62.4M followers

Selena Gomez 
@selenagomez
61.9M followers

CNN 
@cnn
61.8M followers

X 
@x
60.8M followers