Fihiimo Yuusuf Quunje oo ka Tanaasushay Aragtidii Soomaaliweyn, kana Baxday Xildhibaannimadii Sool Bari
Fihiimo Yuusuf Quunje ayaa si rasmi ah uga tanaasushay aragtidii Soomaaliweyn, iyadoo sidoo kale iska casishay xilkii xildhibaannimo ee ay ka haysay deegaannada Sool Bari.
https://t.co/ynTlJ2cj1H
"Somaliland has stated that it will strongly safeguard and strengthen its relationship with its ally, Israel, the only country that has recognized Somaliland's statehood."
“Gartii ay qaadi jireen madaxda dhaqanku hoos ayay u dhacday, kaddib markii tayadoodu hoos u dhacday isla markaana ay faro bateen,” Guddoomiyaha Maxkamadda Sare JSL
"Waxa aan rajaynayaa inuu qorshe dhaxal gal ahi ka soo baxo Shirkan Garsoorka Jamhuuriyadda Somaliland" Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro)
“Falastiin iyo Israel waxa ay isku hayaan diin ma aha ee waa dano siyaasadeed. Markaa yaan layna odhan Israel lama heshiin kartiin, .”Wasiirka Madaxtooyada Somaliland.
President of the Republic of Somaliland Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro) received a warm welcome upon his arrival in Hargeisa, the capital of Somaliland, following his official visit to Israel.
#Israel#Somaliland
CPJ welcomes Thursday’s release of Somaliland journalists Mubaarik Mohamed Aadan, Mohamed Yusuf Ali, and Abdilatif Said Ahmed.
Mubaarik and Abdilatif were arrested on April 22 and Mohamed on April 27 in the eastern town of Erigavo and charged under Article 287 of the Penal Code with publishing false news for reporting allegations that the Erigavo offices of the ministry of water had closed.
They were released on bail on April 28 and detained again on June 10 pending judgment.
Mubaarik (left) was acquitted. Mohamed (with glasses) and Abdilatif were each fined 1 million Somaliland shillings (US$100), or one year in prison in default of payment. The fines were paid, securing their release.
This case marked Abdilatif’s third arrest since March 2025, as the breakaway region of Somalia has seen an uptick in short-term detentions of journalists.
Journalists should never face arrest, detention, or criminal prosecution for their reporting.
Read more: https://t.co/dXVTQldJmz
Dadka maanta diiddan in Jamhuuriyadda Somaliland ay Safaaraddeeda Israa’iil ka furato Magaalada Qudus, waa kuwo ka soo horjeeda jiritaanka iyo horusocodka Jamhuuriyadda Somaliland."Afhayeenka Madaxwaynaha Jsl