Top Tweets for #CIISAHA
Wax ka baro dhaqanka ---
Sooyaalka beesha #Ciisaha waxaa soo martay (5) da'ood (generations) oo xussid mudan
▪︎Miidha diid
▪︎Aaya reeb
▪︎Dag-daga
▪︎Durkiya
▪︎Dun Cas
#Ramadan_Kariim

#Map-kan waxaa la sameeyay 1879
Waxaa sameeyay #Talyani
Waxaa #Map-kan ka muuqda magaca #Guban
Sidoo kale waxaa ka muuqda degaanka #Ciisaha iyo ka #Gadabuursiga
#Taariikhda lama min'guurin karo
#Marana wax laguma yeelan karo
#Nabaddu'na waa lama huraan

"Sida Ugaaka #Ciise u hadal"
"Dariiqyada fura dheh"
Waa hadallada lagu leeyahay #Ugaas_Cabdirashid
Waana ereyo loogu adeegayo mashruucii #Xabashida (SL)
#Ciisaha'na cadaw looga dhigayo
@EgehKhadar #Mahasanid
Waad ka run sheegtay taariikhda
Dhanka Xeebta #Ciisaha iyo #Habar_Awal cidi uma dhaxayn
Waxayna ku kulmayeen #Bullaxaar

▪︎La kala dharwsan
▪︎La kala hadli og
▪︎La kala anshax badan
Waa hadalkii oday odhan jiray
Waa'na dhaqanka #Ciisaha
Saylac waxaa iska leh ninka 19 Ugaaska Ku caleemo saartay kaasaa Furaheedana Haysta. Ree Ceel-lahelay oo hostagta Dagmada Lughaye Gobolka Awdal oo ka hadlay arintanka tagan Gobolka Salal gaar ahan Magalada Saylac.
"Caaqil Ibraahin Nuur Ducaale"
@foziaaosman Dagaalna ma jiro
Dad is dhalay oo wada dhashay , in ay is dilaan waa CEEB
Lakin sidoo kale , waxaa ceeb ah
"In dhul'kaaga laguu sheegto"
#Ciisaha xeebta , waxaa ugu shisheeya #Badda_Raxman waxayna caanaha gayn jireen #Barbara
Le 19 avril 1855, lors de l'assaut nocturne contre le camp britannique de Burton à Bulahar (Bulaxaar) près de Berbera, mon arrière grand-père "Dayah Guelleh", vaillant guerrier Somali, se jeta dans la mêlée aux côtés de ses compagnons.
Armé des lances, face à des soldats britanniques équipés d’armes à feu. Ils affrontèrent, dans l’obscurité de la nuit, un empire sûr de sa puissance mais pris de court par l'audace de ceux qu’il croyait soumettre.
Il tomba, non sous le feu ennemi, mais victime d’un tir ami (ultime ironie d’une guerre menée pour l’honneur et la terre).
Que son nom vive dans la mémoire des hommes libres.
Merci au Chairman @omar_hadi pour avoir partagé avec notre génération ce pan d’histoire oublié.
#Famille #Histoire

#Summadaha beesha #Ciisshs
Far'qoraalkii hore ee #Faraaciinta iyo #Summadaha beesha #Ciisaha
▪︎Maxaa xidhiidh ah oo ka dhexeeya ,,?!!

@PhiloSomalia #Ingirii'ku markuu dhulka soo dagayay
#Ciisaha
#Gadabuursiga
#Isaqa
#Wasangali mid kasta'ba gaar buu heshiis ula saxeexday
#Dhulbantuhu isagu uu la dagaalamay
▪︎Protokool'kaana #Afarta nin'ba wada saxeexay
▪︎Hadda'ba #SL ma cid gaar ah baa Igiriiska wakiil uga ahayd ,,?!!

War dag dag
Wiil ciise ah oo kula teliyey dadka #ciisaha iyo #samaroonka in ay si dag dag uga guuraan Hargeysa iyo magaalooyinka qabiilada isaaqa ay ku badan yihiin dagan
Una guuraan magalaada boroma casimada awdal state wuxuu intaas raaciyey ismaaciil wuxuu edebin doona isaq
Last Seen Hashtags on Sotwe
Most Popular Users

Elon Musk 
@elonmusk
241.1M followers

Barack Obama 
@barackobama
119.1M followers

Cristiano Ronaldo 
@cristiano
112.6M followers

Donald J. Trump 
@realdonaldtrump
111.8M followers

Narendra Modi 
@narendramodi
107.1M followers

Rihanna 
@rihanna
98.2M followers

NASA 
@nasa
92.2M followers

Justin Bieber 
@justinbieber
91.4M followers

KATY PERRY 
@katyperry
88.8M followers

Taylor Swift 
@taylorswift13
82.7M followers

Lady Gaga 
@ladygaga
74.2M followers

Virat Kohli 
@imvkohli
71.6M followers

Kim Kardashian 
@kimkardashian
70.3M followers

YouTube 
@youtube
68.7M followers

Neymar Jr 
@neymarjr
64.5M followers

Bill Gates 
@billgates
64.5M followers

The Ellen Show
@theellenshow
62.4M followers

Selena Gomez 
@selenagomez
61.9M followers

CNN 
@cnn
61.8M followers

X 
@x
60.8M followers













