Top Tweets for #CIRRO
@InesAlarconOk @Adnecuadorok @BancadaADN @InesAlarconOk #RATA #MAFIOSA #MAFIAADN #LACAYA #DE #ESTE #NARCOGOBIERNO #COMO #ES...#CURRIA #CIRRO #INIVIRSIDIDIS.🤣🤣🤣🤣..#CLARO LES CERRO #A #LOS #QUE #NEGOCIABAN #CON #LA #EDUCACIÓN #SUPERIOR SOLO LES INTERESABA EL DINERO💵💵 MAFIOSOS EDUCACIÓN SUPERIOR

Waxay u muuqataa in #cashuurta_GST ay tahay mashruuca keliya ee hor-tebinta iyo mudnaanta koowaad u leh xukuumadda #Cirro.
Iyadoo shacabka #Somaliland ay wajahayaan duruufo nololeed iyo dhaqaale oo aad u adag, isla markaana ay isa soo tarayaan baaqyada isdaba joogga ee ay bulshadu ku dalbanayso in la joojiyo cashuurtan sharci-darrada ah, haddana xukuumaddu weli waxay u muuqataa inay ku dheggan tahay mashruucan, iyadoo dhegaha ka furaysatay codka shacabka.
Waxaad ba mooddaa in meesha keliya ee ay xukuumaddu dhaqaale ka aragtay tahay jeebabka shacabka #Somaliland ee la ildaran sicir-bararka, dhaqaale-xumada iyo abaaraha.

#Political #tensions escalate between #Cirro administration and #opposition Parties in #Somaliland. ➡️https://t.co/Dcy3XRN4PL

Xidhiidhkii #Israel iyo #Cirro su'aalo waawayn baa ka soo noqday
#Culumadii waan aragnay , hadda'na waa #Siyaasiyiintii ugu cuslaa .
Sugaay ,,,, Sugaay
Sugaay la is-ma gaadhin wali

This is the same naive and arrogant mindset costed #Somaliland to loss East Sool! This mindset is illogic, #Cirro is right to bring everyone together, that’s the interest of our nation.
Kani waa wasiirka biyaha, waa Dhulbahante Waa khalad iyo nacasnimo, Dhulbahante Waa inangumeed waa
Cadaw Faqash ah oo isir ahaan uu neceb Somaliland iyo reer Sheekh Isaxaaq, in dadkaas la soo dhaweeyo Maha waa in xilaka wasiirka biyaha la qato oo la siiyo reer Sheekh Isaxaaq ama Samaroon @Abdirahmanirro @khadarlooge @AmbMohamedHagi @EdnaAdan @Shakurshire101 @SSTHawdReserve

Ader what are you talking about? Abdirahman M. Abdillahi #Cirro is our president and elected with a landslide victory of 63.92% and sworn as the sixth president and the fourth president elected by a popular vote in the Republic of Somaliland. There are people who are against his foreign policy, but people in Somaliland are overwhelmingly supportive of Somaliland/Israel reciprocal mutual recognition. We cannot let our antagonists i.e. #Faqash offsprings win. Faqashta yaryar waa in la buufiyaa, marka hubka dayaama Ciidanka Qaranka Somaliland gacantooda soo galaan.
Hero of the week 🤩
Warbaahinta israel oo amaan kal dul dhacday Madaxweyne Dr #Cirro iyo Shacabkaba,
Somaliland's President Abdirahman Mohammed Abdullahi came to Israel with a powerful message: "Israel was the first country that truly saw us."
@Awliyo1911
Ciyaartii Classic ah baa soo socota Kulan #Netanyahu iyo Dr #Cirro ee Bari iyo khudbada uu ka jeedin doono #knesset
#Somalilnd 🤝#Israel

Dhul gariirkii Bariga dhexe oo Sii bilaabmay kadib booqashada maxweynaha jamhuuuriyada #Somaliland uu kutagayo Telaviv ,
Dr #Cirro
Saudigii laabtuu usii Daayey #JSL
@Daily_Mogadishu War Abti Suldaan, @siciidSL - kolayba #Bah_Majeerteen baad dhagax tuuri doontaa oo 🔥🎤 u qaadan doontaa; ee adoo #Puntland ku mucaaradaya #Cirro - Somaliland ha dumin 💯✅ balse Somaliland iyo Puntland waa asalka🇸🇴 ee 🇮🇱 iyo 🇹🇷 heshisiin lahaa👌🏾😇🇸🇱🌍
https://t.co/VGK7onQtB0
Warsangeli and Majeerteen merchants unite against the building of new towers in Berbera[1845]
“Against them are arrayed all the Windward Tribes consisting of the Aial Iunes, Mijerteyn, Warsangeli and Aial Gedid, who protest against the building of these strongholds
![PuntlandVault's tweet photo. Warsangeli and Majeerteen merchants unite against the building of new towers in Berbera[1845]
“Against them are arrayed all the Windward Tribes consisting of the Aial Iunes, Mijerteyn, Warsangeli and Aial Gedid, who protest against the building of these strongholds https://t.co/Z74vwHph8u](https://pbs.twimg.com/media/HDUQIKjWwAAoz9a.jpg)
Sir Gavin Williamson Gudoomiyaha Maxadka aqoonsiga iyo xidhiidhka caalamiga ah ee Somaliland
Madaxweyne #Cirro ayaa Caawa xilkaas u magacaabay ✅✅

In kasta oo aan ka soo horjeedo siyaasadda #Cirro ee maanta, haddana waxaan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa shacabka Somaliland munaasibadda 18-ka May. Hanbalyo!
Shaqada uu Gacanta Ku hayo Maxaxweyne Dr, #Cirro haday dadka Qaar ogaanlahaayeen, Aaskooda Ayaa loo dareeri lahaa, kuwa kalena Farxad bay u udhiman lahaayeen, Dooro Labada daarood mid uun إما في الآخرة أو في الدنيا.

XUKUUMADDA TALO-XUMO:
Ma laga filan karaa Madaxweyne #Cabdiraxmaan_Maxamed_Cabdillaahi #Cirro iyo xukuumaddiisa inay fuliyaan ballanqaadyadii ay hore u galeen, ka dib muddo kordhintii maanta la sameeyay?
#Somaliland

Last Seen Hashtags on Sotwe
momson filter:videos
Seen from Germany
infinity
Seen from United States
anal #swing
Seen from Brazil
bobvelseb
Seen from Venezuela
momson(((())))***+filter:native_video
Seen from Brazil
PlasticPounder
Seen from Algeria
stwbinor
Seen from Indonesia
วาร์ปเด็ด
Seen from Thailand
misogyny
Seen from Russia
سالب_الرياض_مبادل_الرياض_نحيف_الرياض
Seen from Germany
Trends for you
Most Popular Users

Elon Musk 
@elonmusk
240.9M followers

Barack Obama 
@barackobama
119.2M followers

Donald J. Trump 
@realdonaldtrump
111.8M followers

Cristiano Ronaldo 
@cristiano
111.6M followers

Narendra Modi 
@narendramodi
107M followers

Rihanna 
@rihanna
97.9M followers

NASA 
@nasa
92.2M followers

Justin Bieber 
@justinbieber
91.1M followers

KATY PERRY 
@katyperry
88.2M followers

Taylor Swift 
@taylorswift13
82.1M followers

Lady Gaga 
@ladygaga
73.6M followers

Virat Kohli 
@imvkohli
70.7M followers

Kim Kardashian 
@kimkardashian
70M followers

YouTube 
@youtube
68.7M followers

Bill Gates 
@billgates
64.2M followers

Neymar Jr 
@neymarjr
63.6M followers

The Ellen Show
@theellenshow
62.4M followers

CNN 
@cnn
61.8M followers

Selena Gomez 
@selenagomez
61.3M followers

X 
@x
60.8M followers






















