Top Tweets for #Cu4thconvocation
Congratulations, Class of 2020!
Your Capital family is thinking of you and holding you in our hearts on this day. Best wishes as you navigate the next chapter of your journey, take all that you have learned at CU and use it to go forward.
#CU4thConvocation

We are sending congratulation message to all students who graduated from Capital University in Mogadishu. We are sharing with you this delightful day for your celebrations and hope you huge achievements for your endeavours.
#Educationfirst
#CU4thConvocation

Senator Zamzam Daahir Maxamuud oo Ah Senator ka tirsan aqalka sare DFS ayaa hambalyo u dirtay dhamaan ardayda dufcada 4aad, kulana dardaarantay ardayda in ay dedaalka halkaas ka sii wadaan.
#CU4thConvocation
#Batch4

Guddoomiyaha Jaamacadda Capital Dr. Ahmed Ga'al Ali isaga oo ku hadlaya Magaca Maamulka ugu Sareeya ee Jaamacadda wuxuu hambalyo u dirayaa Dhamaan ardayda dufcada 4aad, wuxuuna mahad celin qiimo badan u dirayaa waalidiinta ardayda.
#CU4thConvocation

Guddoomiye ku xigeenka gudiga sare ee Jaamacadda Capital Ahmed Dhiblawe Asir ayaa Hambalyo u diray dhamaan ardayda ka qallin badalatay Jaamacadda Capital Sanad- waxbarasheedka 2019/2020.
#CU4thConvocation
#Class_Of_2020
#Batch4

Hambalyo dhamaan dufcada 4aad ee Jaamacadda Capital
4thConvocation
Class of 2020
#CU4thConvocation

Cabdiqaadir Cabdulaahi Cali oo ah masuul ka tirsan Bangiga Caalamiga ah ee IBS ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray Dufcadda 4aad ee Jaamacadda Capital
4th convocation
Class of 2020
#CU4thConvocation

Gudoomiyaha Haweenka Gobolka Banaadir #Jawaahir Baarqab oo ardayda ku bogaadisay In ay ka baxaan reer hebel oo ay noqdaan dad midaysan oo ah bahda waxbarashada
#CU4thConvocation

Guddoomiye ku xigeenka arimaha bulshada Gobolka Banaadir Basma Caamir Shakeeti oo hambalyo la wadaagtay ardayda ka qalinjabinaysa Jaamacadda Capital
#CU4thConvocation

Agaasimaha Tacliinta Sare Ismaciil yuusuf wuxuu kamid yahay martida xaflada nagalasoo qayb galay wuxuuna hambalyo la wadaagay ardayda ka aflaxday jamcadda Capital
#Cu4thconvocation

Al-fanaan Maxamed Xasan Xuseen Lafoole ayaa heeso nabada iyo waxbarashada ka hadlaya la wadaagay dhamaan ardayda qallinjabinta
#CU4thConvocation


Kooxda Hido ayaa soo bandhigay heesta jamacadda capital
4th convocation
Class of 2020
#CU4thConvocation

General Abdikarin Ali Afrah taliye kuxigeenka ciidanka asluubta kana mid ah #Waalidiinta_Ardayda maanta ka qalinjabineysa jamaacadda Capital
wuxuu ardayda ku bogaadiyey in ay dadkooda ugu adeegaan cilmiga ay barteen
#CU4thConvocation
#Batch4

Gudiga Sare ee jaamacadda, Maamulka iyo dhamaan hawl wadeenada jaamacadda waxay hambalyo diiran u dirayaan dhamaan ardayda ka qallinjabisay jaamacadda Sanad waxbarasheedka 2019-2020.
#CU4thConvocation
#Batch4

Prof, Yahye Sheikh Amir ayaa hambalyo iyo bogaadinu diray dhamaan ardayda dufcada 4aad.
#CU4thConvocation

Waxaa si habsami leh u bilaabmatay xaflada qallinjabinta dufcada 4aad ee sanad waxbarasheedka 2019-2020, hambalyo dhamaan ardayda qiimaha badan.
#CU4thConvocation
#Batch4
Diyaar garowga xaflada qallinjabinta dufcada 4aad ayaa si habsi leh uga socota xarumaha jaamacadda.
#CU4thConvocation


Congratulations to all the students graduating from Capital University this year, and keep up the good work.
#CU4thConvocation
Most Popular Users

Elon Musk 
@elonmusk
240.8M followers

Barack Obama 
@barackobama
119.2M followers

Donald J. Trump 
@realdonaldtrump
111.7M followers

Cristiano Ronaldo 
@cristiano
111.2M followers

Narendra Modi 
@narendramodi
107M followers

Rihanna 
@rihanna
97.8M followers

NASA 
@nasa
92.2M followers

Justin Bieber 
@justinbieber
91M followers

KATY PERRY 
@katyperry
88M followers

Taylor Swift 
@taylorswift13
81.8M followers

Lady Gaga 
@ladygaga
73.4M followers

Virat Kohli 
@imvkohli
70.4M followers

Kim Kardashian 
@kimkardashian
69.9M followers

YouTube 
@youtube
68.7M followers

Bill Gates 
@billgates
64.1M followers

Neymar Jr 
@neymarjr
63.2M followers

The Ellen Show
@theellenshow
62.4M followers

CNN 
@cnn
61.9M followers

Selena Gomez 
@selenagomez
61.1M followers

X 
@x
60.8M followers




