Top Tweets for #Daacadnimo
Waxaa sharaf ii ah in aan xafiiski aan umadda ugu adeegi lahaa saakay fadhiisto, si aan u dardar gelino adeegyada bulshada, gaar ahaan caafimaadka, lana gaarsiiyo heer degmo kasta ay si toos ah u maamusho caafimaadkeeda.
#AdeegBulsho #Horumar #Daacadnimo #Xilkasnimo #Caafimaad
@ha_noolaato PM #Xamza Waxaa ka muuqata #Daacadnimo Alle Dartiis ah, Allaha Barakeeyo, 5Lix-Bilood uu Ahaa PM Waxaa Xoroobey dhamaan Gobalka Hiiraan.Asagoo hiil & Hooba la garab taagnaa

Tayada ugu saraysa ee hogaamintu waxay tahay shaki la'aan #daacadnimo. La’aanteedna, wax guul ah oo run ah ma suurtowdo, ha ahaato koox burcad ah, garoon kubbadda cagta ah, hadday ciidan tahay, iyo hadday xafiis tahayba.🏃🏻🔥
🦋Qufkii idhowrta wan udhiman kara dhabta xata hadey garto dhuuxa wan ushuubi🥀🌺
❤️🌎😘🦋🌹
#Nuurulqalbi
#Daacadnimo

Wuxuu ku yimid Codsiga Bulshada,
Soo dhowow Markale Oo Metel bulshada Kujecel Aabo @Isgowe_Derow
#Daacadnimo
#Samadoonimo
#Metelaad
#N&N

Mar kale xasuusin fariintii Dr. #Mahathir R/W hore Malaysia oo ahayd:
1- Soomaalidu waa in ay ogaadaan in Soomaaliya iyagu leeyihiin.
2- #Hogaanka Soomaaliduna waa in ay isu #tanaasulaan.
3- Dastuurka Soomaaliya in lagu daro qodabbada kala ah #Xushmad & #Daacadnimo.

@KFoodhaadhi #Congratulations Bro Go Forward
Be realistic and positive angle oriented Ogow sawirka ama xogta aad soo gudbiso Ee aad dadkaaga lawadaagto in Allah S.W.T waxkaa weydiin doono.
#dadaal, #daacadnimo iyo Tudhaale Ayaan kugula dardaarmay
#Thanks.
@idaajaa21 @Ahmed_Nabaddoon @DrBaadiyow Waa hubaal haddii hogaan wanaagsan dalku yeesho in uu cagahiisa dib ugu istaagi lahaa markale. Aan ku doorano hogaanka dalka #Aqoon #Cadaalad #Daacadnimo #Dulqaad #Deeqsinimo #Hubsiimo #Goaanadayg #Dadaqoon
Qeexitaanka #Daacadnimo Waa marka aad aragto ruux Soomaali ah, oon la qasbin, maamulna garab taagnayn, warbaahinta iyo culimada ka horcadeedya in hanti dhul / xoolo wuxuu haysto uusan asaga lahayn, sida geesi Abdirahman Ahmed Abdirahman #Bakayle Allaha sharfo e. #BakayleChallenge

Wasiir Axmed Ciise Cawad Runtii Waa Shakhsi qeyb weyn ka ah Horusocodka Dawladnimada Soomaaliya.
Wasiir Cawad 2024 waa Madaxweynaha Puntland Rumee ama ha Rumeysan #Wasiir waanu ku garab taaganahay qabashada Xilka Madaxweyne Ee Puntland 2024.
#Dadaal #Daacadnimo
Cawad For pl.

Dhaba kasta oo guusha loo maro ma ahan mid sahlan, balse waxay rabtaa Samir iyo Dhabar adayg.
#Dadaal, #Daacadnimo, #Dulqaad iyo #Degganaan.

Marka muhiimad gaar ah ay kuu leedahay shaqadaada, cid kaa dambeyso oo aad ku halleyneesana aysan jirin.
#Daacadnimo

Qofkii Diidan Hormaarkaa👎🏿
Xasidku Waa Darajadaa 🎓
Adigu Daacad Uun Ahaaw 💐
#Daacadnimo

#Iskutashi Iyo Iskufilnaan Dhab Ah Waataas, Waa Masaajidka #Dabaqeynka #Baydhabo oo ay dadku wada-dhisanayaan, Baloogiisi Sadaxaad Baa Lashubayay Maantay.
#Iskutashi
#Isxilqaan
#DaacadNimo
#BayDhabo
#Somalia

Manta oo tariikhdu tahay 27/9/2018 waxaa ligudoon siiyay #Shahaado_Sharaf 2017 oo anku mutestay #Shaqo_Wanaag #Daacadnimo #Hoolkar #Xaadirid_Goobta_Shaqo, waxaa umahad celinayaa alle subxaana watacalaa iyo madaxda wasaaradda haweenka ee ugu horeso Wasiir @DeqaYasin @MwomenHRD

Waxaa laga dheehan karaa in maamulka ka jira Soomaaliya uu yahay mid ka madhan #Waddaninimo #Daacadnimo iyo inuu yahay nin walbow qummanahaaga qoorta kuu sudhan https://t.co/pcXYhxFpNv
Maxaa laga dheehan karay warbixinta uu soo saaray guddiga uu baarlamaanka u saaray baaritaanka kiiskii Qalbi... https://t.co/VQO6yCldNz
#Daacadnimo #Dedaal @Alleh_ka_cabsi waxay ka mid yihiin furayaasha guusha.
#Ogoow qofkaad tahay.
https://t.co/TFFO3LYeyU
Hawl hadaad daacad u tahay waad ka guul gaari kartaa, caqabad waliba oo kusoo food saarto waxaad u helaysaa wado aad kaga baxdo
#Daacadnimo
Last Seen Hashtags on Sotwe
Most Popular Users

Elon Musk 
@elonmusk
241M followers

Barack Obama 
@barackobama
119.2M followers

Cristiano Ronaldo 
@cristiano
111.8M followers

Donald J. Trump 
@realdonaldtrump
111.8M followers

Narendra Modi 
@narendramodi
107M followers

Rihanna 
@rihanna
98M followers

NASA 
@nasa
92.2M followers

Justin Bieber 
@justinbieber
91.2M followers

KATY PERRY 
@katyperry
88.3M followers

Taylor Swift 
@taylorswift13
82.2M followers

Lady Gaga 
@ladygaga
73.7M followers

Virat Kohli 
@imvkohli
70.9M followers

Kim Kardashian 
@kimkardashian
70.1M followers

YouTube 
@youtube
68.7M followers

Bill Gates 
@billgates
64.3M followers

Neymar Jr 
@neymarjr
63.8M followers

The Ellen Show
@theellenshow
62.4M followers

CNN 
@cnn
61.8M followers

Selena Gomez 
@selenagomez
61.4M followers

X 
@x
60.8M followers
























