Top Tweets for #FIIQ
Waa Liyu Police ku dhashay Gobolka #Fiiq ee DDS, 🇪🇹.
Wuxuu yimi Kismayo, 🇸🇴.
Maanta waa Muwaadin 🇸🇴.
Saa dambe waa muwaadin 🇪🇹 inta uu xadka gudbo.
Kaaga darane wuxuu sitaa Qori oo FGS 🇸🇴 ayuu la dagaalamayaa iyo muwaadiniinteedii.
Wuxuu ka shaqaynayaa dano 🇪🇹🇰🇪.
Sax miyaa?
Aad baan ugu farax sanahay in arrinkii aan bilaabay June 2026 ee ahaa "YAA SOMALIA U DHASHAY" Maanta doodi ka furantay oo la falan qaynayo.
Oo 🇸🇴 7ka ay is weydiinayaan maxaa ka khaldan?
Beesha Ogaden si fool xun ayay u Abuse-yaan Somaliweyn. Waxay la safteen 🇰🇪🇪🇹

Saylada Xoolaha ee Magaalada #Fiiq maalin-kii waxaa laga dhoifiyaa 100k oo neef. Waa Saylada ugu wayn Gees-ka Africa. Cajiib

#FIIQ Ogadenia/SomaliGalbed

Fiiq waa meesha kaliya ee si rasmi ah u dhistay maamul magaalo oo ay dadkeedu abaabuleen. 🎉👏
Hambalyo, hooyga walaalkayga lab! 🏡❤️
#Fiiq #MagaaloHorumar #Somalia #Guul #Walaaltinimo #SomaliPride

Subax wanaagsan iyo waaberi iftiin leh!
Magaalada Fiiq, waa xarunta gobolka.
#Fiiq #IftiinSubaxeed ☀️✨

Amiin Sayid oo kamid ahaa dadka aadka jaadka ucuni jiray misna sheegay intuu noolaba inuu cunayay oo jaadkii joojiyay baa qisadan sheegay.
Intaan jaadka iska dayaayay baan sanado badan kadib dib ugu noqday magaladii #Fiiq ahayd kadibna kuwa yar yar oon dhalay unbaan habeen dhawayd kudhahay kaalaya aabo quraankii kasoo baxa. Meel anan gaadhin unbay kitaabkii kala qabteen ileen intaan jaadka uxidhnaa bay quraankii dhameeyeen. Waxaan kudhahay agga aabo oo jus cama ma dhaafteenba iyo meelaha soke? Haa aabo?
Ayar unbaan kudhahay aabo idinku iskasii dhagaysta hadaba waan soo yara noqone🤣
@AbdinasirSola @MukhtarAlaska @Abukarawale @AggahNations @Shirwac97 @Gen_Ugaask
Via Abdi Barud

@ChocoPoire Accepter des conditions de marde c'est pas de la souplesse ça l'air #FAE #frontcommun #FIIQ
@SylvainLacroi13 @francoislegault @slebel19 @marwahrizqy J'ai pris ma retraite en 2015 (infirmière) depuis les conditions ne se sont que dégradés
Je suis bcp les négos
Santé et éducation même combat
Vous devez aller jusqu'au bout si non rien ne se réglera
Et le recrutement deviendra impossible #Csn #fae #Fiiq #CSQ #apts
Hambalyo Xulka Kubadda Cagta ee Degmada #Fiiq oo guulaysatay Kooba Sanadkan ee ciyaaraha Gobolka Erar, sidoo kale waxaan bogaadinayaa Xulka Dagmada #Yaxoob oo soo gaadhay ciyaarta kama danbeysta ah.
Hambalyo dhammaan ciyaaryahannada, Tababareyaasha, Garsooreyaasha, Taagereyaasha iyo guud ahaan bahda ciyaaraha Kubadda Cagta Gobolka ee ka qeyb qaatay Tartanka Dagmooyinka Deegaanka ee Sanadkan.
#Fiiq
#Erar
#DDS
#Somalia
#Ethiopia


Start of #Qubi_Bridge construction work between #Fiiq and #Qubi districts is a historic moment.
Not only for safe and efficient road transport, reduced border crossing times, and job creation.
But also to bring #Qubi district and other districts of the zone closer together!
Very delighted to witness the construction start of the 66-meter Qubbi Bridge project, that will be constructed by the Somali region roads construction enterprise, for 113 million birr, in one year. These will solve a chronic blockade faced by qubbi community @Husseinkasim

Je dis bravo au MINISTRE de la santé Christian Dubé @cdube_sante d'avoir dit haut et fort que les principales causes de problèmes dans le secteur public sont provoqués par les délégués syndicaux.
#polqc #csn #ftq #fiiq
https://t.co/2p5HqySkmP
#fiiq #polqc Pénurie d’infirmières et temps supplémentaire obligatoire : des #paramedlcs en renfort à l’urgence du @cisssmc https://t.co/pD23qnx5rh
@Vadeboncoeur_Al Pénurie d'infirmières, s'il ya meilleur salaire tel que promis, on pourrait inciter les hommes à s'investir dans la profession d'infirmier, ils sont moins dans le "pattern" conciliation travail famille, et ont aussi plus d'endurance physique. @francoislegault @cdube_sante #fiiq
Last Seen Hashtags on Sotwe
bigbootygranny
Seen from United States
pytlatina
Seen from United States
ankaratravesti
Seen from Turkey
nudist family
Seen from United Kingdom
bbc Benny
Seen from United States
노출
Seen from Korea
TheDukeAndDuchessOfSmollet
Seen from United States
انجي_الدلوعة
Seen from Lebanon
lesbiankissing
Seen from Turkey
amberjadah
Seen from France
Most Popular Users

Elon Musk 
@elonmusk
241.7M followers

Barack Obama 
@barackobama
119M followers

Cristiano Ronaldo 
@cristiano
114.5M followers

Donald J. Trump 
@realdonaldtrump
111.9M followers

Narendra Modi 
@narendramodi
107.2M followers

Rihanna 
@rihanna
98.7M followers

NASA 
@nasa
92.4M followers

Justin Bieber 
@justinbieber
91.8M followers

KATY PERRY 
@katyperry
90M followers

Taylor Swift 
@taylorswift13
84M followers

Lady Gaga 
@ladygaga
75.4M followers

Virat Kohli 
@imvkohli
73.4M followers

Kim Kardashian 
@kimkardashian
70.9M followers

YouTube 
@youtube
68.8M followers

Neymar Jr 
@neymarjr
66.4M followers

Bill Gates 
@billgates
65.2M followers

Selena Gomez 
@selenagomez
63.1M followers

The Ellen Show
@theellenshow
62.3M followers

CNN 
@cnn
61.8M followers

X 
@x
60.7M followers
































