Top Tweets for #GAALKACYO
#Puntland ayaa siideysey ciidan Federaalka oo ay #Gaalkacyo ku qabatay, iyada oo ku wareejisey #Galmudug.
#Puntland ayaa Woqooyiga Gaalkacyo ku qabatay Gaadiid ka tirsan Ciidanka Xoogga ee Federaalka oo ka soo ka soo tallaabay Galmudug.
Laamaha ammaanka PL ma aysan bixin faahfaahin weli, waxa se tani imanaysaa, iyada oo aysan salaanta kala qaadin Garoowe & Muqdisho.
Warbaahinta Mudug ayaa werisey; in ciidamadan oo kontaneeyo ah ay sheegeen in ay dayoobeen kuna jeedeen xerada Xanan-buure ee DFS ku leedahay Galmudug.
#Xaalada #Gaalkacyo puntiland
Duruufaha ayaa sababay iyo aanooyinka joogtada ah ee dad wada dhashay ay isleynayaan.

#Gaalkacyo | Puntland security forces physically forced a young man out of a public celebration on the Puntland side of Gaalkacyo for carrying the blue Somalia flag, with only Puntland flags being allowed. The man tried to resist being removed, but officers physically pushed him out and made him leave with the Somalia flag.
Gaalkacyo: Taliyaha Booliska Gobolka Mudug Maxamuud Muuse Bile (Fardafuul) oo ka hadlay Labo Beelood ku dagaalamay Xaafad kamid ah #Gaalkacyo.
#Gaalkacyo | Heavy clan fighting erupts north of Gaalkacyo
Heavy fighting between Surre (Dir) and Shiikhaal is ongoing right now around Horumar neighbourhood and the livestock market on the Puntland-administered side of Gaalkacyo. Deaths and injuries are being reported as gunfire intensifies. The full casualty toll remains unconfirmed.

Madaxweynaha Dowladda #Puntland Mudane @HESaidADeni , ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada ee Gaalkacyo kulan kula qaatay waxgaradka Beesha Jareerweyne, oo ka mid ah beelaha deggan magaalada #Gaalkacyo .

Madaxweynaha Dowladda #Puntland Mudane @HESaidADeni , ayaa kormeeray goobaha ay biyuhu fariistaan ee bartamaha magaalada #Gaalkacyo , oo ay ka socoto shaqo isugu jirta baneyn iyo dumin dhismayaal si loo sameeyo marin-biyoodyo ay biyuhu maraan.

Madaxweynaha Dowladda #Puntland Mudane @HESaidADeni , ayaa kormeeray goobaha ay biyuhu fariistaan ee bartamaha magaalada #Gaalkacyo , oo ay ka socoto shaqo isugu jirta baneyn iyo dumin dhismayaal si loo sameeyo marin-biyoodyo ay biyuhu maraan.

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane @HESaidADeni , ayaa booqasho ku tegay deegaanka Heema ee degmada #Gaalkacyo , halkaasi oo uu kulan kula qaatay Culimaa’udiinka , Dhaqanka iyo maamulka deegaanka Heema.

#Somalia’s Minister of Defense, Ahmed Macallin Fiqi, accompanied by the Commander of the Somali National #Army, Brigadier General Ibrahim Mohamed Mohamud, today visited the headquarters of the #Danab Commandos of the Somali National Army in #Gaalkacyo.

#Puntland’s rejection of President Hassan Sheikh Mohamud’s planned visit to #Gaalkacyo has created a major opportunity for the people of #Gaalkacyo to demonstrate their unity and support for the Federal #Government.
Madaxweynaha #Somalia, Xasan Shiikh ayaa gaadhay Koonfurta magaalada #Gaalkacyo isaga oo socdaal dhulka ah ku maraya #Galmudug oo uu ku joogo booqasho siyaasadeed & horumarineed; sida ay sheegeen ilo ka tirsan Villa-Somalia;Hadda ayuu dadweynaha kula Garoonka ciyaaraha GM.
#Puntland ayaa adkeysay ammaanka dhinaceeda Gaalkacyo, iyada oo joojisey isku-socodka labada dhinac, waxa PL socdaalkan madaxda DFS ku tilmaantay mid qalalaase ah, waxayna heegan gelisey ciidankeeda tan oo magaalada badi ka dhigtey mid kacsan.
Madaxda DFS ayaa ka sokow ololaha JSP ee doorashada Galmudug, ku jirta abaabul ciidan oo ay sheegtey in uu ka dhan yahay kooxda AS.
Puntland oo ay DFS isku hayaan doorashada, dastuurka & siyasado kale oo dalka ah, ayaa iyadu deegaannadeeda ka sifeysey lana wareegtey ciidamadii federaalka, waxaana isla Gaalkacyo ku sugan Madaxweyne Deni oo halkaasi ka wada kulamo bulsho & siyaasadeed oo ka dhan ah DFS.
Si kastaba ha ahaatee, waxa ay noqoneysaa markii u horreysey ee Madaxweyne Soomaaliyeed uu tagayo hal dhinac oo ka mid ah magaalo dalkiisa, isaga oo aan tegeyn dhinaca kale — Khilaaf siyasadeedka dalka awgiis.
#MohamedSalh #Gaalkacyo #Somalia
War Deg Deg
#Puntland ayaa sheegay inay talaabo ka qaadayso hadii Xasan Sheekh uu yimaado Koonfurta #Gaalkacyo.
Dhalinyarada beesha Reer #Bicidyahan ee ku sugan magaalada Muqdisho ayaa si adag uga hadlay duullaankii uu kaligii-taliye Siciid #Deni ku qaaday xerada #PSF ee magaalada #Gaalkacyo, iyo guud ahaan qalalaasaha uu ka wado deegaannada #Puntland .
Madaxweynaha Dowladda #Puntland Mudane @HESaidADeni , ayaa maanta si rasmi ah xarigga uga jaray wajiga koowaad ee wadada laamiga dheer ee isku xirata #Bacaadweyn iyo #Gaalkacyo ee gobolka #Mudug oo si casri ah loo dhisay.
#Somalia’s Federal Government Minister of Defense, Ahmed Fiqi, visited PSF soldiers who were wounded in the fighting in #Gaalkacyo and whose injuries were treated in #Mogadishu

Madaxweynaha Dowladda #Puntland , Mudane @HESaidADeni , oo safar shaqo ku jooga Gaalkacyo, ayaa pi n si rasmi ah u daah-furay mashruuca Biyo-saarka magaalada Gaalkacyo oo ah mashruuc muhim ah oo muddo dheer ay baahi weyn u qabtay bulshada #Gaalkacyo. ↘️
https://t.co/9Md8aGoGXL…

Waxaan soo dhoweynayaa hadalkii M/weyne Siciid Deni uu ka yiri kulankii #dhallinyarada ee magaaladda #Gaalkacyo oo ahaa “inuu ilaalinayo qodobka #79aad ee dastuurka #Puntland, uuna qirsan yahay in mar #3aad uusan dastuurku u ogolaaneyn inuu isa soo sharraxo”.
Waxaan qabaa inay tahay arrin mudan soo dhoweyn & bogaadin, waana arrin muhiim u ah ilaalinta sharciga & dowladnimada.
Waa arrin isu soo dhoweyneysa reer Puntland, waana rajeynayaa in M/weynahu si rasmi ah kalmadiisa loo maqlo, lagana shaqeeyo sidii taas oo fulin lahaa.
Arrintaan waxay soo afjareysaa tuhunkii ay mucaaradku ka qabeen furidda dastuurka & qoddobada miiska saaran, M/weyne Deni-na waxay siineysaa fursad uu bulshada ka biyo-diidsan hab-xukunkiisa uu mar kale ku kasban karo.
👇

Madaxweynaha Dowladda #Puntland , Mudane @HESaidADeni , oo safar shaqo ku jooga Gaalkacyo, ayaa pi n si rasmi ah u daah-furay mashruuca Biyo-saarka magaalada Gaalkacyo oo ah mashruuc muhim ah oo muddo dheer ay baahi weyn u qabtay bulshada #Gaalkacyo. ↘️
https://t.co/rqJGkkjAHI

Last Seen Hashtags on Sotwe
ゆあまる
Seen from Japan
แลกควย
naked
Seen from Turkey
TeQuieroCojer
Seen from Guatemala
minichat()**filter:native_video()**filter:native_video()**filter:native_video()**filter:native_video()**filter:native_video()**filter:native_video()**filter:native_video()**filter:native_video()**filter:native_video
Seen from Netherlands
zeynelbeg
Seen from United States
incestomãe
Seen from Brazil
FabulousBeasts
Seen from Singapore
latina
Seen from United States
omegle
Seen from Argentina
Most Popular Users

Elon Musk 
@elonmusk
241.5M followers

Barack Obama 
@barackobama
118.9M followers

Cristiano Ronaldo 
@cristiano
114.6M followers

Donald J. Trump 
@realdonaldtrump
111.8M followers

Narendra Modi 
@narendramodi
107.1M followers

Rihanna 
@rihanna
98.7M followers

NASA 
@nasa
92.3M followers

Justin Bieber 
@justinbieber
91.8M followers

KATY PERRY 
@katyperry
90.1M followers

Taylor Swift 
@taylorswift13
84M followers

Lady Gaga 
@ladygaga
75.5M followers

Virat Kohli 
@imvkohli
73.5M followers

Kim Kardashian 
@kimkardashian
70.9M followers

YouTube 
@youtube
68.8M followers

Neymar Jr 
@neymarjr
66.6M followers

Bill Gates 
@billgates
65.3M followers

Selena Gomez 
@selenagomez
63.1M followers

The Ellen Show
@theellenshow
62.2M followers

CNN 
@cnn
61.8M followers

X 
@x
60.7M followers































