Top Tweets for #Geeri
Raagu manta Waa Cibadaysteen, Walle
#Geeri& #Jaarso looma kala sheekeeyo waa
is Yaqanaan lkn Wali Walaladeen Geri
nabad Baynu Uhayna, Tuli Nabad, Gelboob
nabad,, Ceelmaal Nabad,, jafibadi Nabad
Darbiga,, Nabad,, Daarimi Nabad,, Kulula nabad,, Hagajiin Nabad,, Fedhacada nabad
uswayne Nabad Wali Nabad Furaheeda waa
laa haaya Lkn Hadye Diidan Dee Waa laysi
fara Saari sida Manto kle ✌️
Geela Gawayaashi dib danbe uma Gaalysan
Qalqalooc ood Qodan maa hadhin taan&
Goloshaadeeye,, Caqli bad adiguba ledahaye
Caarara maxa dhaama ka dhacday manta
GURAQAYRE🏃😃😂
GUUL AMA GEERI - Mogadishu today marks the beginning of a nationwide support for the war against Al-Shabaab. #Guushawaadhowdahay @DrAbdifatahBare & co well done brother. 🇸🇴✊🏾
Waziirku shaqo adag buu ku maqnaa. Dhammaan Xildhibaanada waxaa laga rabaa inay dagaalka wax ka galaan, oo guubaabo & garab istaag u muujiyaan geeshkayaga ay deegaan doorashadooda tagaan #Waxqabad #MatalaadDhabAh #XildhibaanoGalaDagaalka #Guul & #Gobannimo ama #Geeri loo dhalaye.
Inkasta oo Aynu nahay #Geeri ujoog hadana majiro qof Goyn kara Naf aan #waq_tigeedu Dhamaan #Xaasid kasta oo Jeclaa #Dhimashadayda waxaa ka badan inta ijecel oo Nolosha ila Jecel.
Waxan umahad celinaya Dhaman umadii #Badnayd ee kadam_qatay #Been_Abuurkan.

#Garaad ninkii lahaa marbuu gaf gaystaa
#Garta ninkii go,oyn jiray marbuu gaboobaa
#Gacal kaad wadaagtaan marbuu ku gooyaa
#Garab ninkii kuu ahaa marbuu kuu garaabin
#Geeri haday timaado gasiin lama hawaystee guulahaa la tuugaa
@AhmedSh28582157
@skyahmed1979 @MaxmedMaxmed5

2023 will be the year Somali sovereignty is upheld. Guul iyo gobannimo ayaan leeyahay dhamaan inta halganka ku jirta oo ay SSC u horeyso. Garabkiina ayaa nahay ee ku socda.
#SSCGENOCIDE
#GUUL AMA #GEERI

#GEERI #NAXDIN #LEH
Waxaa i soo gaartey geerida Dr. Khadra Bashiir Cali. Dr. Khadra waxay aheyd qof karti & aqoon isku darsarey, wax weyn ka qabatey tacliinta #Soomaaliya, markay wasiirka aheyd & intii ay aheyd xiriiriyaha waxbarashada Soomaaliya. Naxariistii janno Alle ha siiyo.

انا لله وانا اليه راجعون
#Geeri
Dalka Turkiga waxaa ku geeriyooday General Khaliif Ciise Muddan oo maalmihii lasoo dhaafey xanuunsanayay, Allaah ha u naxriisto.
Geerida Jeneral Khaliif Ciise Muddan marka ay xaqiijiyeen qaar ka mid ah ehelladiisa.
Waxa keliya ee la wada hubaa waa #Geeri:
Aad baan u farxaa marka aan booqdo account/profile qof dhintay oo loo #Tacsiyeynayo kadibna aan ku arko waxyaabo khayri ah oo aan #Ilaahay cadho gelinayn, Sida aan uga #Naxo kan aan ficnyn.
Waxa aynu maanta nahay ayeynu berri ka tegaynaa.
#GEERI: Abaanduulihii hore ee ciidanka xoogga dalka Janaraal C/risaaq Khaliif Cilmi oo ku geeriyooday dalka Canada. Allah u naxariisto.

In Doha, Qatar, final panel discussion of the ICSEWEN19 conference on implementing a policy to support sustainable development in water, energy and environment #icsewen19 #geeri #hbku @New_Europe @tzavelaniki @akoronakis @Eurocentrique @tejindersingh

Last Seen Hashtags on Sotwe
Trends for you
Most Popular Users

Elon Musk 
@elonmusk
240.8M followers

Barack Obama 
@barackobama
119.2M followers

Donald J. Trump 
@realdonaldtrump
111.7M followers

Cristiano Ronaldo 
@cristiano
111.1M followers

Narendra Modi 
@narendramodi
107M followers

Rihanna 
@rihanna
97.8M followers

NASA 
@nasa
92.2M followers

Justin Bieber 
@justinbieber
91M followers

KATY PERRY 
@katyperry
87.9M followers

Taylor Swift 
@taylorswift13
81.8M followers

Lady Gaga 
@ladygaga
73.3M followers

Virat Kohli 
@imvkohli
70.3M followers

Kim Kardashian 
@kimkardashian
69.9M followers

YouTube 
@youtube
68.7M followers

Bill Gates 
@billgates
64M followers

Neymar Jr 
@neymarjr
63.1M followers

The Ellen Show
@theellenshow
62.4M followers

CNN 
@cnn
61.9M followers

Selena Gomez 
@selenagomez
61M followers

X 
@x
60.8M followers































