Top Tweets for #Guusha
Ciidanka Xogga Dalka Somaliyed ayaa dabaal-deg ku qabsaday Magaalada Ceeldheer Gobolka Galgaduud DG Galmudug guushii ay ka gaareen Argagaxisada khawaarijta ah. @SNAForce @MoDSomaliya @RadioSna #Somalia πΈπ΄ #Guusha #Geesiyaasha #Qaranka #CiribtirkaKhawaarijta
dadka reer puntland wad illahay baa u haya oo aadane asalkiis waa idlaanayaa laakin watatacow maleh oo kuwaasaa naftooda u hibeeyay keenayna wax ka qiibo mabadan #guusha wax layiraahdo.
guulaysta walalayaal oo wadku iinka raac illahay idamkiis.
Maanta iyo soo dhawayntiii #Guusha

Anigu maalinta #Guusha ayaan ku beli lahaa. Kelmadda "Xorowney" waa kalmad foolxun. Weligeen xor baanu ahayn. Way jirtey in rag nagu soo duuley oo aan iska celiney
1960-kii soomaali xorowdey ma jirto.
Was Gobanimo dheeraad ah ay soomalidu gaadhay mar hadaan garanayno wax inga dhaxeeyo ayaa ka wayn oo kana qiimo badan WAXA YAR aynu isku haysano. #Guusha magaca #Soomali lagu gaadhay ayaa ka wayn wax walbo oo Gudehaana ah. #Guulayso Mudane @abdisalamisma1ma1 farxad baad inala wadaagtaye
Saaxiibayaal: Maanta #Somalia waxa loo doortay xubin ka mid ah Golahan Amaanka ee Qaramada Midoobey. Guushan waa in la bogaadiyaa. Waxa soo bilawday dawladii Mx Farmaajo. Dawladda Mx Xasan na way xaqiijisey. Waa qori-iskudhiib. Ka nasta wararkii xumaa hal maalin. Aan dalbaadegno.
Quraansho aruurtay bulac waa jidikaraa is tashiga waa qeyb ka mid ah #guusha
#Guusha
https://t.co/oaB80bO2UT
Miyuu inyarna shiki kaaga jiraa, in markastoo #XAQA iyo #baadilku tartamaan, ka guuleysanaya ee gacanta sare yeelanayaa uu yahay xaqa.
#Iimaan, #kalsooni, #karti iyo #dhiiranaan markastoo #XAQA lagu ladho, maxsuulku waa hanshada #Libintoo dhan iyo #Guusha goobta.
#Palestine π΅πΈ
Qiimahaagu maaha muuqalkaaga ama maalkaaga balse waa qanacaada qalbigaaga iyo aqlaaq wanaagaga.
π₯°β€οΈπ
ββββββββββββ
β°ββ€ #Samiirismail1 π€ #Dhiirigalin #ogaansho #guusha #Kalsooni #Motivation #somali #wano

#Guusha ninkii goobaa waa ka gun gaaraa.
Hambalyo markale Maamulka kumeel-Gaarka ah ee SSC-Khaatumo oo maanta si rasmi ah ay u aqoonsatay Dowladda Federalka Soomaaliya.
Reer SSC-Khatumo waxay halgan dheer u galeen ilaalinta midnimada iyo wadajirka Soomaaliya, maanta waxaa hirgalay rabitaankii shacabka SSC-khaatumo iyo guud ahaan rabitaankii shacabka Soomaaliyeed ee ku salaysnaa ilaalinta midnimada iyo wadajir ka umadda Soomaaliyeed. Waxaan sidoo kale uga mahad celinayaa madaxda qaranka Soomaaliyeed aqoonsiga Maamulka 7-aad ee dalka.
Gabagabadii waxaan ugu baaqayaa shacabka reer SSC-Khatumo in ay adkeeyaan midnimada iyo wadajirkooda si buuxdana ula shaqeeyaan maamulka cusub ee kumeel-Gaarka ah.

Hambalyo ayaan leeyahay guusha taariikhiga ah ee Galmudug u soo hoyatay xaawa, waan uga mahad-naqayaa aqoonta, fahamka iyo dadaalka ay muujiyeen Galkacyo iyo dhusamareb.
Reer dhusamareb Hambalyo Hambalyo
Dhusamareb +Galkacyo =Galmudug =Somalia
#Guusha Galmudug

When youβre FREE and feel FREE, it shows up on your FACE. Insha Allaah soon, very soon everyone in SSC-Khatumo will feel it and have it on their faces.

Last Seen Hashtags on Sotwe
teenager
Seen from Venezuela
θͺζ―
Seen from Australia
HistoriaDeLaInfanciaEnElCineColombiano
Seen from United States
girl solo anal
Seen from Singapore
cockshock
Seen from Brazil
Ananta
Seen from Indonesia
nolimit()+++filter:native_video
FuerzaNavalEstadounidense
Seen from United States
boobs #sex
Seen from Poland
gaziantepesc
Seen from Turkey
Most Popular Users

Elon Musk 
@elonmusk
241.1M followers

Barack Obama 
@barackobama
119.2M followers

Cristiano Ronaldo 
@cristiano
112.1M followers

Donald J. Trump 
@realdonaldtrump
111.8M followers

Narendra Modi 
@narendramodi
107.1M followers

Rihanna 
@rihanna
98.1M followers

NASA 
@nasa
92.2M followers

Justin Bieber 
@justinbieber
91.3M followers

KATY PERRY 
@katyperry
88.5M followers

Taylor Swift 
@taylorswift13
82.4M followers

Lady Gaga 
@ladygaga
73.9M followers

Virat Kohli 
@imvkohli
71.3M followers

Kim Kardashian 
@kimkardashian
70.2M followers

YouTube 
@youtube
68.7M followers

Bill Gates 
@billgates
64.4M followers

Neymar Jr 
@neymarjr
64.1M followers

The Ellen Show
@theellenshow
62.4M followers

CNN 
@cnn
61.8M followers

Selena Gomez 
@selenagomez
61.6M followers

X 
@x
60.8M followers






















