Top Tweets for #Hop103
The Federal electoral body, #FEIT announces vote rerun for #HOP154, #HOP103, #HOP204, and #HOP086 seats after suspending their elections in #HirShabelle and #Southwest following complaints. #HOP086 is a disputed seat contested by former spy chief, Fahad Yasiin.
#Somalia

#SomaliaElection:
Kuraasta ay hakiyeen Guddiga Doorashooyinka:
Koofur Galbeed
#HOP103 - waxaa cabasho ka gudbiyey Gudoomiye Jawaari
#HOP154 - Kursi dumar
#HOP204 - Waxaa cabasho ka gudbiyey Wasiirka Difaaca oo u sharraxnaa
Hirshabelle
#HOP086 - Fahad Yaasiin ayaa ku soo baxay

Guddiga Doorashooyinka #Koonfurgalbeed oo ka horyimid hakintii Guddiga heer Federaal.
"Kursiga #HOP103 horaa loo fasaxay, #HOP154 cid ka dacwooneysa lama haayo, Guddiga FEIT ha ka shaqeeyo danaha ummada, doorashada carqalada halaga daayo". #Somalia

Guddoomiyihii guddiga doorashada ee xilka shalay laga qaaday ayaa qoraal uu soo saaray ku sheegay iney anxsan tahay kurigisii laga boobay Prof Jawaari ee #Hop103.
Sidee u aragtaa adiga?

#HOP154 & #HOP103 halted pending investigation due allegation of corruption for SELECTING & restricting HOP154 & HOP103 seats to MP who are in favour of incumbent 🇸🇴 president @KFosterFCDO @US2SOMALIA @TiinaIntelmann

Guddiga doorashada heer federaal, waxuu go'aamiyey in dib loogu laabto doorashada kursiga tirsigiisu yahay HOP154 oo dhowaan loo xoogey xildhibaanad Sareedo Mohamed Abdalla.
Sababtaa, ayaa lagu sheegey in musharaxadii malxiiska ahayd ee la tartantey Sareedo aysan qaan gaarin.

#Breaking : The Federal Electoral implementation team (FEIT) @Doorashada2021 has announced Sunday that the recent elections in Baidoa, #HOP103 and #HOP154, are null and void and will be re-run.

Congratulations to my friend MP Mohamed Ali Hassan @garaad443 who was elected to the House of Representatives #Hop103 May Allah make it easy for you I wish you all the best.✊🙏

Waxaan halkan ugu hambalyeynayaa saaxiibkeyga aan shaqo wadaaga nahay Mohamed Ali Hassan oo ku guuleystay in loo doorto kursiga tirsigiisu yahay #HOP103.
#DoorashadaGolahaShacabka
#Seat1
#HOP103

kursigii #HOP103 ee laga reebay Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa hadda lagu soo gabgabeeyey Baydhabo. Natiijada la shaaciyey waa Maxamed Cali Xasan 78 cod iyo Mukhtar Cali Ibraamih 18Cod, 4Cod ayaa halaawdey.
Ergo dhan 100 ayaa codeysay.

Hambalyo ,walaakay marna Aan Asxaab nahay wasir Mohamed Ali Hassan oo loo doortay Xildhibaan kursiga tirsigiisu yahay #Hop103 helayna codka kalsoonida beesha uu ku matalo kursiga Walaalkey Allah ku fududeeyo waxaana ku rajayna hormar.
#Time4Youth @Laftagareen thanks

#ElectionResults2021 #Somalia #HOP103 Election for the vote Counting for for Candidates for Mr Mohamed Ali Hassan and Mr Mukhtar Ali Ibrahim and expected to announce the results soon for the Winner for the #HoP103

Southwest SEIT chairman Yusuf Abdukadir addressed the media “Prof Jawaari has not officially submitted any complaints to relevant committees and its unfortunate for FEIT chair to suspend seat #HoP103 without procedural regard.” He added elections for the seat will happen tomorrow
The Federal Electoral Commission (FEC) has suspended the election of #Hop103 seat which was held by former Speaker of Parliament Mohamed Sh Osman Jawari for the past four years, after he was barred from contesting.

Waxaan si rasmi ah uga guddoomay Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shahaadada Musharaxnimada Xildhibaan Golaha Shacabka JFS #HOP103 Insha Allah Guul baan rajeynayaa.

Insha'allah guul baan kuu rajeynayaa saxiib qaaliya Mohamed Ali Hassan .
#DoorashadaGolahaShacabka2021
#HOP103
The #1💺

Last Seen Hashtags on Sotwe
Most Popular Users

Elon Musk 
@elonmusk
241.7M followers

Barack Obama 
@barackobama
118.9M followers

Cristiano Ronaldo 
@cristiano
114.6M followers

Donald J. Trump 
@realdonaldtrump
111.9M followers

Narendra Modi 
@narendramodi
107.2M followers

Rihanna 
@rihanna
98.7M followers

NASA 
@nasa
92.4M followers

Justin Bieber 
@justinbieber
91.8M followers

KATY PERRY 
@katyperry
90.1M followers

Taylor Swift 
@taylorswift13
84M followers

Lady Gaga 
@ladygaga
75.5M followers

Virat Kohli 
@imvkohli
73.5M followers

Kim Kardashian 
@kimkardashian
70.9M followers

YouTube 
@youtube
68.8M followers

Neymar Jr 
@neymarjr
66.5M followers

Bill Gates 
@billgates
65.3M followers

Selena Gomez 
@selenagomez
63.1M followers

The Ellen Show
@theellenshow
62.3M followers

CNN 
@cnn
61.8M followers

X 
@x
60.7M followers




























