Top Tweets for #ILKACASE
#Ilkacase Qays should think twice before interfering in the political sovereignty of Somaliland.

An attack on #Somaliland will be considered an attack on Israel, south Sudan, Ethiopia and a threat to the United States.
Caliphate and Sultanate crowd need to think twice..
@RodReturns My rebel comes out in every song, now this song is a Somali song, it belongs to an artist called #ilkacase qays, tiktok and all social media are using it, my Somali people are using it, when I saw it, I used it for Prabhas, Prabhas has a fanbase in Africa and my somali people.
I salute #Soomalinimo sprit and anyone who stands for it. Simpletons such as #ilkacase not only sided with Cadaan and sung and danced for his success but they also supported him to sow tribal seeds of division. These sellouts must be taken out of our society to stop the sickness.
Agaasimàha guud ee Wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo wacyigelinta Jamhuuriyadda Somaliland @MoICNG , Cabdisalaan Maxamuud Ducaale (#Ilkacase), ayaa maanta xilkii u kala wareejiyay agaasimaha cusub ee wargeysyada Dawan Khadar Cabdi Xasan #Gurayte iyo agaasimihii hore Maxamed Axmed Jaamac (#Caloolay).
Xafladan xilwareejinta ah oo ka qabsoontay xarunta Dawan, waxa goob joog ka ahaa Agaasimeyaasha waaxaha Qorshaynta, SOLNA, madaxda qaybaha kala duwan ee Waaxda Wargeysyada ee Wasaaradda Warfaafinta iyo Suxufiyiin kala duwan.
Guddoomiye kuxigeenkii hore Dawan ahna agaasime ku xigeenka cusub ee TV-ga Qaranka Saleebaan Cabdi Cali (Kalshaale), ayaa ka warramay waxyaabihii u qaybsoomay masuuliyiintii hore, waxaanu sharraxay qaybaha kala duwan ee Wargeysyada Dawan. Waxaanu ammaanay shaqaalaha oo uu ka dalbaday inay madaxda cusub ula shaqeeyaan sidii ay madaxdii hore ula shaqeeyeen.
Agaasimaha Waaxda Wakaaladda wararka ee SOLNA, Cumar Maxamed Faarax ayaa ka warramay marxaladihii Dawan soo martay tan iyo markii la aasaasay 1998kii. Waxaanu sheegay inay joogaan shaqaale xirfad yaqaan ah oo u hagar baxa waajibaadkooda shaqo.
Waxa kaloo uu madaxda cusub ugu baaqay inay geddi socodka Wargeysyada Dawan ay la jaan qaadaan isbeddelka baraha bulshada.
Agaasimihii hore ee Wargeysyada Dawan Maxamed Axmed Jaamac (Caloolay) ayaa ka hadlay waxyaabihii u qabsoomay 7dii sanno ee u dambeeyay, waxaanu sheegay inay dedaal geliyaan tayada iyo qormooyinka ku soo baxa wargeysadaas oo ka kooban Soomaali, Carabi iyo Ingiriisi waxaanu xusay in shaqaalahoodu yihiin xul u darban shaqada.
Agaasimihii hore ee Dawan wuxuu u soo jeediyay agaasimaha cusub inuu odaytinimo iyo dedaal ku hoggaamiyo muddada uu xilka hayo.
Agaasime ku-xigeenka cusub ee Dawan, Cabdiqaadir Xuseen Nuur Dacar ayaa sheegay inay ku dedaali doonaan sidii wargeysyada wax-soosaarkooda kor u qaadi lahaayeen.
Agaasimaha cusub Dawan, Khadar Cabdi Xasan (Gurayte), ayaa u mahadceliyay wasiirka warfaafinta oo uu xusay inuu u soo igmaday xil culus,waxaannu ballan-qaaday inuu horusocofka waaxdaas ay ku dhaqaajin doonaan wada tashi iyo dedaal joogto ah.
Agaasimaha guud ee wasaaradda warfaafinta Cabdisalaan Maxamuud Ducaale (Ilkacase), ayaa sheegay inay wasaaraddu ay si dhow ula shaqeyso Dawan, waxaanu tilmaamay inay tahay waax ka tirsan wasaaradda.
Agaasimaha guud wuxuu agaasimihii hore ee Dawan u rajaynayo mustaqbal wanaagsan. Waxa kaloo uu agaasimaha iyo kuxigeenkiisa cusub Ilaahay uga baryay inuu ku asturo xilalka loo dhiibay.

Sadaxda wiil ee axmed madoobe uu adeerka u yahay ee haysta Amniga Afmadow iyo dhobley ee kala ah:- #Mahad Islan, #Ilkacase, iyo #Asad dhagjar ayaa waxay bilaabeen in ay jirdilaan shacabka #Afmadow,dhobley,diif waxaa jira dhalinyaro ay jirdileen ayagoo u aaneynayo dowladda Fedraalka ayaad la shaqeysaan.
Diif ayay oga cabsi qabaan in ay la wareegaan saraakiil ka socota dowladda Fedraalka oo aagaas kusugan sida ay sheegayaan qolada dadka jirdileysa.
Hawshiinna iska wata waxaad sii joogeysaan ayaaba Yare.
@HassanSMohamud shacabki JB xoreyn Bay raban 🥹
@PresidentMadobe Wa kula socona hadan nahay shacabka JB..!
ADER #MujAhmed #ilkacase iyo boqorka geeska #boqor #Osman ow maxamud #buurmadow iyo jiidaha nafwaaga
Guuul iyo gobanimo 💯💯🦁🦁
Waxaan xasuustaa baahinta muuqaaladi macalinki dilaaga ahaa #Ilkacase in bulshadu wax ka barteen;
- dhagarta khawaarijta, xilliyada, iyo hababka ay wax u gummaadayeen, lagana wada-qaaday foojignaan cilmiyeysan.
Haatanna muuqaalada ay baahisey @sntvnews1 ee goobaha qaraxyada ladhigey, waxaa ugu weyn laga bartay ayaa ah;
-in argagixisadu koofiyado isticmaleen si CCTV-yadu usoo qabanin, ayna tahay dhagar cusub ee lagu baraarugay.

#JollyExtraWit @Tomatojos_Amaka
#AfricantOP10 N03
@sharmaboy4real Caga Dhigo #ILkacase (Ken).
#NowOnAir
Buuraha surad baa u dheer
hankana soomaalinimo
Haddu #Nimcan‘na uu qaday
#Ilkacase’na u qaday
Dalkan yaa iskaleh
Duligaan Yaa na baday,
dalkan yaa u maqaan?
@HamzaAbdiBarre waa lala soo hadlay Haddu wax fahmayo .
#Ilkacase Maxuu Yiri “ Gunta ha iska Hadashee Gobta maxay leedahay”….. Yaa Xoriyad Qaata, Ninkii La adoonsado… Yaa Adoonsaday Soomaaliya … Revision of our wording is required and Called for #UsbuucaGobanimda not Xoriyad… or independence… Dhagtaada Fur .. isliidka daaya

Kulan soo dhaweyn iyo duco isugu jira ayaa maanta waxaan u sameenay walaalkeen #Cabdicasiis #Ilkacase oo dhawaan loo magacaabay xisaabiyaha guud ee Dowladda Jubbaland.

#Maxkamadda Ciidamadda oo xukun #dil ah ku fulisay Macalin #Ilkacase kaas oo ka tirsanaa #Alshabaab.

Hala hubiyo in Xabsiga dhexe uu ku jiro macalin #Ilkacase

@cubeyd_jama laab lakaca jooji deg degana somali aa u tahay ma waxay ahaayeen aad ka war heysaa kuwa madax ku dhex jebiya xamar iyo kuwa war bixinada dadka madaxooda lajibinaayaba bixiya waa dhalinyaro nooc walbo leh oo maanka ku haay #ILKACASE arday badan buu wax baray kuwo kabadan
Barre #Ilkacase waxuu taaganyahay Xilka aan hayno dadka ha loo sheego!! ma idiin sheegaa?
@Deeq_Aato23 @Asmali77 @satarAhmed2 @aayeshahassan @AbdisalamAato
Last Seen Hashtags on Sotwe
Most Popular Users

Elon Musk 
@elonmusk
241.5M followers

Barack Obama 
@barackobama
119M followers

Cristiano Ronaldo 
@cristiano
114M followers

Donald J. Trump 
@realdonaldtrump
111.8M followers

Narendra Modi 
@narendramodi
107.2M followers

Rihanna 
@rihanna
98.7M followers

NASA 
@nasa
92.4M followers

Justin Bieber 
@justinbieber
91.8M followers

KATY PERRY 
@katyperry
89.8M followers

Taylor Swift 
@taylorswift13
83.7M followers

Lady Gaga 
@ladygaga
75.2M followers

Virat Kohli 
@imvkohli
73M followers

Kim Kardashian 
@kimkardashian
70.8M followers

YouTube 
@youtube
68.8M followers

Neymar Jr 
@neymarjr
66M followers

Bill Gates 
@billgates
65M followers

Selena Gomez 
@selenagomez
62.9M followers

The Ellen Show
@theellenshow
62.3M followers

CNN 
@cnn
61.8M followers

X 
@x
60.7M followers


































