Top Tweets for #IskaJir
Adeeg cusub oo lagusoo kordhiyey Makhaayada Hoog iyo Halaag waa #Miraa_Juuse loogu talagalay in caruurta yaryar ku bartaan cumista Qaadka .
#Iskajir

#ISKAJIR
Qaadku wuxuu kaa dhigaa
Matashade
Matabcade
Matoshe
Matashiishe .

#ISKAJIR
Walaale haku kadsoomin waraaqaba wiiftooyinka ah ee Ethiopia suu tuurtuureyso, waxaa la rabaa in lagu kala qeybiyo Shacabka Soomaaliyeed
Madaxweynahoodana laga horkeeno.

#GAROOWEONLINE waxa uu u taagan yahay buburinta iyo iska horkeenka ummadda Soomaaliyeed, iyo sidii uu hay'adaha dowladnimada ay u noqon lahaayeen kuwo burbura sida caawa Gen. Aadan Indho Qarshe oo hadal jeedintiisa ku tilmaamay ciidamada kuwo aanan loo dhamayn. #ISKAJIR #GOLINE

Qaadka waxay qaraabo dhaw yihiin; jahliga, xanuunka, beenta, tuugnimada, fakhriga, gaajada, iimaan-la'aanta, musuq-maasuqa, Shaqo la’aanta salaad-la'aanta iyo soon la'aanta.
#ISKAJIR

Mudane Madaxweyne @M_Farmaajo Iyadoo maanta keliya Kenya laga helay 497 #Covid19 hadaad diyaarada #Qaadka fasaxdid
Shacabku way ka jawaabi doonaan tilaabadaas doorashada soo socota
#ISKAJIR
Ollolaha Qaaddiid
#QAYLO-DHAAN:
"فَفِرُّوا إِلَى اللَّهِ ۖ إِنِّي لَكُم مِّنْهُ نَذِيرٌ مُّبِينٌ".
"U carara Alle xagiisa, waxaan ahey mid idiin digaya si cad".
"So flee to Allah! Surely I am an evident, constant warner from Him to you".
#COVID19Somalia #Somalia #MoHealth #Qaylodhaan #Iskajir
#QAYLO-DHAAN:
"فَفِرُّوا إِلَى اللَّهِ ۖ إِنِّي لَكُم مِّنْهُ نَذِيرٌ مُّبِينٌ".
"U carara Alle xagiisa, waxaan ahey mid idiin digaya si cad".
"So flee to Allah! Surely I am an evident, constant warner from Him to you".
#COVID19Somalia #Somalia #MoHealth #Qaylodhaan #Iskajir
Last Seen Hashtags on Sotwe
Trends for you
Most Popular Users

Elon Musk 
@elonmusk
241.5M followers

Barack Obama 
@barackobama
118.8M followers

Cristiano Ronaldo 
@cristiano
114.5M followers

Donald J. Trump 
@realdonaldtrump
111.8M followers

Narendra Modi 
@narendramodi
107.1M followers

Rihanna 
@rihanna
98.7M followers

NASA 
@nasa
92.3M followers

Justin Bieber 
@justinbieber
91.8M followers

KATY PERRY 
@katyperry
90M followers

Taylor Swift 
@taylorswift13
84M followers

Lady Gaga 
@ladygaga
75.5M followers

Virat Kohli 
@imvkohli
73.5M followers

Kim Kardashian 
@kimkardashian
70.9M followers

YouTube 
@youtube
68.8M followers

Neymar Jr 
@neymarjr
66.5M followers

Bill Gates 
@billgates
65.3M followers

Selena Gomez 
@selenagomez
63.1M followers

The Ellen Show
@theellenshow
62.2M followers

CNN 
@cnn
61.7M followers

X 
@x
60.7M followers












