Top Tweets for #MAQSO2020
Waxaan maanta munaasabad dhiirraglin ah u samaynay Wakiilka @MAQSO4 ee Ugand Mr. @AOAFiidka munaasabas ka dhacday xarunta dhexe ee MAQSO.
Mudane Fiidka ayaa muujiyey dedaal & hunfaan inta uu ku jiray u qareemidda ardayda Soomaaliyeed.
Guulayso Walaal.
#MAQSO2020

Oct-01-2020, Guddoonka @MAQSO4 ayaa @AOAFiidka u aqoonsaday Wakiilka ugu wanaagsan ee MAQSO ka dib munaasabad ka dhacday xarunta dhexe ee MAQSO.
Mr. Fiidka oo abaalmarintaan ku mutaystay u qareemidda Ardayda Soomaaliyeed ee wax ka barata dalka Uganda.
#MAQSO2020

Waxaan todobaadkaan ka qeyb galay Barnaamijka Dhalinyarada Baraarug ee ka baxa Tv-ga Somali Cable oo looga dooday arimaha Waxbarashada.
#MAQSO2020

Barnaamijka Wardoon ee ka baxa @Somalicable ayaan kaga warbixiyay Xaaladda Ardayda Soomaaliyeed ee wax kabarata dalka Uganda iyo guud ahaan bulshada Soomaaliyeed ee ku dhaqan wadanka Uganda.
Link-ga hoose fur, si aad u daawato.
https://t.co/vQKeu71n6E
#MAQSO2020

Waxaan Waraysi aan ku faahfaahinayo Xaaladda Ardayda Uganda Wax ka barato Siiyey Barnaamijka Raadraaca ee @sntvnews1
Link-ga hoose fur, si aad u daawato.
https://t.co/2d7BTElXEC
#MAQSO2020

Waxaan Warbixin ka dhagaystay Wakiilkeenna dalka Uganda Md. @AOAFiidka, oo warbixin waafi ah iga siiyey xaaladda Ardayda Wax ka barata dalkaasi, caqabadaha & Fursadaha jira.
Sidoo kale fiidka wuxuu dhambaal salaan ah iga soo gaarsiyey hoggaanka Ardayda Uganda.
#MAQSO2020

Guddoomiyaha @MAQSO4 Md. @4MMumin ayaa warbixin dhammaystiran oo ku aaddan xaaladda Ardayda Soomaaliyeed ee wax ka barata Uganda ka dhagaystay Wakiilka MAQSO Ee Dalka Uganda Md. @AOAFiidka .
Abdulkadir Fiidka ayaa Muqdisho u yimid shaqooyin ay waddo MAQSO.

Midowga Ardayda Qaranka Soomaaliyeed ayaa maanta qabtay sanadkii 4-aad kulanka Sanadlaha ee u dhaxeeya Wasiirka Waxbarashada & ardayda dalka.
Wasiir @Godahbarre ayaa kulanka ka qaybgalay sanadkii 2-aad, iyadoo lagu lafa guray arrimaha waxbarashada dalka & Ardayda.
#MAQSO2020

Wasiirka W.Waxbarashada, Hiddaha & Tacliinta sare @Godahbarre ayaa shahado sharaf guddoonsiiyey @AbdurahmnSabrie uu ku muteystay hal-abuurkiisa ganacsi ee ku aaddan wax soo saarka dalka, C/raxmaan ayaa ah Arday dhigta @SNU_University.
Hambalyo C/raxmaan.
#MAQSO2020

Wasiirka W.Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare @Godahbarre ayaa shahaado sharaf guddoonsiiyey Shirkadda @BeautySadra oo ay asaaseen seddex gabadh oo ka qalinjabiyey @SIMADUniversity .
waa qayb ka mid ah kulanka sanadlaha ee u dhaxeeya Wasiirka iyo Ardayda.

Midowga Ardayda Qaranka Soomaaliyeed waxay ku casuumayaan Ardayda kulanka Wadatshiga sanadlaha ee Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha & Tacliinta sare iyo Ardayda dalka.
Waa Sanadkii 4-aad oo ay MAQSO Qabanayso kulankaan.
#MAQSO2020
https://t.co/cD5RgZNxy0

https://t.co/qjpJS5nfUJ

Waxaa hada inoo soo idlaaday aqoon isweedaarsigii ku saabsanaa Saamaynta uu Dhaqaalaha Soomaaliya ku yeeshay Safmarka Covid19. Waxaa soo jeediyay Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Maaliyadda Federaalka Soomaaliya Prof. Abdullahi Sheikh Ali Qallacow.
@MAQSO4
#MAQSO2020
#DoodahaMAQSO

@MAQSO4 Waxay kugu casuumaysaa Aqoon isweedaarsi ku saabsan Saamaynta uu Dhaqaalaha Somalia ku yeeshay Covid19, waxaa marti noo ah Wasiir ku xigeenka W. Maaliyadda Soomaaliya Prof. Abdullahi Sh. Ali Qalloocow.
Meeting ID: 720 2758 7717
Passcode: 8r4xGP

Last Seen Hashtags on Sotwe
gfvip
Seen from Italy
CCXP26
Seen from United States
ΰΈ£ΰΈ±ΰΈΰΈΰΈ²ΰΈΰΈΰΉΰΈ²ΰΉΰΈΰΈΰΉΰΈΰΈΰΈ£
Seen from Thailand
jelekabaikan
Seen from United States
randomchat
Seen from Australia
compaΓ±erasDeTrabajo
Seen from United States
λ΄κ°_λ§λ _μΏ ν€
Seen from United States
gizemsavage()(filter:videos)
Seen from United Kingdom
minichatt()(())()
Seen from Germany
randomchat() filter:videos min_likes:5
Seen from Spain
Most Popular Users

Elon Musk 
@elonmusk
240.5M followers

Barack Obama 
@barackobama
118.7M followers

Cristiano Ronaldo 
@cristiano
114.4M followers

Donald J. Trump 
@realdonaldtrump
111.8M followers

Narendra Modi 
@narendramodi
107M followers

Rihanna 
@rihanna
98.7M followers

NASA 
@nasa
92.2M followers

Justin Bieber 
@justinbieber
91.8M followers

KATY PERRY 
@katyperry
90M followers

Taylor Swift 
@taylorswift13
83.9M followers

Lady Gaga 
@ladygaga
75.5M followers

Virat Kohli 
@imvkohli
73.4M followers

Kim Kardashian 
@kimkardashian
70.8M followers

YouTube 
@youtube
68.7M followers

Neymar Jr 
@neymarjr
66.3M followers

Bill Gates 
@billgates
65.2M followers

Selena Gomez 
@selenagomez
63M followers

The Ellen Show
@theellenshow
62.1M followers

CNN 
@cnn
61.7M followers

X 
@x
60.6M followers