Top Tweets for #OGSOONOW
#Ogsoonow
Waxaa dhacda in Hab-feker yada qaar noqdaan sida moodo soo baxday oo markaas lagu daadsanyahay.!
#Ogsoonow
Guul iskama timaado ee waxay ubaahantahay Goβaan Adag, Geesinimo iyo Gaws ku qabad.!
Coach. Mohamed IBNU OMAR @mibnuomar
#JumceWanaagsan π

Letβs not forget the Say Wallahi Tiktokers that made Nimco Happy famous were actually making fun of her accent and dance.
Turns out the βfobβ sister as they would call her has single handedly became the only Somali singer that made a Somali song go viral!
#Ogsoonow
#OGSOONOW
Inta aad Banaanka wax uraadineyso adiga oo aan Gudahaaga Dooda ka alooshan soo af-jarin waxba kuuma toosayaan. Coach. Mohamed Ibnu Omar
#InternationalWomensDayοΏΌ

#OGSOONOW
Haddii aad ku Dadaaleeyso inaad Dadka waxkasta u noqoto waxaad ku dambeyneysaa inaad waxba-yahay Dadka agtooda ka noqoto.!
#Ogsoonow
Marka aad Baratid Islamarkaana si Buuxda oo Shardi laβaan ah u Ogolaatid, ayaad Jaceyl u Qaadi kartaa Naftaada.! Haddii aadan Naftaada Jeclayn Nabad Gudeed heli-meysid, Hadaanay Nabadi Jirina Raaxo Majirto.!
Coach. Mohamed Ibnu Omar
@mibnuomar

#OGSOONOW
Dadku waa Mid ku Foorara Fariintiisa Nolosha iyo Mid kadaba Foorinaya.
Coach. Mohamed Ibnu Omar @mibnuomar π
#JummaMubarak

#OGSOONOW
Bulshada Wacyigeedu liito ayaa si Sahlan loola Beegsadaa Waxyaabo aan Mudankeeda ahayn, si looga Marin Habaabiyo waxyaabaha Asalka u ah Nolosheeda.!
Coach. Mohamed Ibnu Omar
#OGSOONOW
Guurku kuma Fiicna Qof Fiican ee Wuxuu ku Haboonyahay Qof Kugu Haboon.
Coach. Mohamed Ibnu Omar
@mibnuomar
#OGSOONOW
Lamaanka Noloshaada kuuma ahan Waxwalba, Ma ahan Nolosha oo Dhan mana ahan Totaly βThe ONLY and The ONEβ π
Coach. Mohamed Ibnu Omar
@mibnuomar
#Ogsoonow
Dowladaha Fara-gelinta Shisheeye ku Saamooba, Waa Dowlado Dadkoodu Fara-gelin Soke iskala Dhamaan laβyihiin.!
Coach. Mohamed Ibnu Omar
@mibnuomar
#Ogsoonow
Jileeca, Jaceylka & Fahamka Nolosha waa wax la Barto ee laguma Dhasho.!
Coach. Mohamed Ibnu Omar
#Ogsoonow
Waa Xadgudub iyo Xeelad yari in Dad Badan Kalana Duwan Laga Simo Hal Xukun.!
Coach. Mohamed Ibnu Omar
@mibnuomar
#Mogadishu
#Hargeisa
#Somalia

#Ogsoonow
Asaaska Xorriyadda Waa Xornimada Dadka iyo Fakarkooda, Haddaan Caqliyadeenu Xoroobin oo aan Dhalanteedka laga Bixinee Dhabta la Waajihin Xornimadeenu Waa Dhiman.!
@mibnuomar
#Maalinta_Qaranka_Soomaaliyeed
#Ψ§ΩΩΩΩ
_Ψ§ΩΩΨ·ΩΩ_Ψ§ΩΨ΅ΩΩ
Ψ§ΩΩ
#Somali_National_Day
#Ogsoonow
Waa Doqon-nimo inaad Daadisaa Daβyar tiro Badan Adigoon Awoodin inaad Diyaar uga Dhigto Waxay ubaahnaayeen.
#Ogsoonow
Majiro Qof Hooseeya iyo Qof Horeeya, ee Waxaa Jira Qof La Dhisay iyo Qof La Dhunshay.
#Ogsoonow
Waxa Keliya ee Ugu Muhimsan; Waa Sidee Adigu isu Aragtaa.!
@mibnuomar
Coach. Mohamed Ibnu Omar

#Ogsoonow
Ixsaanka ugu Wanaagsan ee aad u Sameeyn karto Dadka Saboolka ah waa inaadan Adigu ka Mid Noqon.! πππ

Last Seen Hashtags on Sotwe
poppyplaytimensfw dogdayxcatnap
Seen from Denmark
δΌη¬θθδΉ
Seen from United States
konyabayan
Seen from Turkey
ΰΈΰΈ±ΰΈΰΈͺΰΈΆΰΈΰΈΰΈ£ΰΈ°ΰΈ‘ΰΈ±ΰΉΰΈ§ΰΈͺΰΈ΅ΰΈΰΈ²
Seen from Thailand
smno
Seen from Puerto Rico
dubaiparty
Seen from India
ΰΈ£ΰΈ±ΰΈΰΈΰΈ²ΰΈΰΈΰΈ§ΰΈΰΈΰΈ£
Seen from Thailand
incesto filha
Seen from United States
곽보μ±
Seen from United States
εε₯₯
Seen from United States
Trends for you
Most Popular Users

Elon Musk 
@elonmusk
241.6M followers

Barack Obama 
@barackobama
119M followers

Cristiano Ronaldo 
@cristiano
114.2M followers

Donald J. Trump 
@realdonaldtrump
111.8M followers

Narendra Modi 
@narendramodi
107.2M followers

Rihanna 
@rihanna
98.7M followers

NASA 
@nasa
92.4M followers

Justin Bieber 
@justinbieber
91.8M followers

KATY PERRY 
@katyperry
89.9M followers

Taylor Swift 
@taylorswift13
83.8M followers

Lady Gaga 
@ladygaga
75.3M followers

Virat Kohli 
@imvkohli
73.1M followers

Kim Kardashian 
@kimkardashian
70.8M followers

YouTube 
@youtube
68.8M followers

Neymar Jr 
@neymarjr
66.2M followers

Bill Gates 
@billgates
65M followers

Selena Gomez 
@selenagomez
62.9M followers

The Ellen Show
@theellenshow
62.3M followers

CNN 
@cnn
61.8M followers

X 
@x
60.7M followers



