Top Tweets for #PSUMedia
Waxa caawa ku qabanaya @
Jaamacadda #PSU. @shiikhmustafe
Muxaadirada ciwaankeeda.
أهمية التدين وحاجة البشرية إليه:
● MUHIIMADDA AY LEEDAHAY IN QOFKU ●
DIIN LEEYAHAY IYO BAAHIDA AADANIGU
U QABO .
#PSUSomali
#PSUMedia

Ardayda kuliyada Civil Engineering oo practice gareynaya casharadii loo dhigey.
#PSUSomalia
Shareeco Yasin Shareeco
#PSUMedia
Ardayda kuliyada Civil Engineering ka ayaa samwynaya shub ama (concrete) iyaga oo baaraya tayada shubka leeyahay (quality concrete or workabilty of concrete) iyo awooda shubka (concrete strength) .
#PSUSomalia
Shareeco Yasin Shareeco
#PSUMedia
Dr Cabdullahi Mohamed Xirsi oo ah aqoon yahan haysta Shahaadada #PhD ayaa maanta cashar martiyeed u jeediyey ardayda jaamacadda #PSU ( Guest lecture ) kaas oo kusaabsanaa Dawladda iyo Dhismaha Dawladnimada .
#PSUSomalia
Shareeco Yasin Shareeco
#PSUMedia
Maamulka shirkada #NECSOM ayaa xalay casho sharaf usameyey ardayd dhawaan katimid magaalada Muqdisho gaar ahaan jaamacadda #SIMAD oo martiqaad ka helay inay Puntland yimaadaan jaamacada #PSU.
#PSUSomalia
Shareeco Yasin Shareeco
#PSUMedia
Puntland State Universitymm
Waxaa shalay galinkii dambe wada ciyaaray Ardayda jaamacadda #SIMAD iyo #PSU kulankaan oo ahaa saaxiibtimo.
#PSUSomalia
Shareeco Yasin Shareeco
#PSUMedia
#Daawo Ardayda kasoo qaylinjabisay dugsiyada Sare Puntland oo u fariistay imtixaanka aqbalaada ee jaamacadda #PSU .
#PSUSomalia
Shareeco Yasin Shareeco
#PSUMedia
Sii Share garee. https://t.co/Q75jcc6irj
Ardayda kuliyada Civil Engineering ka ee jaamacadda #PSU ayaa aaday goobaha Shaqooyinka ka socdaan si ay uga helaan aqoon dheeriya.
#PSUSomalia
Shareeco Yasin Shareeco
#PSUMedia
Waxaa goor dhaweyd soo gabagabawday Codeyntii ardayda jaamacadda PSU ay ku soo dooranayeen Madaxweynaha Ardayda jaamacadda PSU ee #PSUSDA iyo golaha dhexe ee ururka .
Goor dhaw ayaana la galayaa tirinta codadka .
#PSUSomalia
Shareeco Yasin Shareeco
#PSUMedia
Puntland State University
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Puntland ayaa sheegay in jaamacadda #PSU ay tahay jaamacad Hal-abuur leh .
#PSUSomalia
Shareeco Yasin Shareeco
#PSUMedia
#psu_vclass

Trends for you
Most Popular Users

Elon Musk 
@elonmusk
240.9M followers

Barack Obama 
@barackobama
118.8M followers

Cristiano Ronaldo 
@cristiano
114.5M followers

Donald J. Trump 
@realdonaldtrump
111.9M followers

Narendra Modi 
@narendramodi
107M followers

Rihanna 
@rihanna
98.7M followers

NASA 
@nasa
92.3M followers

Justin Bieber 
@justinbieber
91.8M followers

KATY PERRY 
@katyperry
90M followers

Taylor Swift 
@taylorswift13
84M followers

Lady Gaga 
@ladygaga
75.5M followers

Virat Kohli 
@imvkohli
73.4M followers

Kim Kardashian 
@kimkardashian
70.8M followers

YouTube 
@youtube
68.7M followers

Neymar Jr 
@neymarjr
66.4M followers

Bill Gates 
@billgates
65.2M followers

Selena Gomez 
@selenagomez
63.1M followers

The Ellen Show
@theellenshow
62.2M followers

CNN 
@cnn
61.7M followers

X 
@x
60.6M followers





