Top Tweets for #PostHipc
Waxaa fursad wanaagsan ii ahayd ka qaybgalka Madasha Horumarka Soomaaliya ee ay soo agaasimeen Heritage iyo Jaamacadda City.
#SDF2024
#SomaliaDevelopment
#PostHIPC
#HeritageForum
@CU_mogadishu

Abdulkarim Jaamac, Guddoomiye Kuxigeenka Jaamacadda City ee Muqdisho, ayaa soo jeediyey khudbad uu ku soo koobayo aragtiyihii iyo xogihii kulanka lagu gorfeeyay labadii maalmood ee ay madashu socotey.
#SDF2024
#SomaliaDevelopment
#PostHipc
#HeritageForum
Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada, Marwo Khadiija Al-Makhzuumi, ayaa tidhi: "Waxaan Machadka Heritage ka rajaynayaa in u soo saaro cilmibaarisyo dalka wax u tar u leh, gaar ahaan isbeddelka Cimilada"
#SDF2024
#SomaliaDevelopment
#PostHipc
#HeritageForum
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka, Dr Cali Xaaji, ayaa madasha ka soo jeediyay xogo caafimaad oo laga soo ururiyey dowlad-goboleedyada iyo gobolka Banaadir.
#SDF2024
#SomaliaDevelopment
#PostHipc
#HeritageForum
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada, Dr. Maxamed Cilmi Ibraahim: "Tirakoob la sameeyey 2019, ayaa caddaynaya in heerka faqriga Soomaaliya uu gaaray 69%, halka uu hadda ka yahay 54%."
#SDF2024
#SomaliaDevelopment
#PostHipc
#HeritageForum
Muuqaal kooban: Machadka Heritage iyo Jaamacadda City, ayaa casho sharaf u sameeyey martida ka soo qeyb gashay shirka Madasha Horumarinta Soomaaliya, kaas oo maanta Muqdisho lagu soo gabagabeeyey.
#SDF2024
#SomaliaDevelopment
#PostHipc
#HeritageForum
Machadka Heritage iyo Jaamacadda City, ayaa casho sharaf u sameeyey martida ka soo qeyb gashay shirka Madasha Horumarinta Soomaaliya, kaas oo maanta Muqdisho lagu soo gabagabeeyey.
#SDF2024
#SomaliaDevelopment
#PostHipc
#HeritageForum

"Soomaaliya waxa ay heysataa fursad ay Barriga dhexe, Khaliijka illaa Iiraan ay marti u yihiin Xoolaha Soomaaliya, waana fursad wanaagsan." —Raysalwasaaraha Soomaaliya, mudane Xamsa Cabdi Barre.
#SDF2024
#SomaliaDevelopment
#PostHipc
#HeritageForum
H.E. Hamza Abdi Barre, the Prime Minister of Somalia, has lauded the Somalia Development Forum as timely and important. The PM’s speech will conclude the forum.
#SDF2024
#SomaliaDevelopment
#PostHipc
#HeritageForum

"Waxaa wanaagsan in Dekadaha Kismaayo, Muqdisho, iyo Boosaaso ay israacaan oo daqligooda halmeel lagu aruuriyo, si ay u seeyaan dhaqaale."
—Dr. Maxaamuud Culusow, waxa uu guddoomiye ka soo noqday Bangiga Dhexe ee Soomaaliya
#SDF2024
#SomaliaDevelopment
#PostHipc
#HeritageForum

"Dadka haddii ay bixiyaan canshuurta waxa ay ka cabsadaan in ay dhacaan laba arrimood oo kala ah; Dagaal iyo Sicirbarar." —Dr Hodan Ciise, Barasare oo ka tirsan Jaamacadd Buffalo
#SDF2024
#SomaliaDevelopment
#PostHipc
#HeritageForum

"Bankiyada maalgalintooda waxa ay galiyaan Ganacsiga, waxaana soo labeeya dhismaha guryaha." —Aadan Rooble, Agaasimaha Guud ee Bangiga Horumarinta iyo Dhiska Soomaaliya
#SDF2024
#SomaliaDevelopment
#PostHipc
#HeritageForum


"Tirakoob la sameeyey 2019-kii, waxa uu caddeenaya in heerka faqriga uu gaaray 69%, halka uu hadda yahay heerka Faqriga 54%." —Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada, Bulshada Dr. Maxamed Cilmi Ibraahim
#SDF2024
#SomaliaDevelopment
#PostHipc
#HeritageForum

"22% xarumaha caafimaadka aasaasiga waxa ay wajahayaan caqabad, ay ka midyihiin heli taaganka Biyo nadiif ah iyo Koronto joogto ah." — Dr. Cali Xaaji, Wasiirka Cafimaadka Soomaaliya
#SDF2024
#SomaliaDevelopment
#PostHipc
#HeritageForum

"Dad Caafimaad qaba ayaa noqda dad wax soo saar leh, Caafimaadka waxa uu wajahaya dhibaato badan. Helitaanka Caafimaadka goobaha ayaa weli kooban."— Dr. Cali Xaaji, Wasiirka Cafimaadka Soomaaliya
#SDF2024
#SomaliaDevelopment
#PostHipc
#HeritageForum

"Dalka dhibaatada ugu badan ee na haysata waa Biyaha oo mar maqan iyo Biyaha oo mar na dilaya." —Maxamuud Macallin, Guddoomiyaha Hay'adda SODMA
#SDF2024
#SomaliaDevelopment
#PostHipc
#HeritageForum

"Qorshaha Qaranka ee shanta sanno ee soo socota waxaa ka mid ah la dagaalanka Saboolnimada." Cabdixakiin Caynte, Agaasimaha Adkaysiga Cimilada iyo Sugnaanta Cuntada, Xafiiska Raysalwasaaraha
#SDF2024
#SomaliaDevelopment
#PostHipc
#HeritageForum

"Dhaqaalaha ka yimaada Beesha Caalamka 70% waxa uu ku baxaa Bini'aadannimo, lama galin karo horumarinta." —Cabdixakiin Caynte, Agaasimaha Adkaysiga Cimilada iyo Sugnaanta Cuntada, Xafiiska Raysalwasaaraha
#SDF2024
#SomaliaDevelopment
#PostHipc
#HeritageForum

Trends for you
Most Popular Users

Elon Musk 
@elonmusk
241.5M followers

Barack Obama 
@barackobama
119.1M followers

Cristiano Ronaldo 
@cristiano
113.7M followers

Donald J. Trump 
@realdonaldtrump
111.8M followers

Narendra Modi 
@narendramodi
107.2M followers

Rihanna 
@rihanna
98.6M followers

NASA 
@nasa
92.4M followers

Justin Bieber 
@justinbieber
91.7M followers

KATY PERRY 
@katyperry
89.6M followers

Taylor Swift 
@taylorswift13
83.5M followers

Lady Gaga 
@ladygaga
75M followers

Virat Kohli 
@imvkohli
72.7M followers

Kim Kardashian 
@kimkardashian
70.7M followers

YouTube 
@youtube
68.8M followers

Neymar Jr 
@neymarjr
65.7M followers

Bill Gates 
@billgates
64.9M followers

Selena Gomez 
@selenagomez
62.6M followers

The Ellen Show
@theellenshow
62.3M followers

CNN 
@cnn
61.8M followers

X 
@x
60.8M followers












