Top Tweets for #QofIyoCod
@M_Farmaajo This is some bs. Just embrace this step with Somalia and let the public elect their leaders
#qofiyocod
#Somalinimo
#Democracy
The people are rejecting elite-controlled politics and demanding real democracy.
Follow @RaxanreebMedia
#Somalia #Mogadishu #OnePersonOneVote
Maanta waa maalin taariikhi ah oo dadka Koonfur Galbeed ay codkooda ku dooranayaan mustaqbalkooda.
Codkaagu waa awooddaada iyo furaha horumarka. Ka qayb qaado maalinta dimuqraadiyadda iyo isbeddelka.
@JSPSomalia
#JSP #QofIyoCod

"Kaarkaaga doorashada iyo sanduuqa codka ayaa maanta Dhuusamareeb! 🗳️ Codkaaga waa awooddaada – ma u diyaar garoowday inaad cod bixiso? Faallo ka dhiibo!
#QofIyoCod #Doorasho2026 #Dhuusamareeb"
25 DECEMBER 2025, WAXAY AHAYD MAALINTA DIMUQIRAADIYADDA UMMADDA SOOMAALIYEED.
#Doorasho #QofIyoCod #Somalia #Degmooyinka #CodBixin #Shacabka #Guddiga #Mogadishu #Somalia 🇸🇴🗳 #SomaliaElections2025 #25Dec2025 #1P1V
Today is a historic day. I casted my vote in Mogadishu, Somalia in a move away from the flawed political process that has been in place for decades. Democracy NOW!
#1P1V #Somalia #QofIyoCod #Mogadishu #Somalielections #elections #ElectionCommission #ElectionCommission

For the first time in history I have casted my vote 🗳
25-12-2025
#Somalia
#Election
#e
#Election2025
#Qofiyocod

Somali President Hassan Sheikh Mohamud cast his vote in the local council elections in the Banadir region, which were held for the first time since 1969. The elections also attracted a lot of attention.
#Doorasho #QofIyoCod #Somalia #Degmooyinka #CodBixin #Shacabka #Guddiga

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa Bannaan Ee Doorashooyinka Qaranka mudane, Cabdikariim Axmed Xasan ayaa shacabka degmada Dayniile oo safaf dhaadheer ugu jira inay codkooda dhiibtaan kula hadlay xarunta degmada Dayniile.
#Doorasho #QofIyoCod #Somalia #Degmooyinka #CodBixin #Shacabka #Guddiga
#UPDATE: Guddoomiyaha Guddiga Madaxa Bannaan Ee Doorashooyinka Qaranka mudane, Cabdikariim Axmed Xasan ayaa si rasmi ah degmada Wadajir ugu daahfuray Doorashada golaha deegaanka gobolka Banaadir.
@NIEBCSomalia
#Doorasho #QofIyoCod #Somalia #Degmooyinka #CodBixin #Shacabka
taas oo sidoo kale suuragalineyso in laga gudbo tirada yar ee mar walba go’aanka masiiriga ah ee umaddaan ku gaara Hool yar oo qaboojiyaal ka daaran yihiin.
#SomaliElection
#QofIyoCod

Last call 📞
Intaa qeylada iska dhaaftaan isdiiwaan galiya 2 weeks only .
Deadline 6/9/2025 .
#qofiyocod #1p1v #Somalia

Xildhibaan Abshir Xuseen ayaa maanta nagu booriyay inaan isdiiwaangelino oo aan qaadano kaarka codbixinta. Haddii aan rabno horumar, waa inaan codkeena isticmaalnaa. Jowhar ha kacdo! 🗳️🔥
#Jowhar #QofIyoCod #Doorasho
#เป๊กผลิตโชค️ #KCONLA2025 #bbtvi #BBNaijia
Waa run hadalka Ifrah Nooleeye!
Dhalinyarada Soomaaliyeed waa inay ka faa’iideystaan fursaddan taariikhiga ah ee “Qof iyo Cod” ✊🏾
Qabyaaladda waay ha laga gudbo... Soomaaliya waa mid! 🇸🇴🔥
#Doorasho #QofIyoCod #Dhalinyaro #Dimuqraadiyadda #Mogadishu

Diiwaangelinta cod-bixinta qof iyo cod waxay ka socotaa Muqdisho, Baidoa & Galmudug. Waa fursad dahabi ah oo aan codkeena ku muujino! 🇸🇴🗳️ #Soomaaliya #QofIyoCod #BLACKPINK_DEADLINE #超ゲマズ2_day2 #DBoss
Waxaa soo xirmey iridii magacaabista, waa shaqo adag oo mudo la sugaayey.
Muwaadin Codkaaga Ku Ciil Bax
#XamarSaveWaaye
#QofIyoCod

Hayaankii caanaha lahaa baa dib u soo laabtay.
Fusad weyn bay u tahay dhalinyarada, si ay qayb ugu qaataan hogaanka dalka.
#Puntland #Qofiyocod

Madaxda maantay jirtaa waa wanaag ladagaal. Meel ay dadku same iyo hormar kuhelayaan marabaan hadii awooda codeynta shacabka lasinaayo waa u baaba siyaasiga si xun wax udoonka ah.
Geedi caano leh, Awooda shacabka ayaa iska Leh.
#qofiyocod
War #Gaashaanow inaga daa, inaga du — halkaa haynagaynin, boowe😂🔥💯✅
#Taraha waa tarahaynii oo nin aan #CiiseRuush ahayn ka talayn maayo #Puntland after Jan. 8th 2024 💯
Jan. 8th 2029 ayuu #MS siyaasada Puntland ka bixi doonaa oo doorasho #QofiyoCod ah #ReerPuntland doonan doonaaniin 💯✅🇸🇴
Trends for you
Most Popular Users

Elon Musk 
@elonmusk
240.9M followers

Barack Obama 
@barackobama
119.2M followers

Donald J. Trump 
@realdonaldtrump
111.8M followers

Cristiano Ronaldo 
@cristiano
111.4M followers

Narendra Modi 
@narendramodi
107M followers

Rihanna 
@rihanna
97.9M followers

NASA 
@nasa
92.2M followers

Justin Bieber 
@justinbieber
91.1M followers

KATY PERRY 
@katyperry
88.1M followers

Taylor Swift 
@taylorswift13
81.9M followers

Lady Gaga 
@ladygaga
73.5M followers

Virat Kohli 
@imvkohli
70.6M followers

Kim Kardashian 
@kimkardashian
70M followers

YouTube 
@youtube
68.7M followers

Bill Gates 
@billgates
64.1M followers

Neymar Jr 
@neymarjr
63.4M followers

The Ellen Show
@theellenshow
62.4M followers

CNN 
@cnn
61.9M followers

Selena Gomez 
@selenagomez
61.2M followers

X 
@x
60.8M followers



























