Top Tweets for #RAMADAAN
Akhrintii Magacyada Alle bisha #Ramadaan ma waxaa ka dambeysey
#ShadaadatuZuur شهادة الزور #Markhaati Been ah furid.
Markaan #Wahaabiga wax ka sheegayo waxan oo kale ayaan arkay. Waa dadka ugu Akhlaaqda xun marka ay Siyaasadda soo galaan inta ka horraysana #Diin ku gabada.

Hambalyo Guddoonka Golaha Wakiilada oo uu ugu horreeyo Dr. Cali Saciid Faqi iyo Madaxweynaha la doortay ee Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen). Alle ha idinku asturo xilka culus ee aad u dhaarateen.

“Ramadaanku marka uu dhammaado oo bisha Shawaal ay dhalato waxaa waajiba Sakaatul-Fidri, Nabigeenna ﷺ ayaana waajibiyay. Waxaana la bixinaaa inta aan salaada ciidda la soo dukan.”
Sheekh Cabdixayi Sheekh Aadan
#Ramadaan #Hormuud #GuulSoomaaliyeed
Waxaan ku jirnaa tobanka dambe ee bisha barakaysan ee Ramadaan, oo ay ku jirto habeenka Laylatul Qadriga oo ka khayr badan 83 sano iyo 4 bilood. Aan badinno cibaadada iyo ducada, Allena aan waydiisanno in uu na waafajiyo barakada Laylatul Qadriga.
#FarriintaJimcaha #Ramadaan #Hormuud #GuulSoomaaliyeed

Durban’s top halal restaurants welcome Ramadaan diners with over 15 hours of fasting, offering iftar experiences from R169 to R250 that unite families and friends.
#Ramadaan #Iftar #DurbanEats #HalalFood #FamilyMeals #SunsetFeast
Read on: https://t.co/1WAxjbwgsH

Whoever released this masterpiece in #Ramadaan , I m sending u alot of abuses #@###
Waiting for this one for so many years n now can't watch it in theatre
#TereNaamReRelease
#SalmanKhan𓃵
#
Maanta magaalada Muqdisho, #AUSSOM waxay afur gaar ah u samaysay madaxda sare ee dawladda Faderaalka ee Soomaaliya iyo hay'adaha ay wada shaqaynta leeyihiin, taasoo lagu maamuusaayay bisha barakaysan ee #Ramadaan.
Wakiilka Gaarka ah ee Gudoomiyaha Golaha Midowga Afrika ahna Masaxa #AUSSOM, Danjire Elxaaj Ibrahim Diene, ayaa soo dhaweeyay martida, wuxuuna xaqiijiyay sida ay AUSSOM uga go’an tahay inay taageerto dadaallada nabadeed ee Soomaaliya. Wuxuu ammaanay howlgalka Midowga Afrika iyo ciidamada Soomaaliya ee ku sugan jiidaha hore ee dagaalka, isagoo garwaaqsaday geesinimadooda iyo sida ay ugu hurayaan naftooda horumarka Soomaaliya.
Hogaanka Marti-sharafta Wasiirka Amniga Gudaha Soomaaliya, C/llaahi Sheekh Ismaaciil “Fartaag” (@Senfartaag) ayaa uga mahad-celiyay AUSSOM soo dhaweynta ay u fidisay madaxda, wuxuuna qiray sida ay uga qeyb-qaadatay soo celinta nabadda, isagoona xusay in Soomaaliya aysan iloobi doonin naf-hurnimada ay u muujiyeen soo kabashadadeeda.
Munaasabadda waxaa sidookale ka soo qeyb galay mas’uuliyiin ka tirsan DFS oo ay ka mid ahaayen La-taliyaha Amniga Qaranka Danjire Awes Hagi Yusuf Ahmed (@HagiAwesAhmed) iyo Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Caafimaadka, Dr. Maryama Maxamed Xuseen, Xoghayaha Guud ee Wasaaradda Gaashaandhigga, Mudane C/fitaax Cabdulqaadir Faarax, Xildhibaanno, wakiillo ka socday Qaramada Midoobay, Ergooyinka Diblomaasiyadeed, Saaxiibada Caalamka, iyo saraakiil AUSSOM oo isugu jiray Milatari, Boolis iyo Rayid.

🔷
A Christian is asking, what do you do during the month of #Ramadaan?
❓Question:
What do you do during the month of #fasting?.
▪️8 languages..
▫️نصراني يسأل ماذا تفعلون في شهر رمضان؟▫️
▫️ العربية Arabic:
https://t.co/uKEj4bBjvK
▫️ الإنجليزية English:
https://t.co/l1lwC0hL4w
▫️ الإسبانية Spanish:
Un cristiano pregunta: ¿qué hacen durante el mes del Ramadán?
https://t.co/COouQFHoCX
▫️ الفرنسية French:
Un chrétien demande ce que nous faisons pendant le mois de Ramadan?
https://t.co/Q8X2fFPBDZ
▫️ الإندونيسية Indonesian:
Seorang Nasrai Bertanya Apa Saja Yang Kalian Lakukan Pada Bulan Ramadhan?
https://t.co/080tcXec1O
▫️ البرتغالية Portuguese:
Um cristão pergunta, o que você faz durante o mês do Ramadan?
https://t.co/K4eqy8MTH2
▫️ الروسية Russian:
Христианин спрашивает, что мы делаем в месяц рамадан
https://t.co/MDYZItzi8y
▫️ الأردية Urdu:
ايك عيسائى كا سوال كہ تم رمضان ميں كيا كرتے ہو ؟
https://t.co/W3x0UtGtLV
🖋قنوات دليلك للدعوة:
🗃 https://t.co/TYkUiXOHyl
#سؤال_وجواب
▫️▫️▫️▫️▫️

#अल्लाह_की_यथार्थ_जानकारी
The giver of knowledge for the Bible and the Quran is the same.
- Bakhabar Sant Rampal Ji
Baakhabar Sant Rampal Ji
#Ramadaan #ALLAH @AlKabirIslamic
#INDvPAK

Taliyaha Qaybta 5-aad ee AUSSOM, G/Sare Oscar Hatungimana ayaa maanta booqday saldhigyada Guutooyinka Ciidanka Burundi ee ka hawlgala Gobolka Shabeellaha Dhexe si uu u qiimeeyo diyaargarowga hawlgallada inta lagu jiro bisha barakaysan ee #Ramadaan.
Wuxuu helay xog-warran amni, la kulmay ciidanka isagoo sidoo kale dib u eegis ku sameeyey hawlgallada socda ee ka dhanka ah Al-Shabaab. Taliyaha ayaa xoojiyay feejignaanta iyo xoojinta iskaashiga ciidanka ay la leeyihiin kuwa amniga Soomaaliyeed.
G/Sare Hatungimana ayaa ammaanay xirfadda ciidanka wuxuuna ugu baaqay inay adkeeyaan feejignaanta, anshaxa iyo ilaalinta shacabka muddada lagu jiro bisha soonqaad. #AUSSOMIyoQeybaheeda

Olahraga sore biar takjilnya nggak nyesel masuk perut doang. Burn kalori dulu, burn takjil kemudian 🔥#ramadaan
Welcome O Ramadaan, the month of mercy, blessings and forgiveness!
Sending peace and love to everyone around the world.
#zainbhikha #ramadaan
As the crescent moon rises, we welcome the blessed month of Ramadaan 🌙✨
Join us for the First Taraweeh and step into a month of reflection, prayer, and spiritual renewal.
#LotusFM #ShareTheExperience #Ramadaan

Ramadaan Kareem!
May Allah (SWT) accept our prayers, efforts and good deeds. Aameen.
Sending peace and love to everyone around the world❤️
#zainbhikha #ramadaan
Last Seen Hashtags on Sotwe
Most Popular Users

Elon Musk 
@elonmusk
240.2M followers

Barack Obama 
@barackobama
119.3M followers

Donald J. Trump 
@realdonaldtrump
111.6M followers

Cristiano Ronaldo 
@cristiano
109M followers

Narendra Modi 
@narendramodi
107M followers

Rihanna 
@rihanna
97.3M followers

NASA 
@nasa
92.1M followers

Justin Bieber 
@justinbieber
90.6M followers

KATY PERRY 
@katyperry
86.9M followers

Taylor Swift 
@taylorswift13
80.7M followers

Lady Gaga 
@ladygaga
72.2M followers

Kim Kardashian 
@kimkardashian
69.4M followers

YouTube 
@youtube
68.6M followers

Virat Kohli 
@imvkohli
68.6M followers

Bill Gates 
@billgates
63.4M followers

The Ellen Show
@theellenshow
62.5M followers

CNN 
@cnn
61.9M followers

Neymar Jr 
@neymarjr
61.2M followers

X 
@x
60.9M followers

Selena Gomez 
@selenagomez
59.9M followers




























