milateriga ๐ธ๐ด ay diyaar u yihiin in ay dhawaan ka howl galaan Hargeysa & Berbera, si ay u sugaan midnimadda & wadajirka JFS, sidda uu Al-Jazeera u sheegay Danjiraha Soomaaliya ee Midowga Afrika Cabdullaahi Warfaa oo intaas ku daray in Somaliland tahay qayb aan laga goyn karin ๐ธ๐ด.
โ๏ธ๐ฐ๐ฟ Wax cashar ah ma jiro galabta iyo caawa. Maalin joog ayaan ku maqanahay aniga, martiddaydda Australia ka timi iyo cidda na casuntay oo aan martidda u nahay oo isku duuban waxaan idin leenahay JIMCE WANAAGSAN ๐
Sadexdaan nin dagaalkooda dhuudhuumashoowga ah ma run baa mise siyaasado kale ayaa meesha ku jira ? Suโaasha is waydiista leh waa soomaalida kale ee wadanka la leh maka tashan doonaan danahooda, iyo aayatiinkooda mustaqbal mise dhuudhuumashoowgooda bay aayahooda ku lumin doonaan ? ๐คทโโ๏ธ @HassanSMohamud@HESharifShAhmed@HassanAKhaire
Lataliyaha Deni oo Degmadda Hargeysa ka qayb galay kala goynta dalka Soomaaliya. Deni wuxuu raadinayaa in uu fariisto kursiga Villa Wardhiigley sidaasna waa u dhaqmayaa.