Top Tweets for #RashkaProduction
Dr. Mohamed Osman @MohamedOsmanSom , symbolizing change, has impacted over 30 countries in 15 years, including advising Somalia’s President, embodying dedication and vision for a better future.” Yotube : https://t.co/iDSWwN0BVQ
Sing : Abdirashid M. Kalmoy
#RashkaProduction
Kaliya maalmo kooban ayaa ka dhiman Barjamijka hal-abuurka dhalinyarada Tone2.♥️
@Rashkproduction
#Nujuum_Muqdisho
#RashkaProduction🎙

Waxaa maanta xarunta nagusoo booqday @aljazeera Arabia, oo uu ugu horeeyo Wariye 📝Jaamac Nuur.
Waxay sheeko ka sameyeen qaabka aan u shaqeeyno iyo sida aan u garab qabano dadka leh hibada Faneed.🎙
#RashkaProduction hal abuur iyo tayo mideysan⭐️

JICMO MUBARAK🦋
Saaxibada aan jecelnahay ee halkan nagala socota waxaan idin leenahay meel walba aad dunida ka joogtaan waxaan idin rajeeyneena Jimco wanaagsan 🍃iyo in uu Alle maalin qurux badan idinkaga dhigo♥️
#RashkaProduction hal abuur iyo tayo mideysan⭐️

Heesta Qalin Jabinta MU-2020🎓
Youtube https://t.co/dzHWSis1Bv
Waxaa Jaamacadda muqdisho u diyaarinay hees Qalin jabin ah , Daawasho wacan!🥰
Qof kasta oo u baahan heeso nuucaan oo kale ah waana u sameeyneena.
#RashkaProduction🎙
Waxaa booqasho noogu yimid Gudoomiye kuxigeenka Maamulka & Maaliyada ee jaamacada (SIU) Mudane: Suhaib Elmi Dhuhulow Iyo Agaasimaha Howlahaguud Mudane: Nor Ali Abdullahi (Afgooye), kulanka iyo booqashadda wuxuu ku soo dhamaaaday si qurux badan.
#RashkaProduction

ma maqashaa codad badan oo shucaac ah? 🔊😲 Diyaar ayan u nahy in aan so afjarno codadka aan fasiixa aheeyn ee aad ku dhibantahay in ay dhagahaaga maqlaan🙉.
Shirkadaha , bahda warbaahinta , fananiinta & cid walba daneyneysa Soo dhawaada ayaa idin leenahay 🙏🏿
#RashkaProduction🎙

Waxaa maanta bilaabatay howl culus, waxaana qeeyb ka noqon doona howshan Macalin Kobac, Macalinka Bulshada🙏.
Naga suga barnamijyo cusub oo hal abuur iyo tayo mideeysan ay kujirto.
#RashkaProduction hal abuur iyo tayo mideysan⭐️

waxaan heyna codad Nadiiif ah voice overo🎙heer caalami oo kugu aqrin doona luqaadaha (Soomaali, Carabi iyo English) waxaan kuu duubeena scripts-yada ✅iyo qoralada Kala duwan xayesimaha✅ barnamijyada,✅ duubista shekoyinka IWM,✅ nagalsoo xiriir 0613884747.
#RashkaProduction

Waxaan maanta xarunta nagusoo booqday Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada Soomaaliya ( Villa Somali ) Mudane : Cabdirashiid Maxamed Xaashi @MrDuqa
Agaasime ku sodhawaw Rashka Production
#RashkaProduction🎙 Hal-abuur iyo Tayo Mideysan . ⭐️

Waxaan kashaqeenoona shaqo duubis call center, teamkeena Voice overs-ka ayaa duubaya sample ku saabsan shaqo taagan.
Waan kuu duubena adeeg walba oo laxiriira codad, waxaana kuu heeyna codad fasiix ah oo aad ku qanci doontid.
#RashkaProduction hal abuur iyo tayo mideysan⭐️
Waxaan ayaanta kashaqeeynoona diyaarinta muqaalo 🎥 iyo barnaamijyo cusub. Mar waliba Naga filo Hal-abuur iyo Tayo mideysan. ⭐️
#RashkaProduction 🎙



Barnaamjka Tone🎙
Qeybtii 1aad ee Tone ayaa nosoo gaba gaboowday, waxana dhawaan soo wadba wax cusub oo cajiib ah qeybta 2aad ee Tone, Muqaalo cusub iyo sidoo kale tayo hor leh. Nala socda.
#Tone #RashkaProduction - hal-abuur iyo tayo mideysan. ♥️

Waxaa nagusoo biiray Maxamad Raqiib oo ah camera man , iyo Director caalami ah oo u dhashay Yemen. Waxa uu qeyb ka noqon doona howlaha aan wadno ee la xiriira Fanka iyo guud ahaan horumarinta Media.
Waxaan leeynahay Maxamed kuso dhawaaw soomaaliya 🙏♥️
#RashkaProduction



Nalaso dhaweeya ( Sharmarke omar )Iyo muqaal cusub 😍 oo Tone ah. Youtube➡️ https://t.co/ZSdjxfCC31
Waxa uu inoo qaadi doona Hees Hindi ah oo lagu magacaabo
( main hoon hero tera ) Dhawaasho wacan 🥰
#RashkaProduction🎙#Tone
Last Seen Hashtags on Sotwe
FIFAWorldCup
Seen from Spain
ช่วยตัวเองน้ําแตก
Seen from Thailand
19年組入所3周年
Seen from United States
gebzetravesti
Seen from Turkey
elperroandaluzRTVE
Seen from United States
nolimit momson filter:native_video
Seen from Italy
baitnswitch
Seen from Germany
momson
Seen from Brazil
Churchill
Seen from Korea
متحررين_تبادل
Seen from Canada
Most Popular Users

Elon Musk 
@elonmusk
240.7M followers

Barack Obama 
@barackobama
119.2M followers

Donald J. Trump 
@realdonaldtrump
111.7M followers

Cristiano Ronaldo 
@cristiano
110.9M followers

Narendra Modi 
@narendramodi
107M followers

Rihanna 
@rihanna
97.7M followers

NASA 
@nasa
92.2M followers

Justin Bieber 
@justinbieber
91M followers

KATY PERRY 
@katyperry
87.8M followers

Taylor Swift 
@taylorswift13
81.7M followers

Lady Gaga 
@ladygaga
73.2M followers

Virat Kohli 
@imvkohli
70.2M followers

Kim Kardashian 
@kimkardashian
69.9M followers

YouTube 
@youtube
68.7M followers

Bill Gates 
@billgates
64M followers

Neymar Jr 
@neymarjr
62.9M followers

The Ellen Show
@theellenshow
62.4M followers

CNN 
@cnn
61.9M followers

Selena Gomez 
@selenagomez
60.9M followers

X 
@x
60.8M followers











